Home Blog Page 2999

Ururka Jaamacadda Carabta oo garab istaagay Dowlada Somalia

Arbaco jan-3 2024-{HMC} — Baarlamaanka Jaamacadda Carabta oo sheegay in si cad uu udiiddan yahay in faraha lalagalo arrimaha gudaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isagoo ku baaqay in la ilaaliyo wadajirka iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, iyadoo la ixtiraamayo daris wanaagga.

Bayaan kasoo baxay Baarlamaanka ayaa lagu yiri” baarlamaanka Jaamacadda Carabta waxa uu si cad uga soo horjeedaa in lagu xadgudbo Qaranimada iyo madax banaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaana Itoobiya ugu baaqaynaa in ay ilaaliso xeerarka caalamka kuna dhaqanto wada noolaashaha daris wanaagga, iyo ilaalinta qaranimadooda, waana in aanay faraha la galin arrimaha gudaha dalalka dariska la ah si gobolka xasiloonidiisa iyo amnigiisa loo xaqiijiyo”.

Bayaanka kasoo baxay baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa lagu sheegay in sidoo kale tahay madax banaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mid aan gorgortan laga gali karin oo qayb ka yahay amniga Qaranka Carabta, waxa ayna intaas sii raaciyeen in baarlamaanka Jaamacadda Carabta diyaar ula tahay dowladda Federaalka Soomaaliya garab Istaag buuxa si qaranimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya loo ilaaliyo.

Ololaha diblomaasiyadeed ee dawladda Soomaaliya wax ma ka baddali doonaa doonista Itoobiya?

Arbaco jan-3 2024-{HMC} —  Ka dib heshiiska isfahamka ee magalada Addis Ababa ay ku wada gareen dowladda Itoobiya iyo Jamuuriyadda iskeed ugu dhawaaqaday madax banaanida ee Somaliland, kaas oo dowladda Soomaaliya ay ku tilmaantay waxba kama jiraan, ayaa dowladda Soomaaliya waxaa ay billowday tallaabooyin diblamaasiyadeed oo dhan ka ah arrinta.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Masar Cabdulfitaax Al-Sisi oo ay ka wada hadleen xiriirka laba geesoodka ah ee u dhaxeeya labada dal iyo isbedellada gobolka ee u dambeeyay.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in labada mas’uul ay xaqiijiyeen “inay ka go’an tahay sare u qaadida xiriirka”, waxayna carrabka ku adkeeyeen muhiimadda ay leedahay in la mideeyo dadaallada lagu wajahayo caqabadaha la wadaago ee gobolka.

Madaxweynaha Masar, Cabdulfataax Al-Sisi, ayaa ballan qaaday inuu taageerayo Soomaaliya, xilli uu jiro khilaaf kala dhexeeya Itoobiya oo ku saabsan heshiis dhinaca badda ah oo ay la gashay Somaliland.

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale khadka telefoonka kula hadlay Amiirka dalka Qatar Tamim bin Hamad Al Thani oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo kan gobolka ee danaha labada dal iyo iskaashiga dhow ee labada dal ka dhaxeeya, sida ay sheegtay madaxtooyada Soomaaliya.

Sidoo kale aqalka madaxtooyada ee magaalada Nairobi, waxaa wad-hadal ku yeeshay wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) iyo Madaxweynaha Kenya.

“Kenya waxaa ka go’an in ay sare u qaaddo iskaashiga ay la leedahay Soomaaliya ee ku saabsan danaha labada dal, Hadafkayagu waa balaadhinta ganacsiga, xaqiijinta xasiloonida iyo barwaaqada Bariga Afrika” ayaa lagu yiri qoraal lagu daabacay bogga Madaxtooyada Kenya .

Wada hadalka dhanka khadka taleefanka ah ayaa ku soo beegmay xilli xiisadda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Itoobiya ay cirka isku sii shareertay ka dib markii Itoobiya iyo Somaliland ay kala saxiixdeen heshiis dhinaca badda ah oo dowladda Federaalka Soomaaliya ay waxba kama jiraan ku tilmaantay.

Diblomaasiyadda iyo xaaladda taagan

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa billowday dadaallo diblomaasiyadeed oo ay garab ugu raadinayso inay uga hor tagto doonista badda Itoobiya.

Wasiirka hore ee qorshaynta Soomaaliya Cabdiraxmaan Caynte, sidoo kalana ka faallooda arrimaha siyaasadda ayaa qaba in dadaalka diblomaasiyadeed ee dowladda Soomaaliya ay billowday uu ahaa mid la filayay balse aan laga sugi karin rajo badano o ku saabsan in arrinta uu hor istago.

“Aduunka maanta aan ku nool nahay wax badan ayaa iska badelay marka anigu ma qabo in codadka ka imaanaya dalalka kale ay wax badan arrinta ka badali karaan, balse taas badelkeeda tallaabooyinka dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay qaadaan ayaa noqon doona kuwa dhabta ah “ ayuu yiri Cabdiraxmaan Caynte oo BBC-da u warmay.

Axmed Faarax Iidle oo ah khabiir xariirka caalamiga ah iyo diblomaasiyada ayaa dhankiisa qaba aragti aan ka fogeeyna midda Cabdiraxmaan Caynte waxaana uu sheegay dadaallada diblomaasiyadeed ee dowladda Soomaaliya ee caalmka aysan wax badan ka baddeli doonin heshiiska labada dhinac.

“Tallaabooyinka ay qaadday dowladda Soomaaliya ee ay arrintaan uga hor tagayso waxaa ay ahyed mid la sugayay waana suurtagal in ay wax badasho.

“Sida uu qabo xeerarka caalamiga ah waa in Itoobiya ay ka joogto arrinta, balse haddii aysan Itoobiya danteeda ka arkin waxba iskama baddali doono go’aanka cida kasta oo Soomaaliya ay xariir la sameeyso” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Axmed Faarax iidle.

Axmed Faarax iidle waxaa uu sheegay heshiiska uu yahay mid horey loo filayay oo xataa “Mareykanka gadaal ka riixayay balse arrinta dowladda Soomaaliya ay ka xumaatay ay tahay in Itoobiya ay ku badasho aqoonsiga Soomaliland”.

“Dowladda Soomaaliya ayay ahayd tii Itoobiya u saxiixaday in dakadaha Soomaaliya ay maalgashato xilligii Farmaajo wax colaad ahna kama imaan, marka waxaa muuqata in dowladda Soomaaliya aysan diiddnayn in Itoobiya saldhig la siiyo, laakin ay diiddan tahay in Somaliland ay la macaamisho”.

Saameeynta ka dhallan karta arrinta mustaqabalka

Xeel dheeayaasha ka faallooda arrimaha siyaasaddda ayaa rumeeysan in heshiiska uu sameeyn ku yeelna doona xasiloonida gobolka .

Cabdiraxmaan Caynte waxaa uu BBC-da u sheegay in hadii aan xal laga garin khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya ay suurgal tahay in gobolka oo dhan uu saameeyn ku yeesho.

“Wax badan ayaa dhici kara oo xataa dagaal uu ka mid yahay” ayuu yiri Caynte.

Inkastoo uusan jirin xiriir weyn oo dhanka ganacsiga ah oo u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya hadda Axmed Faarax iidle waxaa uu qabaa in xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal uu istaagi doono.

Marka laga yimaado aqoonsiga dowladda Itoobiya u ballan qaaday Somaliland haddana Somaliland ayuu sheegay in laga yaabo in khatar dhanka amniga ah heshiiska uu ku keeno maadaama Itoobiya oo ah dal ka awoodda badan ay saldhig siinayso ayada oo uusan jirin waddan kale oo “ka celin kara hadii ay ku xadgudubto”.

“In Soomaliland ay saldhig Milatiri siiso dowladda Itoobiya ayada oo aqoonsi ku beddelanaysa dhan guul ayay u tahay, dhan kale halis ayay ku tahay, waayo ma haysato dal kale oo ka celiya haddii ay ku xadgudubto sida Jabuuti oo kale oo dalal badan siisay saldhiyo” ayuu yir Axmed Faarax iidle .

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {3.1.2024}

Arbaco january -3-2024-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ;Abdirahmaan Mo,alim Muse Osman

Farsamadii :Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

 

Itoobiya oo difaacday is-afgaradka Somaliland, iyo IGAD oo war soo saartay

Arbaco jan-3 2024-{HMC} — Dowladda Itoobiya ayaa difaacday is-afgaradka ay la gaadhay Somaliland, kaasi oo Somaliland ay ku sheegtay inay marin-badeed 20 km ah kaga kiraynayso Itoobiya muddo 50 sano ah, halka Itoobiya ay Somailand u fidinayso aqoonsi, sida uu sheegay madaxwyenaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Cabdi.

Dawladda Soomaaliya ayaa is-afgaradka ku tilmaantay mid xadgudub ku ah qarannimada iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya, waxaana Soomaaliya ay u yeeratay safiirkeedii Itoobiya.

La-taliyaha amniga qaranka ee Ra’iisul Wasaaraha Itaoobiya Redwan Xuseen ayaa ku sheegay bartiisa X in in is-afgaradku yahay “tallaabo loo qaaday jihada saxda ah.”

Waxa uu sheegay in dawladda federaalka Itoobiya is-afgaradka ay la gaadhay Somaliland uu u gogolxaarayo inay Itoobiya hesho saldhig milatari oo ay ka kiraysato Somaliland.

Sidoo kale, waxaa is-afgaradka difaacay Wasiirka Arirmaha Dibedda ee Somaliland Dr Ciise Kayd Maxamuud ayaa sheegay in is-afaragadku uu dhigayo in Somaliland ay aqoosni ka hesho Itoobiya. Wasiirka ayaa ku eedeeyey dowladda Soomaaliya inay kasoo horjeedo horumarka Somaliland.

Dhinaca kalena, urur-goboleedka IGAD ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay maanta in xoghayaha guud ee ururkaasi Workneh Gebeyehu inuu aad uga walaacsan yahay wararka kasoo kordhay xiriirka Soomaaliya Itoobiya, waxaana uu ugu baaqay labada waddan inay xaaladda ku xalliyana si nabad ah oo ay is-afgarad leh.

Dawladda Soomaaliya ayaa goor dhowayd soo saartay war ay kaga jawaabayso hadalka kasoo baxay xoghayaha guud ee ururka IGAD oo ay ku tilmaantay mid dhinac u janjeera.

Dawladda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeedka ay soo saartay ugu baaqay Gebeyehu inuu raalli ka bixiyo warka kasoo baxay oo ay ku eedaysay inuu u janjeero dhinaca Itoobiya, islamarkaana uu ka la laabto.

Soomaaliya oo diiday war-saxaafadeed ay IGAD kasoo saartay xiriirka Itoobiya

Arbaco jan-3 2024-{HMC} MUQDISHO — Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan ku qanacsanayn kana xumaatay war-saxaafadeed kaasoo baxay maanta Xoghayaha Guud ee urur goboleedka IGAD Dr Workneh Gebeyehu, kaasi oo ugu baaqayey Soomaaliya iyo Itoobiya inay ka wada shaqeeyaan sidii si nabad iyo saaxiibtinnimo ah ugu dhammayn lahaayeen xaaladda kasoo cusboonaatay is-afgaradkii ay gaareen Itoobiya iyo Somaliland.

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in mowqifkaasi uu ka hooseeyo kii ay filanaysay, oo ahaa in la cambaareeyo xadgudubka Itoobiya ee qarannimada iyo madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya.

Dawladda Soomaaliya ayaahadalka xoghayaha guud ee ururka IGAD ku tilmaantay mid dhinac u janjeera.

Dawladda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ugu baaqday Gebeyehu inuu raali-gelin ka bixiyo warka kasoo baxay, islamarkaana uu ka laabto.

Warkan kasoo baxay IGAD ayaa Workneh Gebeyehu uu ku sheegay inuu aad uga walaacsan yahay wararka kasoo kordhay xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya, waxaana uu sheegay inuu ururku uu la soconayo.

Dhinaca kalena, Golaha Wasiirrada ee Somaliland aya kadib shir ay yeesheen maanta ku taageeray is-afgaradka ay magaalada Addis Ababa 1-dii bishan Janaayo ku gaareen Dawladda Federalka Itoobiya iyo Somaliland.

Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa ku eedeeyey Dawladda Soomaaliya in go’aanka ay ka qaateen is-afgaradkaasi uu ka horimanayo heshiisyadii ay horey u gaareen Soomaaliya iyo Somaliland.

Dawladda Soomaaliya ayaa is-afgaradka ku tilmaantay mid xadgudub ku ah qarannimada iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya, waxaana Soomaaliya ay u yeeratay safiirkeedii Itoobiya.

Dhinaca kalena, dawladda Itoobiya ayaa difaacday is-afgaradka ay la gaadhay Somaliland. War-saxaafadeed kasoo baxay dawladda Itoobiya maanta ayey Itoobiya ku sheegtay in is-afagradka ay la gaadhay Somaliland aanay jirin xeerar uu jebinayo.

Sidoo kale La-taliyaha amniga qaranka ee Ra’iisul Wasaaraha Itaoobiya Redwan Xuseen ayaa ku sheegay bartiisa X oo horey loo oran jiray twitter in is-afgaradku yahay “tallaabo loo qaaday jihada saxda ah.”

Waxa uu sheegay in dawladda federaalka Itoobiya is-afgaradka ay la gaadhay Somaliland uu u gogol xaarayo inay Itoobiya hesho saldhig milatari oo ay ka kiraysato Somaliland.

Sidoo kale, waxaa is-afgaradka difaacay Wasiirka Arirmaha Dibedda ee Somaliland Dr Ciise Kayd Maxamuud ayaa sheegay in is-afaragadku uu dhigayo in Somaliland ay aqoosni ka hesho Itoobiya. Wasiirka ayaa ku eedeeyey Dawladda Soomaaliya inay kasoo horjeedo horumarka Somaliland.

ATMIS trains Somali police on community policing

0

Mogadishu, 3 January 2024 {HMC}– Officers in the Somali Police Force (SPF) on Tuesday successfully completed training on how to tackle violent extremism and acts of terrorism in communities.

The Training of Trainers course is part of a series of initiatives organized by the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Police Component to enhance knowledge, skills, and improve the attitude of SPF with regard to community policing.

“I want you to use these skills as a yardstick when you go out to fight Al-Shabaab militants and other criminals because community policing is all about inclusivity, cohesion, and working together to combat crime,” said ATMIS Police Commissioner, CP Hillary Sao Kanu at the close of the training held at General Kahiye Police Academy in Mogadishu.

CP Kanu reassured the SPF of ATMIS’s commitment to support the enhancement of police capabilities to enable them assume security responsibilities ahead of the AU Mission’s exit from Somalia in December this year.

The Deputy Police Commissioner of the Somali Police Force, General Osman Abdullahi Mohammed, commended ATMIS for its support in bolstering the police force’s capabilities.

He stated that the training would contribute towards improved efficiency of policing services.

“The training will help improve efficiency of police services in the community as well as bolster cooperation between the police and community,” said the Deputy Police Commissioner.

ATMIS Police Training and Development Coordinator ACP Samuel Asiedu Okanta highlighted the significance of community policing in complementing traditional methods such as patrols and guard duties in preventing violent crime.

“We believe that community policing if well implemented will help reduce radicalism and prevent acts of terrorism because persons involved in violent extremism activities are in the communities,” ACP Okanta said.

During the training, the participants were taken through the role of police and media in community policing, legal framework of policing in Somalia, community safety volunteers (CSVs) and introduction to intelligence gathering among others.

“These trainings will make SPF more professional and capable of handling security responsibilities in a collaborative and proactive approach with the community,” noted Captain Kali Ahmed Adan, SPF Director of Community Policing.

One of the participants, Chief Inspector SPF Sabirina Dahir, thanked ATMIS for organizing the workshop and pledged to work diligently to ensure the security of her community against terrorist threats.

“A safer and rejuvenated Somalia will eventually be realized. Somalia will reform, and prosper again,” said Dahir, a Bachelor of Nursing Degree holder from Daaru Salaam University in Somalia.

ATMIS Police component is mandated to train and mentor SPF to enable them assume security responsibilities once ATMIS exits Somalia at the end of December 2024.

Since last year, ATMIS police has successfully trained 1,101 SPF officers across the Federal Member States including 193 female officers.

{DAAWO SAWIRADA} Ciidanka dowladda iyo kuwa Deegaanka oo goordhow la wareegay Magaalada Caad.

Arbaco jan-3 2024-{HMC} Ciidamada difaaca Shacabka (Macawisley) ayaa gudaha u galay Magaalada Istaraatiijiga ah ee Caad oo dhacda Koofurta gobolka Mudug kana mid ah goobihii ugu dambeeyey ee Al shabaab ka joogtay Koofurta Mudug.

Howlgalka waxaa horkacayay Guddoomiye ku xigeenada Xarardheere iyo Ceelhuur iyo masuuliyiin kale waxaana gebi ahaanba Caad iyo nawaaxigeeda iskaga cararay Maleyshiyaadkii Al shabaab ee muddaba ku dhibaateynayay Shacabka.

Dowladda Itoobiya oo si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay aqoonsanayso Soomaaliland

0

Arbaco jan-3 2024-{HMC} Dowlada Itoobiya ayaa markii ugu horaysay xaqiijisay warka aqoonsiga Somaliland, sida lagu baahiyay bogga BBC Nesws Ahmaric.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Mesganu Arga ayaa sheegay in dowladiisu ay Somaliland siinayso aqoonsi buuxa, oo aqoonsigu uu yahay mid kamid ah qodobada ay labada dhinac isla qaateen.

Arga ayaa sheegay in talaabada kowaad ee ay Itoobiya qaadaysa ay tahay aqoonsiga Somaliland, si ay u hesho bad ay isticmaasho, hadalka wasiirka ayaa sii xoojinaya hadalkii Madaxweyne Muuse Biixi ee aqoonsiga Itoobiya.

Dowlada Soomaaliya ayaa dhankeeda si wayn uga soo horjeedsatay heshiiska Somaliland iyo Itoobiya, iyada oo u yeedhay safiirkeedii Addis Abbaba, dhanka kale Midowga Yurub ayaa cambaareeyay heshiiska.

Somaliland ayaa dhankeeda sheegtay in heshiiska la dhamaystirayo, oo anay dowlada Soomaaliya wax shaqo ah ku lahayn.

Egypt ‘stands by Somalia’ amid row with Ethiopia

0


Wednesday January 3, 2024

Egypt’s President Abdul Fattah al-Sisi has pledged support for Somalia amid a row with Ethiopia over a sea access deal with Somaliland.

Ethiopia on Monday signed a deal to utilise one of the seaports of Somaliland, drawing criticism from Somalia.

Somalia, which considers Somaliland part of its territory, has condemned the deal,terming it an act of “aggression” and a violation of its sovereignty.

Somaliland seceded from Somalia in 1991 but is not internationally recognised as an independent state.

In a phone call with Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud, Mr Sisi pledged “Egypt’s firm position to stand by Somalia and support its security and stability”, Mr Sisi’s spokesman Ahmed Famy said on Tuesday, adding that the two leaders also discussed “regional developments” and bilateral relations.

President Mohamud also spoke by phone with the Emir of Qatar Tamim bin Hamad on bilateral and regional relations of mutual interest, the Somalia presidency said.

The European Union bloc has criticised the deal, urging for respect for Somalia’s “unity, sovereignty and territorial integrity”.

“This is key for the peace and stability of the entire Horn of Africa region,” the EU said in a statement.

Somalia vows to defend sovereignty after Ethiopia-Somaliland deal

0


Faisal Ali and agencies
Wednesday January 3, 2024

Somalia has promised to defend its territory by “any legal means” and recalled its ambassador to Ethiopia after Addis Ababa struck a deal with the breakaway region of Somaliland.

Mogadishu called the surprise pact, which would give landlocked Ethiopia long-sought access to the Gulf of Aden, a “clear violation” of its sovereignty and appealed to the international community to stand by its side.

The government said it was appealing to the UN, African Union, the Arab League and a regional east African grouping, the Intergovernmental Authority on Development, among others “to stand with the right for Somalia to defend its sovereignty and force Ethiopia to adhere to international laws”.

The deal was announced late on Monday in Addis Ababa, only days after Somalia’s central government agreed to resume dialogue with the separatist northern region after years of stalemate.

Somaliland has been seeking full statehood since claiming independence from Somalia in 1991, a move fiercely opposed by Mogadishu and not recognised internationally.

The memorandum of understanding signed by the Ethiopian prime minister, Abiy Ahmed, and the Somaliland leader, Muse Bihi Abdi, would give Ethiopia access to the port of Berbera and a military base.

It is unclear exactly what Somaliland would get in return. Bihi had said the agreement involved international recognition, but a statement published on the Ethiopian prime minister’s X account made no mention of recognition, only committing to “advance mutual interests through cooperation on the basis of reciprocity”.

Ethiopian officials have yet to confirm the full details of the agreement.

In Somaliland, Ali Hassan Mohamed, the information minister, hailed the deal as a “gamechanger”.

But it sparked fury in Somalia and, in a rare display of unity among the political elite, condemnation from several former leaders.

“Somaliland is part of Somalia under the Somali constitution, so Somalia finds this step to be a clear violation against its sovereignty and unity,” the Somali cabinet said on Tuesday.

The agreement was “null and void with no legal basis and Somalia will not accept it”, it added. “In response to this, the Somali government has recalled its ambassador in Ethiopia for consultation.”

In an address to the country, Hamza Abdi Barre, the prime minister of Somalia, called for people to stay calm.

“I want to assure you that we are committed to defending the country, we will not allow an inch of land, sea and skies to be violated,” he said. “We will defend our land with any legal means possible … We must unite and forget about our differences to defend our land, integrity and sovereignty.”

The speaker of Somalia’s upper house, Abdi Hashi, a veteran MP from Somaliland who has long had a seat in Somalia’s parliament, said: “The sea of ​​Somalia is not an animal that anyone can bring to the market.”

Omar Sharmarke, a former prime minister, described the agreement as a “provocation” by Ethiopia, and Mohamed Farmaajo, a former president, called it “a “serious concern for Somalia”.

The deal comes months after Abiy said his country, Africa’s second most populous, would assert its right to access the sea, sparking concerns among its neighbours.

Ethiopia was cut off from the coast after Eritrea seceded and declared independence in 1993 after a three-decade war.

Addis Ababa had maintained access to a port in Eritrea until the two countries went to war in 1998-2000, and since then Ethiopia funnelled most of its trade through Djibouti.

Ethiopia’s economy has been constrained by its lack of access to a the Red Sea, a narrow strip of water between Africa and the Arabian peninsula. On the southern coast of the Gulf of Aden, the port of Berbera offers an African base at the gateway to the Red Sea and further north to the Suez canal.

Somaliland, a former British protectorate with 4.5 million people, prints its own currency, issues its own passports and elects its own government.

Although Somaliland has often been seen as a beacon of stability in the chaotic Horn of Africa, its quest for statehood has gone unrecognised internationally, leaving it poor and isolated.

Its challenges were brought into sharp focus last summer, when pro-unionist communities in the autonomous region’s east captured a regional capital and declared a separate administration affiliated with the federal government of Somalia.