Home Blog Page 3000

Somalia demands IGAD apology over statement on Somalia-Ethiopia diplomatic row

0

Wednesday jan-3 2024-{HMC}  The Federal Government of Somalia expresses deep dissatisfaction and disappointment with the recent statement made by the Executive Secretary of IGAD regarding the relations between the Federal Republic of Somalia and Federal Democratic Republic of Ethiopia.

 

The statement unfortunately falls short of condemning the Ethiopian Government of violating the sovereignty and territorial integrity of Somalia contrary to the fundamental principles of UN, AU, IGAD and other international laws.

 

The Federal Government of Somalia disagrees with the content of the statement issued by the Executive Secretary and consider it to be in favor of the Ethiopian Government. The Federal Government of Somalia calls upon Executive Secretary to immediately apologize, withdraw the statement and take the appropriate action.

 

The Federal Government of Somalia understands the importance of regional stability and cooperation and has always been an active participant in efforts to promote peace and integration within the IGAD region.

{DAAWO MUUQAALKA} Ciidanka dowladda oo goordhow la wareegay Magaalada Caad.

0

Arbaco jan-3 2024-{HMC} Ciidanka dowladda oo goordhow la wareegay Magaalada Caad.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Ifraah Axmed Itoobiya waa 120 milyan, haweynka Soomaaliyeed raggooda ha u ogolaadaan inay afar afar

0

Arbaco jan-3 2024-{HMC} Ifraah Axmed Itoobiya waa 120 milyan, haweynka Soomaaliyeed raggooda ha u ogolaadaan inay afar afar

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Go’aan Adag Oo ka Soo Baxay Shir Aan Caadi Ahayn Oo Ay Yeesheen Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Soma

0

Arbaco jan-3 2024-{HMC} Go’aan Adag Oo ka Soo Baxay Shir Aan Caadi Ahayn Oo Ay Yeesheen Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Soma

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Qoys dhibaato xoogan ay ka soo gaartay dab ka kacay gurigooda oo Deeq lacageed Lagaarsiiyay.

0

Arbaco jan-3 2024-{HMC} Qoys dhibaato xoogan ay ka soo gaartay dab ka kacay gurigooda oo Deeq lacageed Lagaarsiiyay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO SAWIRADA} Dowladda Soomaaliya oo Shir deg deg ah isugu yeertay Danjirayaasha Beesha Caalamka ee joogo Muqdisho.

0

Arbaco jan-3 2024-{HMC} Wasaaradda Arrimaha Dibedda Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo maanta Shir deg deg ah isagu yeertay Danjirayaasha Beesha Caalamka u joogo Soomaaliya ayaa warbixin ka siisay Xaaladda Go’aanka Soomaaliya ee ku wajahan Xadgudubka Itoobiya ee madaxbanaanida dhuleed ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya.

Siihaayaha Xilka Wasiirka Arrimaha Dibedda Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cali Balcad ayaa Warbaahinta u sheegay in shirka oo muhiim ahaa uu ku saabsanaa in Danjireyaasha caalamka dowladdu garsiiso go’aankeeda ku aaddan talaabada xadgudubka ah ee ay qaadday Xukuumadda Addis Ababa.

 

Shirkan ay iskugu yeertay Dowladda Federaalka Soomaaliya Danjirayaasha Soomaaliya Joogo ayaa waxa uu ku so beegmayaa Xili Dhawaan Dowlada Itoobiya ay Soomaaliland ka saxiixatay in la siiyo qeyb kamid ah Badda Soomaaliya.

 

Dowladda Soomaaliya oo si adag uga soo horjeesatay hadalkii kasoo yeeray Urur goboleedka IGAD

0

Arbaco jan-3 2024-{HMC} Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si adag uga soo horjeesatay hadalkii maanta kasoo yeeray Xoghayaha fulinta Urur goboleedka IGAD, iyadoo u aragta mid u xaglinaya dowladda Ethiopia.

War qoraal ah oo ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha dibadda JFS ayaa lagu yiri” Waxaan ugu baaqaynaa Xoghayaha Fulinta IGAD inuu si degdeg ah raaligelin uga bixiyo hadalkaas, uuna ka qaado talaabada ku habboon.

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn

0

Arbaco jan-3 2024-{HMC} Wararka ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} Tiradda caruurta cudurka shuban biyoodka ugu yeeriyootay Magaalada Baladweyne oo la shaaciyay.

Talaado jan-2-2024-{HMC} Tiradda caruurta cudurka shuban biyoodka ugu yeeriyootay Magaalada Baladweyne oo la shaaciyay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

Urur Goboleedka IGAD oo War ka so Saaray Qilaafka Cusub ee Soomaaliya iyo Itoobiya

0

Arbaco jan-3 2024-{HMC} Xoghayaha fulinta ee urur goboleedka IGAD Dr. Workneh Gebeyehu ayaa walaac xoogan ka muujiyay isbedeladii ugu dambeeyay ee ku yimid xiriirka u dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowladda federaalka Itoobiya IGAD waxay si hagar la’aan ah ula socotaa xaaladda waxayna aqoonsan tahay saamaynta ka dhalan karta ee xasilloonida gobolka.

Marka la eego duruufaha jira, Xoghayaha Fulintu waxa uu u soo jeedinayaa madaxda IGAD in gacanta ka gaystaan xal u helida arrinta wuxuuna ka codsaday labada waddan ee walaalaha ah in ay iska kaashadaan sidii xaaladda nabad iyo isafgarad lagu xallin lahaa, iyadoo la ilaalinayo qiyamka la wadaago ee mideeya IGAD.

 

IGAD waxay weli ku adkaysanaysaa sida ay uga go’an tahay horumarinta nabadda, xasilloonida, iskaashiga, iyo is-dhexgalka gobolka.