isniin-December-18-2023-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ; Abdimaajid Abdiraxmaan Aadan
Farsamadii : Cabdimajiid Aweeys isaaq
isniin-December-18-2023-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ; Abdimaajid Abdiraxmaan Aadan
Farsamadii : Cabdimajiid Aweeys isaaq
Isniin-December-18-2023-{HMC} Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgalo amaanka lagu xaqiijinayo ka sameeyay deegaano ka tirsan gobalka shabeelaha Hoose.
Ururka 143Aad Guutada 14 October ee Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgalo Bulshada looga wacyigelinayo ficilada guracan ee al shabaab ka sameeyay deegaanka Sabiid&Canoole iyo Tuulooyinka Hoostaga, si looga hortago dhagarta cadowga.
Taliyaha Ururka 143Aad Guutada 14 October ee Ciidanka xoogga dalka Gaashaanle Axmed Xasan Siyaad oo Goob Fakaare ah kula hadlay Boqolaal Shacab ayaa uga digay in aysan la shaqeyn Al shabaab ,oo ay Ciidanka usoo gudbiyaan xogta Nabadiidka si looga hortago dhagarta ay maleegayaan.
Gaashaanle Axmed Xasan Siyaad ayaa sidoo kale sheegay in Ciidanka Xoogga dalka ay habeen iyo maalin ay diyaar u yihiin badbaadinta Nafta iyo hantida shacabka Soomaaliyeed.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Fariisimaha ku leh Degaanka Sabiid&Canoole ayaa lagu Amaanay Kaalinta wanaagsan ay kaga Qeyb qaateen Badbaadinta Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Gobolka Shabellaha Hoose.

Isniin-December-18-2023-{HMC} Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaardhow soo gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed.
Guddoomiyaha waxaa garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, Xildhibaano, Wasiiro ka tirsan Maamulka iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe inta uu ku suganyahay magaalada Baydhabo waxaa uu kulamo la qaadan doona madaxda maamulka, iyo bulshada si uu ugu dhiirageliyo dagaalka lagula jiro Khawaariijta sidoo kale waxaa uu indha-indheyn ku samey doonaa xaaladaha guud ee deegaanka.

Axad-December-17-2023-{HMC} SSC Maanta waxay joogtaa meeshii ugu wanaagsaned Garaadka waxaan u sheegayaa in aan isku filnaanay.
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA
Isniin, December 18, 2023 {HMC}Dadka ku dhaqan Degmada Ceel-barde ee Gobolka Bakool ayaa Dhistay Golaha deegaanka ee Degmada,
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA
Monday-December-18-2023-{HMC} Kenya and the European Union have signed an agreement that seeks to enhance economic collaboration.
President William Samoei Ruto said the Kenya-European Union Economic Partnership Agreement will boost trade between the two parties.
Kenya will now enjoy duty and quota-free access to the European market when the agreement is ratified by the European Parliament.
He said access to the 16 trillion euro market, with a total of 27 countries, will stimulate the growth of manufacturing, value addition and entrepreneurship in the country.
This, he explained, will fast-track the realization of the country’s Bottom-Up Economic Transformation Agenda by expanding opportunities and increasing earnings.
“At the core of this arrangement is our aspiration to put real money into the pockets of ordinary people,” he said.
Adding: “Today, therefore, is a great day for the hardworking hustlers who often make their contribution to job creation, innovation and value addition through the micro-small and medium enterprises and small businesses.”
President Ruto and EU Commission President Ursula von der Leyden witnessed the signing of the Agreement at State House, Nairobi.
The Head of State also said the agreement “opens the door for East African Community partners” to sign similar agreements with the European Union.
The signing of the agreement, he added, is a signal to the world that Kenya is ready to manufacture and export high-value premium products.
He noted that the agreement will attract investments into innovation, capacity development and value addition, among other sectors.
“I trust that this ceremony will inaugurate the arrival of investment in other manufacturing areas, including chemicals, pharmaceuticals, medical supplies and equipment.”
The President said the government will put in place robust measures to ensure the country’s products meet the European standards.
The government is building 500 fresh produce markets and 47 county aggregation and industrial parks with cold rooms to preserve perishable agricultural products like vegetables and avocados and improve their quality so as to achieve the highest quality.
President Leyden said the agreement will strengthen Kenya’s export capacity and create jobs for the people.
“This agreement is fair and sustainable because it takes into account your need to open your market gradually,” she added.
She said Europe will provide the necessary agricultural machinery to boost Kenya’s production capacity.
Deputy President Rigathi Gachagua, Prime Cabinet Secretary Musalia Mudavadi, Spain Secretary of State for Trade Xiana Margarida Mendez Bertolo, EU Ambassador Henriette Geiger, Cabinet Secretaries, Governors, among others, were present.

Isniin, December 18, 2023 {HMC}Muxuu ka billowday Dagaalka sanadaha badan socda ee u dhaxeeya AS iyo Ahlu-sunna?
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA
Axad-December-17-2023-{HMC} Ciidamada Ammaanka oo Muqdisho ku xiray gabar caan ka ah baraha bulshada
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUQAALKA
Isniin-December-18-2023-{HMC} Dowladda Kenya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi dhaqaale oo weyn (EPA) kaas oo dammaanad qaadi doona in waddanka ku yaalla Bariga Afrika uu canshuur la’aan iyo gelitaanka aan xadidneyn ee badeecadaha la soo xulay uu gaarsiiyo Midowga Yurub, oo ah suuqa ugu weyn ee dhoofinta.
Madaxweynaha Kenya William Ruto iyo madaxa guddiga Midowga Yurub Ursula Von Der Leyen ayaa ku sugnaa xaflad lagu saxiixayay magaalada Nairobi.
“Udub-dhexaadka heshiiskan ayaa ah rabitaankayaga inaan lacag dhab ah gelinno jeebabka dadka caadiga ah: beeralayda, xirfadleyda iyo haweenka, farsamayaqaannada, gaadiidleyda iyo noocyada kale duwan ee shaqaale ee ka qaybqaata wax soo saarka, gaadiidka isaga iyo gaarsiinta halka u dambeeya macaamiisha alaabaha kala duwan ee ay khusayso saxiixa heshiiskan,” ayuu yiri madaxweyne Ruto.
Kenya waxaa looga baahan yahay in ay ka jawaabto iyada oo si tartiib tartiib ah suuqeeda u fureysa wax soo saarka Midowga Yurub.
Midowga Yurub waa halka ugu horraysa ee dhoofinta Kenya iyo la-hawlgalayaasha labaad ee ugu weyn ganacsiga, wadarta guud kaas oo dhan $3.6 bilyan ee ganacsiga 2022 – koror 27% ah marka loo eego 2018.
Labada baarlamaan ee EU iyo Kenya waa inay ansixiyaan heshiiska si uu u dhaqan galo.
EPA ayaa markii hore loogu talagalay xubnaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) laakiin dhammaan dalalka ku jira ururka gobolka, ayaa heshiiska ka baxay 2014-kii
Xigasho BBC
Isniin-December-18-2023-{HMC} Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku xiray gabar dhallinyaro ah oo caan ka ah baraha bulshada, taa oo la sheegay in ay faafineysay muuqaalo anshax-xumo ah.
Gabadhan ciidamada ammaanka xireen oo lagu magacaabo Bishaaro Balaayo ayaa ku caan baxday muuqaalalada anshax-xumada ah ay ku faafiso barta Tiktok , waxa ayna maalmihii lasoo dhaafay baahineysay muuqaalo bulshada ka carroodeen.
Sida aan wararka ku helnay ciidamada ammaanka ayaa gabadhan ka xiray goob ay ku sugneed, kaddib cabasho kasoo yeertay bulshada oo ku baaqayay in la xiro gabadhan iyo kuwa kale ee dhaqan-xumada faafiya.
Dhallinyarada baraha bulshada isticmaala gaar ahaan Tiktok ayaa mararka qaar faafiya muuqaalo anshax-xumo ah oo kasoo horjeeda diinteena suuban iyo dhaqanka Soomaalida, waxa ayna muuqaladan noqdeen kuwa sawir xun ka bixiya sharafta dadka Soomaaliyeed.