Home Blog Page 3052

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn{ 18 12 2023}

isniin-December-18-2023-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ; Abdi Ahmed Husseen iyo Iqro Abdullahi Osmaan

Farsamadii :Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA Duhurnimo

Wasiirkii arrimaha dibadda dowladda Soomaaliya Abshir Haruuse oo iska casilay xilkiisii

0

Isniin-December-18-2023-{HMC}  Wasiirka arrimaha dibadda dowladda federaalka Soomaaliya, Abshir Cumar Haruuse ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu iska casilay xilkiisii, isagoona warqaddiisa iscasilaada ah u gudbiyay raysal wasaare Xamse Cabdi Barre.

Wasiir Abshir Cumar Haruuse ayaa sheegay sababta uu isaga casilay xilkiisa in ay tahay, si uu waqti iyo madax banaani ugu helo doorashada madaxtinimada dowlad goboleedka Puntland oo uu u sharraxan yahay.

Wasiir Haruuse ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in muddada sanadka iyo barka ah ee uu katirsan yahay xukuumadda Soomaaliya, uu la gaaray guulo waawayn oo ay kamid yihiin, in Soomaaliya laga qaado cunaqabataynta hubka, dayn cafinta, ku biirista EAC iyo qabashada xilka ku xigeenka xoghayaha IGAD.

Abshir Haruuse ayaa maanta oo isniin ah ku wajahan magaalada Garowe, halkaas oo la filayo inuu kaga dhawaaqo musharraxnimadiisa madaxtinimada doorashada Puntland.

Somalia telco sees growth with savings product

0


By Ronald Owili
Monday December 18, 2023

Somali Telecommunication (Somtel Somalia) expects the savings service it has since rolled out to continue with the growth momentum into next year.

Somtel Somalia Head of Commerce Abdullahi Ali Amir said the service dubbed Kaydo rolled out by the teclo in 2021 has helped encourage savings culture especially among young people in the East African Community (EAC) newest member state.

Kaydso service which was developed in collaboration with eDahab and Dahabshiil Group gave consumers locked savings plan accessible up to a period of one year.

“It’s our pleasure to offer this practical service to the various sectors of the Somali community,” said Ahmed Esse, Somtel Somalia Head of Marketing.

The Somalia telco currently serves at least four million customers offering data, voice and mobile money services

AU mission in Somalia resumes drawdown after 3-month pause

0


Harun Maruf
Monday December 18, 2023

The African Union Transition Mission in Somalia on Sunday resumed handing over security responsibilities to Somali government forces after a three-month pause, officials said.

The mission known as ATMIS handed over security control of the State House – also known as Villa Somalia — where Somali President Mohammed Hassan Sheikh Mohamud resides and works. Additionally, troops turned over responsibilities of the parliament building, which is not far from the presidential palace.

Along with Somali forces, AU forces have been securing strategic sites in the capital, including the palace, the parliament building, airport and seaport, since 2007. Somali forces now take sole responsibility for the main seats of the executive and legislative branches of government.

In an interview with VOA Somali, the AU envoy to Somalia and the head of ATMIS, Mohamed El-Amine Souef, confirmed the resumption of the drawdown.

“We are going to hand over the State House, Villa Somalia and the parliament, which is a big achievement and a good signal, from the FGS [Federal Government of Somalia] to the international partners that they are ready to take over their responsibility, and the rest of the FOBs [Forward Operating Bases] will follow until the 31st of December,” he said.

He said the mission will withdraw 3,000 soldiers by the 31st. The mission will hand over responsibilities for 10 bases in this phase of the drawdown.

Hussein Sheikh-Ali, the national security adviser to the president of Somalia, confirmed the transfer of the palace to the Somali army and police, and thanked the Ugandan forces who have been protecting it for the past 16 years.

The first phase of the AU drawdown was concluded in June when 2,000 troops left Somalia. In September, the Somali government requested a 90-day “technical pause” of the drawdown after military setbacks from the central regions’ offensive against al-Shabab militants who have been fighting the government since 2007. The militants aim to establish a government based on their interpretation of Sharia, or Islamic law.

A meeting in New York last week endorsed Somalia’s security sector development plan. According to Ali, the plan includes Somalia generating land forces of up to 30,000 excluding Special Forces, navy and air force, a police force of 40,000 at federal and regional levels, and 8,500 members of the custodial corps, who work in the prison system.

“We have reached the number that is required but it requires thorough reform to ensure the number and the quality match in order to have a professional army that can take responsibility from ATMIS,” Ali told VOA last week.

Souef says Somali authorities generated forces with the support of their international partners including Ethiopia and Uganda, which already have troops as part of ATMIS; but also, others like Eritrea, Egypt, Turkey, the United Kingdom, United Arab Emirates, United States, and the European Union.

He said another boost the Somali government received was the recent lifting of an arms embargo.

“Now the government of Somalia has the capability and the possibility to acquire the required arms and appropriate equipment and ammunition, so then they will be in a good position to fight against the enemy, so I think they have the capability,” he said.

“I think they are ready because what we say, where there is a will there is a way,” Souef said when asked if Somali authorities are ready this time to take over responsibilities.

The original AU mission, the African Union Mission in Somalia, or AMISOM, transitioned to ATMIS in April of last year after the Somali government and AU agreed on the current drawdown. The ATMIS mission is expected to hand over responsibilities to Somali authorities by the end of next year. Souef says that does not mean the end of AU support to Somalia.

“Now we are in a transition mission, but we will go to another transition because the AU is required to support the Somalis by first January 2025 by establishing a new mission with a new mandate,” he said.

He said the new mission will be able to support Somalia’s national army in terms of capacity building, to protect people in populated areas as well as strategic infrastructure in Mogadishu and other capitals of federal member states.

The number of troops under the new mission is not yet known but it will also have a small component of civilians to handle issues of human rights and political affairs and work closely with the federal government, Souef added.

“It will be like AMISOM or like ATMIS but not ATMIS, not AMISOM; it will be a new mission and a new mandate,” he said.

“December 2024 is not the end of the African Union in Somalia.”

Ali confirmed the Somali government is negotiating a “multilateral protection force” after ATMIS.

“It’s too early to give you any concrete details about what the new proposal will look like,” he said in a message via the WhatsApp messenger.

“We are just starting to negotiate the scope and the structure. What we know is that it is going to be a multilateral protection force working very closely with the Somali Security Forces for critical infrastructures in major cities where international agencies and embassies operate.”

Ali did not rule out the likelihood that the new mission will be under the AU umbrella.

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kormeera ku tagey qaar kamid ah iskuulada ku yaala Magaalada Baydhabo.

0

Isniin-December-18-2023-{HMC}  Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee XFS mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kormeer ku tagey qaar kamid ah iskuulada ku yaala Magaalada Baydhabo kuwaasi oo Dowladda Gacanta Ku hayso.

Kormeerka wasiirada Waxaa qeyb ka ahaa Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo Mas’uuliyiin kale.

Iskuulada ay maanta ay booqdeen masuuliyiinta ayaa waxaa ka mid ah Iskuulka Baydhabo iyo Abdalla deerow kuwaas oo ay Wax ku bartaan Arddey aad u tiro badan ayna gacanta ku hayso Wasaarada Waxbarashada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Guddiga Amniga doorashada Puntland oo soo saaray Amaro iyo go’aanno Culus.

0

Isniin-December-18-2023-{HMC}  Guddiga Amniga doorashada Puntland uu dhawwaan magacaabay Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Isniin ah soo saaray go’aanno lagu xoojinayo amniga guud ee Puntland inta ay doorashooyinka socdaan.

Qoraal kasoo baxay guddiga amniga doorashada ayey magaalooyinka Puntland looga mamnuucay in wax hub ah lagu dhax qaato, waxaa sidoo kale musharaxiinta laga mamnuucay in gaadiid dagaal magaalooyinka ku dhax wataan.

Guddiga amniga ayaa sidoo kale faray saraakiisha iyo ciidamada ku sugan garoomada diyaaradaha iyo baraha koontarool ee laga soo galo Puntland in ay hubiyaan cid kasta oo soo galeysa Puntland.

Maxkamadda G/Banaadir oo xayirad socdaal ku soo rogtay Agaasimaha ka tirsan Xukumadda Federaalka.

0

Isniin-December-18-2023-{HMC} Maxkamadda Gobalka Banaadir oo xayirad ku soo rogtay Agaasimaha guud ee wasaradda Gaadiidka iyo duulista hawada, Bashiir Macalin Cali Xasan.

Warqad si toos ah loogu diray Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa sheegay in mas’uulkaasi ku eedeysan yahay Musuq maasuq.

Israa’iil oo ogolaatay dib-u-bilaabida is-dhaafsiga maxaabiista

0

Isniin-December-18-2023-{HMC}  Warbaahinta Israa’iil ayaa ku warramaysa in madaxa hay’adda sirdoonka ee Mossad uu helay fasax si uu dib u bilaabo wada xaajoodka is-dhaafsiga maxaabiista.

Arrintan ayaa timid ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in David Barnea uu u safrayo Yurub labada maalmood ee soo socota si uu ula kulmo ra’iisul wasaaraha Qatar Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani markii labaad muddo toddobaad gudihiis ah. Al Thani ayaa sidoo kale ah wasiirka arrimaha dibadda Qatar.

Barnea ayaa ku soo laabtay Israel dhowr maalmood ka hor ka dib markii uu la kulmay Al Thani si uu ugala hadlo dib u bilaabista wadahadalada, sidda ay warbixinada muujinayaan.

Waxaa jiray calaamado hore oo muujinayay in Netanyahu uu ka horjoogsaday madaxa Mossad inuu dib u bilaabo wadahadaladan, isagoo sheegay in cadaadiska militarigu uu yahay habka kaliya ee lagu soo celin karo maxaabiista.

Mar wax laga weydiiyey arrintaas shir jaraa’id oo uu qabtay Sabtidii lasoo dhaafay, Netanyahu wuu iska diiday su’aasha. Tani waxay sii xoojisay tuhunka jiray.

Laakiin ka dib markii saddexdaas maxbuus ee Israa’iil ay dileen millatariga Israa’iil, waxaa jiray cadaadis kordhay oo ah in dib loo bilaabo wadahadalka si loosoo daayo maxaabiista.

Gobol ku yaalla Suudaan oo looga dhawaaqay xaalad degdeg ah

0

Isniin-December-18-2023-{HMC} Mas’uuliyiinta Suudaan ee gobolka Al-Qadarif ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah kaddib markii ciidamada Rapid Support Forces (RSF) ay la wareegeen gacan ku haynta wadada isku xirta gobollada bariga Al-Jaziira iyo Al Qadarif, oo ku dhow caasimadda Khartoum.

Gobolka, oo ku hawlanaa iska-caabinta RSF tan iyo bishii Abriil, ayaa sheegay in xaaladda degdegga ah lagu dhawaaqay iyadoo la raacayo sharciga xaaladaha degdegga ah iyo badbaadada dadweynaha.

“Isu-socodka waddooyinka, bannaanbaxyada iyo furitaanka meheradaha gobolka waa mamnuuc laga bilaabo 6-da galabnimo ilaa 6 subaxnimo wakhtiga maxaliga ah ilaa ogeysiis dambe,” ayaa lagu yiri bayaanka.

Kadib iska hor imaadyo xoogan oo 15-kii Diseembar ku dhex maray ciidamada gobolka iyo RSF dhulka miyiga ah ee waqooyi ee Wada Madani, oo ah magaalo dhexe, ayaa xaalad degdeg ah looga dhawaaqay gobolka Jaziira.

Markii ugu horeysay tan iyo markii uu bilowday dagaalka oo galay bishii sagaalaad, RSF waxay weerartay Wad Madani, oo ah magaalada dhexe ee gobolka istiraatiijiga ah ee Al Jaziirah, oo loo yaqaan ‘Sudan’s granary’, taasoo marin u ah dhammaan qeybaha dalka.

Suudaan waxaa hareeyay dagaallo u dhaxeeya ciidamada, oo uu hoggaaminayo General Abdel Fattah al Burhan, oo ah madaxa golaha sare ee talada haya, iyo RSF oo uu madax ka yahay General Mohamed Hamdan Daglo.

In ka badan 12,000 oo qof ayaa lagu dilay in ka badan 33,000 oo kalena waa lagu dhaawacay colaadda, sida ay bsheegtay Qaramada Midoobay. Ku dhawaad 25 milyan, oo ah kala bar dadka, ayaa u baahan gargaar bini’aadantinimo. Ku dhawaad 7 milyan oo Suudaan ku nool ayaa ku barokacay gudaha dalkaas ama waxay u qaxeen si ay ammaan uga raadsadaan dalalka deriska ah.

Ciidanka DF oo la wareegay saldhigyo ay AS ku lahaayeen koonfurta gobolka MUDUG

0

Isniin-December-18-2023-{HMC} Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ay la wareegeen saldhigyo ay kooxda AS  ku lahayd koonfurta gobolkaasi.

Saldhigyadan oo ay muddo dheer ku sugnaayeen xubnaha AS ayaa ku yaalla isgoyska Caadooley iyo balliga lagu magacaabo Dhagaxley, halkaas oo ay si buuxda ula wareegeen ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka ee loo yaqaanoa Macawiisleyda.

Goobaha ay la wareegeen ciidamada ayaa u dhow deegaanka Caad oo ay haatan ka socdaan howlgallada xoogooda, si Al-Shabaab looga saaro halkaasi.

Saraakiisha howlgallada hoggaamineysa ayaa shaaca ka qaaday in sidoo kale ay khasaare gaarsiiyeen AS, ayna baacsanayaan firxadkooda, sida ay hadalka u dhigeen.

Ciidamada ayaa haatan kusii siqaya aagga buurta Yacgoos, halkaas ay oo ku sugan yihiin xubnaha AS, waxaana ujeedka u yahay in laga xoreeyo dhulkaasi.

Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxaana weli dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo laga dareemayo koonfurta gobolka Mudug.

Howlgalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo dhawaan duqeymo xoogan ay ka dhaceen duleedka Xarardheere, taas oo lagu beegsaday gaadiid ay la socdeen xubno AS.

Gobollada Dhexe ayaa waxaa weli ka socda howlgallo culus oo ka dhan ah AS, kaas oo dhul ballaaran lagu xoreeyqya, kadib markii ay gaareen ciidamada huwanta.