Home Blog Page 3143

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn 20/11/2023

0
Isniin Nofembar 20, 2023 {HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn 20/11/2023

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Jaaliyadda reer Galmudug ee Sweden oo dhaqale ay iska aruuriyen ku warejiyay qoyska halyey Fiiqane.

Isniin Nofembar 20, 2023 {HMC} Jaaliyadda reer Galmudug ee Sweden oo dhaqale ay iska aruuriyen ku warejiyay qoyska halyey Fiiqane.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Ururka Dhainyarada Koofur Galbeed oo Deeq raashiin ah gaarsiyey qaar kamid ah qoysaskii ka barakacay

Isniin Nofembar 20, 2023 {HMC} Ururka Dhainyarada Koofur Galbeed oo Deeq raashiin ah gaarsiyey qaar kamid ah qoysaskii ka barakacay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne hore Farmaajo oo baaq muhiim ah u diray shacabka Soomaaliyeed

Isniin Nofembar 20, 2023 {HMC} Madaxweyne hore Farmaajo oo baaq muhiim ah u diray shacabka Soomaaliyeed

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Heavy rain in Kenya affects tens of thousands, disrupts cargo

0


Monday November 20, 2023

NAIROBI — Kenya on Sunday said tens of thousands of people across the country had been impacted by heavy rainfall, flooding and landslides that had also interrupted cargo services at Mombasa port.

The Horn of Africa has experienced intense rainfall linked to the El Nino weather phenomenon in recent weeks that has claimed dozens of lives, including at least 46 in various parts of Kenya.

Deputy President Rigathi Gachagua said at least 80,000 households in Kenya had been affected “with numbers rising every day.”

He said the government was responding to “save our people” including with helicopters and other emergency services to deliver aid and rescue marooned families.

“This situation has continued to threaten lives,” he said in a statement issued Sunday, urging the public to avoid floodwaters and evacuate homes in low-lying areas.

The prolonged rainfall was expected to extend into the first quarter of next year, he added.

Officials said nine people have died in the coastal region since last week including two passengers in a car belonging to the Kenya Revenue Authority that was swept off a flooded bridge in Kwale County on Friday morning.

“A multi-agency team led by the Kenya Coast Guard Service is on scene trying to retrieve the bodies,” the interior ministry said Sunday.

Kenya Railways said floods and landslides had caused an “unexpected delay” in deliveries to Mombasa port and along the cargo rail line to Nairobi.

“Consequently, this has affected normal train operations, including cargo transfers, loading as well as offloading activities at the Port of Mombasa,” the state-owned railway said in a statement on Saturday posted on X, formerly Twitter.

A landslide in one section of the line between Mombasa and Nairobi had resulted in “the closure of that section for all freight trains” but limited passenger services were still moving, it added.

Mombasa, the country’s second-largest city, and its port and railway cargo line serve not just Kenya but also landlocked neighbors including Uganda, South Sudan and Rwanda.

British charity Save the Children on Thursday said more than 100 people, including 16 children, had died and over 700,000 been forced out of their homes in Kenya, Somalia and Ethiopia due to flash flooding.

The number of people displaced by heavy rains and floods in Somalia “has nearly doubled in one week” to 649,000, the UN humanitarian agency OCHA said in its latest figures issued on Saturday.

Ra’iisul wasaare Xamza oo Maanta ku wajahan Gobalka GEDO

0

Isniin Nofembar 20, 2023 {HMC}  Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta kusii jeeda gobolka Gedo ee dowlad goboleedka Jubbaland oo ay ku dhufteen fatahaado iyo daadad xoogan.

ra’iisul wasaare Xamza ayaa saacadaha soo socda ka duuli doono garoonka Aadan Cadde, isaga oo ku horumari doono degmada Doolow oo kamid ah meelaha ugu daran ee ku dhufteen fatahaadaha ee gobolka Gedo.

Wararka ayaa intaasi kusii daraya in ra’iisul wasaaruhu uu usii gudbin doono degmooyinka kale ee gobolka oo ay iyana ay ka jiraan xaalado bani’aadanimo oo aad u daran.

Ujeedka safarka Xamza iyo wafdigiisa ayaa la xiriira sidii uu usoo qiimeyn lahaa xaaladda Gedo, uguna kuurgeli lahaa nolosha qoysaska ay saameysay fatahaadaha.

Sidoo kale, ra’iisul wasaaraha ayaa xooga saari doono sidii gurmad bani’aadanimo loo gaarsiin lahaa qoysaska barakacay iyo kuwa xaaladaha adag ku wajahaya dalka.

Gedo ayaa kamid ah meelaha ugu daran ee ay haatan ka jiraan dhibaatooyinka ka dhashay xaaladda Elnino, maadaama daadad xoogan yo fatahaado ay isku darsameen gobolkaas.

Meelaha xaaladaha bani’aadanimo laga soo wariyay waxaa kamid ah, degmada Baardheere oo buundooyinkii ay go’een, magaalada Garbahaarey oo xaalad adag gashay iyo degmada Doolow oo biyuhu ay wada gaareen, halkaas oo ay booqan doonaan madaxda dowladdu.

Dowladda Soomaaliya ayaa haatan wada dadaallo ballaaran oo loogu gurmanayo kumannaanka qoysaska ah ee ay dhibaatada daran ku wajahaya gobollada dalka, waxaana gurmadkaas hormuud u ah Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaran ee (SoDMA).

Si kastaba, Soomaaliya ayaa haatan wajaheysa xaalad bani’aadanimo oo aad u daran, taas oo kusoo aaday xilli adag oo ay dowladdu ku howlanayd la dagaallanka kooxda As.

Wasiir Axmed Fiqi oo sheegay in Dowladdu ay ka go’an tahay hirgelinta Doorasho Dadweyne

0

Isniin Nofembar 20, 2023 {HMC}  Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa markale ku celiyay in Dowladdu ay ka go’an tahay hirgelinta Doorasho Dadweyne si looga gudbo Doorashooyinka Dadban ee muddo wax lagu soo dooranayay.

Fiqi ayaa sheegay in marka la gaaro sanadka soo socda 2024 gaar ahaan Bisha 6aad ee June in la dooran doonno Maayarada iyada oo taasi ka dhigi doonto Soomaaliya in ay cagaha saartay dhabbaha Doorashada Dadweynaha.

Waxa uu soo jeediyay in la taageero si looga dhabeeyo go’aankaan doorashada soo socota ay u noqoto mid Dadku ay ku dooranayaan qofka ay doonayaan in uu metalo, Dedaalkaan ayuu tilmaamay in ay ku howlan tahay Dowladda Federaalka.

“Sanadka soo socda bisha June waxa aan rajeyneynaa in ay dhacdo Doorashada loogu tartamayo Maayarada ee haloo gows dambeydka halagu qabsado, intaas oo degmo ah ayaa loo tartami doonnaa waxaa ku xiga Madaxweyneyaasha Dowlad-Goboleedyada waxaana kusii xiga Baarlamaannada Dowlad-Goboleedyada oo ah Bisha 11aad” Ayuu yiri Axmed Macalin Fiqi.

Dowladda Federaalka & Dowlad-Goboleedyada hoostaga marka laga reebo Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa ku heshiiyay in Dalka ay ka dhacdo Doorasho Dadku ay ku dooranayaan xubnaha wakiillada uga ah Siyaasadda si looga gudbo Doorashooyinka Dadban ee muddo lagu soo caana-maalayay.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo London uga qayb galaya shir caalami ah

0

Isniin Nofembar 20, 2023 {HMC}  Magaalada London ee dalka Ingiriiska waxaa gordhow ka furmaya shir caalami ah oo ay ka qayb galayaan madax badan oo dunida ka socota, loogana hadlayo cunna-yarida dunida iyo dhibaatooyina sababa.

Shirka madaxda ka qayb galeysa waxaa ka mid ah madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo isaga iyo wedigiisu ay xalay gaareen London.

Shirkan ayaa imaanaya xilli dunida ay ka ooganyihiin xasardo iyo xiisado saameyn ku yeeshay cuntada adduunka iyo guudahaan nolosha bulshada caalamka.

Sida lagu sheegay bogga Facebook ee madaxtooyada Soomaaliya madaxweyne Xasan waxaa uu madaxda Uk kala hadli doonaa arrimo ku saabsan dagaalka dowladdiisu kula jirto al-Shabaab iyo cunnaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya.

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa ka mid ah Arrimaha uu MW Deni ku eedeyn jiray Farmajo oo maanta isaga lagu eedaynayo

0

Isniin Nofembar 20, 2023 {HMC}  Maxaa ka mid ah Arrimaha uu MW Deni ku eedeyn jiray Farmajo oo maanta isaga lagu eedaynayo

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxaabiis isdhaafsiga Ururuka XMS iyo YHD oo rajo wanaagsan laga muujiyay.

0

Isniin Nofembar 20, 2023 {HMC} Ra’isul Wasaaraha Qatar ayaa sheegay in “horumar wanaagsan” laga gaaray wadahadallo lagu sii daynayo la haystayaasha ay Xamaas qafaasheen, kaddib markii kooxda ay bishii hore gudaha u gashay koonfurta Israa’iil.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA