Qamiis, 23 Oct 2025 {HMC} Sharuud Adag oo lagu xiray Sii deeynta Maxaabiista soomaaliland ee laascanood
Qamiis, 23 Oct 2025 {HMC} Sharuud Adag oo lagu xiray Sii deeynta Maxaabiista soomaaliland ee laascanood
Qamiis, 23 Oct 2025 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliya Oo kulan ugu yeeray Madaxda Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hir-Shabeelle.
Qamiis, 23 Oct 2025 {HMC} Ciidamada Amaanka oo Gacanta ku dhigay Ciyaal-weeradii ugu badnaa.
Qamiis, 23 Oct 2025 {HMC} Iskuulada Baladweyne oo ku dhawaqay Go’aan Ardayda looga Joojinayo Taleefanada Shaashada
Khamiis, 23 Oct 2025 {HMC}Ambassador Dina Mufti, oo ah xubin ka tirsan guddiga joogtada ah ee xiriirka arrimaha dibadda iyo amniga ee golaha shacabka, ahna guddoomiyaha kooxda iskaashiga baarlamaanka Itoobiya iyo Midowga Yurub oo la hadlay BBC ayaa sheegay in dagaal lala galo Eritrea aysan dani ugu jirin dowladda iyo shacabka Itoobiya.
Si kastaba ha ahaatee, wuxuu sheegay in aysan jirin rabitaan ama aysan Itoobiya diyaar u ahayn dagaal inkastoo xiriir iyo “dhaqdhaqaaq sharci darro ah” ee socda ay sii kordhinayaan colaadda.
Arrinta ku saabsan in Itoobiya ay hesho bad ayaa weli ah dhibaato ka taagan geeskaAfrika sannadihii u dambeeyay iyo ajande caalami ah oo ku wajahan waddamada deriska ah.
Danjire Dina ayaa sheegay in deked la’aanta ay caqabad ku tahay dhaqaalaha, amniga iyo xasilloonida Itoobiya.
Si kastaba ha ahaatee, wuxuu sheegay in dadaallada nabadeed iyo kuwa dublamaasiyadeed ee lagu gaarayo arrintan ay sii socon doonaan maadaama marinka badda uu sidoo kale muhiim u yahay mustaqbalka dalka.
War-saxaafadeed ay soo saareeen Ciidanka Booliiska Maamulka Waqooyi Bari gaar ahaan Taraafikada ayaa lagu ogeysiiyay dhammaan mulkiilayaasha iyo wadayaasha gaadiidka Bajaajta in ay u hoggaansamaan amarkaasi.
Ciidanka ayaa si cad u sheegay in tallaabo sharci ah laga qaadi doono wadayaasha aan u hoggaansamin nidaamkaas.
“Waxaa kale oo ciidanku si adag uga digayaan gaadiidka Bajaajta ee lagu arko waddooyinka iyaga oo aan wadan taariko (plate number) gaadiidkaas waxaa loo aqoonsanayaa mid sharci-darro ku shaqeynaya, waxaana la marin doonaa tallaabo sharci ah oo ay qaadayaan laamaha amniga” ayaa lagu yiri Bayaan Booliiska.
Ciidanka ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan howlgalada joogtada ah ee lagu hubinayo kala dambeynta, amniga, iyo nidaamka taraafikada guud ee caasimadda iyo gobollada kale ee Waqooyi Bari.
Nidaamka cusub ayaa ujeedkiisa yahay in la yareeyo ciriiriga gudaha magaalada Laascaanood iyo deegaannada kale ee Maamulkaasi.
Khamiis, 23 Oct 2025 {HMC} Ciidanka Daraawiishta Galmudug, gaar ahaan Ururka Galayr, ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanada Ceel Lahelay iyo Dhaban-dhulkuheys ee gobolka Galgaduud, halkaas oo ay khasaare culus ku gaarsiiyeen kooxda Al-Shabaab.
Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey in lagu dilay ugu yaraan shan xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, halka kuwo kale oo badan lagu dhaawacay, kuwaas oo uu ku jiro horjoogihii Al-Shabaab ee ka howlgalayay aagga Ceelgaras.
Warbaahinta Qaranka sheegtay in Howlgalka uu qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu ciribtirayo kooxaha nabadda iyo nolosha shacabka diidan, waxaana la sheegay in ciidanku ay gacanta ku dhigeen hub iyo saanad dagaal oo ay ka tageen cadowgu markii ay ka carareen goobihii ay ku dhuumaaleysanayeen.
Wararka ka imaanaya deegaanka ayaa tilmaamaya in dhaq-dhaqaaqyo ciidan weli ka socdaan tuulooyin dhowr ah oo hoos taga Ceelgaras, iyadoo ciidanku ay wadaan baadi-goob iyo nadiifin ay kaga hortagayaan in Al shabaab dib ugu soo laabto.
Saraakiishu waxay bulshada ku nool deegaannadaas ugu baaqeen inay la shaqeeyaan ciidanka ammaanka, si loo xaqiijiyo xasilloonida iyo nabadda waarta ee Galmudug.
Khamiis 23, Oct 2025 {HMC} Baarlamaanka Israa|l ee Knesset, ayaa shalay ansixiyay akhrinta koowaad ee hindise sharciyeed u oggolaanaya inay Israaiil qaadato Daanta Galbeed ee dhulka Falastiiniyiinta la heysto oo loo aqoonsado dhul ay Israaiil leedahay ,waxayna arrintan gudaha Israaiil ka dhalisay khilaaf xisbiga uu Netanyahu hoggaamiyo ee Likud ayaa iska diiday inay qaraarkan u codeeyaan, iyagoo diidmadooda ku sabeeyay in qaraarkan uu dhaawacayo xiriirka Israaiil iyo Mareykanka.
Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka, JD Vance ayaa qaraarkan akhrintiisa la meelmariyay isagoo ku sugan gudaha Israaiil wuxuu yiri ; “Codbixintii Knesset ee ku saabsan ku biirinta Daanta Galbeed waxay ahayd arrin yaab leh.
Haddii ay ahayd xeelad siyaasadeed, waxay ahayd xeelad siyaasadeed oo nacasnimo ah, waxaana dareemayaa in la i aflagaadeeyay.
Ma oggolaan doonno in Israa’iil ku darto Daanta Galbeed, mana aanan ku qanacsanayn codbixintaas.”
Trump,ayaa dhankiisa isagoo la hadlaya majaladda Time oo la weydiiyay suurtagalnimada in lagu daro Daanta Galbeed dhulka Israa|l, wuxuu yiri,
“Taasi ma dhici doonto, sababtoo ah waxaan ballan u qaaday dalalka Carabta.
israaiil waxay lumin doontaa dhammaan taageerada ay ka haysato Mareykanka haddii ay arrintaas sameyso.”
Maxay Israa|l muhiim ugu tahay Daanta Galbeed?
Haddii Israaiil ay qaadato Daanta Galbeed oo loo ansixiyay dhul ay leedahay , markaa waxaa meesha ka baxaya doonista Falastiiniyiinta ee inay helaan dawlad madax bannaan oo Falastiini ah, sida lagu qeexay qaraarrada Qaramada Midoobay.
Thursday 23, October ,2025 {HMC} Labour and Social Protection Cabinet Secretary Alfred Mutua has reaffirmed Kenya’s commitment to strengthening regional cooperation under the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) framework to promote decent work, fair labour practices, and safe human mobility across the Horn of Africa.
Speaking during the 3rd IGAD Ministerial Conference on Labour, Employment and Labour Migration in Nairobi, Mutua said the discussions marked “a significant step in our collective efforts to enhance decent work for all, good governance, and socio-economic progress in the region.”
He emphasized Kenya’s dedication to advancing human mobility policies that support both development and stability.
“Kenya is committed to regional cooperation under IGAD’s framework, particularly in advancing human mobility that supports both development and stability,” Mutua said.
He announced that member states had agreed to adopt a unified position in negotiating employment terms for citizens working abroad.
“We have agreed today that we will work together with the leadership of IGAD and have one position so that we can negotiate as IGAD for good working conditions, salaries, and packages for people going overseas for short periods,” he noted.
Mutua explained that Kenya had redefined its approach to external employment, referring to it as “labour mobility,” while stressing the need to create sufficient domestic opportunities.
“At the end of the day, we need to be able to provide enough jobs for our people without sending them away,” he said.
The Labour CS also raised concern over the rise in human trafficking across the region, describing it as a major transnational crime that continues to exploit vulnerable migrant workers.
“Human trafficking continues to be a challenge and has been identified as a leading form of transnational organised crime, as the region is perceived to be a source, transit, and destination for migrant workers being trafficked and smuggled,” he said.
Mutua revealed that Kenya has been identified as a key conduit for human trafficking due to its accessibility and global connectivity.
“In Kenya, we are putting measures together because Kenya has been identified as a major conduit of human trafficking. People come through here because of the ease of communication to European and other countries,” he explained.
He added that some Kenyans have fallen victim to trafficking networks after leaving the country under false pretenses.
“They leave with visitor or tourist visas, promised good jobs, but when they get there, they find they are in trouble,” Mutua said.
He concluded by reaffirming Kenya’s full support for IGAD’s ongoing initiatives to operationalize regional migration frameworks and promote cross-border cooperation that benefits all communities.
“Let me reiterate the Kenyan government’s full support for IGAD’s ongoing efforts to operationalize regional migration frameworks and promote cross-border cooperation that leaves no community behind,” he said.
Source ![]()
Thursday 23, October ,2025 {HMC} Passengers were forced to jump from carriages in a train crash that killed 15 people in eastern Ethiopia, a local official has told the BBC.
The train derailed on Monday night in the town of Shinile, before colliding with a separate, stationary train, local broadcaster Dire TV reported.
It is unclear how many people were injured, with reports ranging from 27 to 29.
Photos published by local media showed several carriages overturned, and others crushed.
“The cause of the accident appears to be the poor condition of the train, which is very old and unable to handle heavy loads. We believe overloading was a major factor in the crash,” District commissioner Jibril Omar told BBC Somali.
He said the train was carrying both passengers and cargo, such as rice, pasta and cooking oil.
“Most of the passengers were young people, many of whom survived by jumping from the train,” Omar said, adding that it was travelling between the town of Dewele and the city of Dire Dawa when it crashed.
A spokesman for the Somali regional government, Mohammed Adem, said that all deceased and injured passengers had been recovered from the crash site.
An investigation into the cause of the collision has been launched, he said.
Train collisions are relatively rare in Ethiopia, Africa’s second most populous nation.
The Somali region is one of Ethiopia’s largest, and is predominantly inhabited by ethnic Somalis.
Additional reporting by Amensisa Ifa, BBC Africa.
Source BBC NEWS