Home Blog Page 396

Somali Police Chief meets Iraqi counterpart to strengthen security cooperation.

Thursday 23, October ,2025 {HMC} The Somali Police Chief, Brigadier General Asad Osman Abdullahi, met with his Iraqi counterpart, Lieutenant General Saad Khalaf Badr Al-Halfi, on Wednesday to discuss strengthening security cooperation, police training, knowledge exchange, and counter-terrorism efforts.

The meeting, held in Baghdad, was attended by Somalia’s Ambassador to Iraq, Ridwaan Hirsi Mohamed, along with senior officers from the Somali Police Force. Senior Iraqi police officials also took part in the discussions between the two sides.

Lieutenant General Al-Halfi warmly welcomed the Somali delegation and invited Brigadier General Asad for further talks to deepen cooperation between the two nations. Somalia and Iraq maintain long-standing diplomatic and religious ties, strengthened through their shared membership in the Arab League, the Organization of Islamic Cooperation (OIC), and the United Nations (UN).
The meeting forms part of ongoing efforts by both countries to enhance their security and defense capacities as they continue to recover from years of conflict and instability.

Officials described the new partnership as one aimed at improving the professionalism and effectiveness of both police forces, with future joint training programs and workshops expected to follow.

Source Hiiraan online

Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari :Oo Kahadlay Sii deynta maxaabiista ciidamada Somaliland .

Khamiis, 23 Oct 2025 {HMC}   Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa ku xiray sii deynta maxaabiista ciidamada Somaliland ee ay gacanta ku hayaan, in la gaaro heshiis nabadeed oo lagu soo afjarayo colaaddii ka dhacday gobolka Sool.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari Soomaaliya, Dr. Aadan Cabdullaahi, oo wareysi bixiyay ayaa sheegay in aysan suuragal ahayn in maxaabiista la sii daayo iyada oo aan heshiis rasmi ah laga gaarin dagaalladii Laascaanood.

“Ma sii deynayno maxaabiis sabab la’aan. Qaar ka mid ah maxaabiista waxay ku lug leeyihiin dambiyo culus, waxaana suuragal ah in la horkeeno maxkamad si loogala xisaabtamo xasuuqii iyo barakacintii loo geystay shacabka Laascaanood,” ayuu yiri guddoomiyuhu.

Dr. Aadan ayaa sheegay in haddii wadahadal dhab ah dhaco oo Somaliland ay ogolaato heshiis nabadeed, ay diyaar u yihiin in la sii daayo maxaabiista ay gacanta ku hayaan. “Laakiin inta Somaliland aaminsan tahay inay dhulkan xoog ku qabsan karto, ma suurtoobi karto in maxaabiis la kala wareego,” ayuu raaciyay.

Guddoomiyuhu wuxuu intaas ku daray in maamulkoodu u horey u sii daayay 25 maxbuus, oo uusan garanayn waxa lagu beddeshay sii deyntooda. Wuxuu xusay in maamulka Waqooyi Bari uusan ku faraxsanayn in muddo saddex sano ah maxaabiis la kala haysto, eeddana wuxuu dusha ka saaray Somaliland oo diiddan wada hadal sida uu sheegay.

Hadalka guddoomiyaha ayaa imaanaya xilli warar soo baxaya ay sheegayaan in madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu doonayo in maamulka Waqooyi Bari ay ku wareejiyaan Dowladda Federaalka maxaabiista Somaliland, si loo abuuro kalsooni.

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, oo bishii July ee sanadkan safar ku tagay Laascaanood, ayaa ku guulaystay inuu kala wareego maamulkii SSC-Khaatumo 25 maxbuus oo ka tirsanaa ciidamada Somaliland, kuwaas oo lagu sii wareejiyay maamulka Somaliland.

Dhawaan, madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku baaqay in maxaabiista labada dhinac la kala hayo la sii daayo, si loo xoojiyo nabadda iyo dib u heshiisiinta gobolka.

 

Kenya reaffirms commitment to IGAD cooperation on labour mobility and anti-trafficking measures

Thursday   , 23 Oct 2025 {HMC}Labour and Social Protection Cabinet Secretary Alfred Mutua has reaffirmed Kenya’s commitment to strengthening regional cooperation under the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) framework to promote decent work, fair labour practices, and safe human mobility across the Horn of Africa.

Speaking during the 3rd IGAD Ministerial Conference on Labour, Employment and Labour Migration in Nairobi, Mutua said the discussions marked “a significant step in our collective efforts to enhance decent work for all, good governance, and socio-economic progress in the region.”

He emphasized Kenya’s dedication to advancing human mobility policies that support both development and stability.

“Kenya is committed to regional cooperation under IGAD’s framework, particularly in advancing human mobility that supports both development and stability,” Mutua said.

He announced that member states had agreed to adopt a unified position in negotiating employment terms for citizens working abroad.

“We have agreed today that we will work together with the leadership of IGAD and have one position so that we can negotiate as IGAD for good working conditions, salaries, and packages for people going overseas for short periods,” he noted.

Mutua explained that Kenya had redefined its approach to external employment, referring to it as “labour mobility,” while stressing the need to create sufficient domestic opportunities.

“At the end of the day, we need to be able to provide enough jobs for our people without sending them away,” he said.

The Labour CS also raised concern over the rise in human trafficking across the region, describing it as a major transnational crime that continues to exploit vulnerable migrant workers.

“Human trafficking continues to be a challenge and has been identified as a leading form of transnational organised crime, as the region is perceived to be a source, transit, and destination for migrant workers being trafficked and smuggled,” he said.

Mutua revealed that Kenya has been identified as a key conduit for human trafficking due to its accessibility and global connectivity.

“In Kenya, we are putting measures together because Kenya has been identified as a major conduit of human trafficking. People come through here because of the ease of communication to European and other countries,” he explained.

He added that some Kenyans have fallen victim to trafficking networks after leaving the country under false pretenses.

“They leave with visitor or tourist visas, promised good jobs, but when they get there, they find they are in trouble,” Mutua said.

He concluded by reaffirming Kenya’s full support for IGAD’s ongoing initiatives to operationalize regional migration frameworks and promote cross-border cooperation that benefits all communities.

“Let me reiterate the Kenyan government’s full support for IGAD’s ongoing efforts to operationalize regional migration frameworks and promote cross-border cooperation that leaves no community behind,” he said.

Source Hiiraan ONline

Passengers jump from windows in fatal Ethiopia train crash

Thursday   , 23 Oct 2025 {HMC}Passengers were forced to jump from carriages in a train crash that killed 15 people in eastern Ethiopia, a local official has told the BBC.

The train derailed on Monday night in the town of Shinile, before colliding with a separate, stationary train, local broadcaster Dire TV reported.

It is unclear how many people were injured, with reports ranging from 27 to 29.

Photos published by local media showed several carriages overturned, and others crushed.

“The cause of the accident appears to be the poor condition of the train, which is very old and unable to handle heavy loads. We believe overloading was a major factor in the crash,” District commissioner Jibril Omar told BBC Somali.

He said the train was carrying both passengers and cargo, such as rice, pasta and cooking oil.

“Most of the passengers were young people, many of whom survived by jumping from the train,” Omar said, adding that it was travelling between the town of Dewele and the city of Dire Dawa when it crashed.

A spokesman for the Somali regional government, Mohammed Adem, said that all deceased and injured passengers had been recovered from the crash site.

An investigation into the cause of the collision has been launched, he said.

Train collisions are relatively rare in Ethiopia, Africa’s second most populous nation.

The Somali region is one of Ethiopia’s largest, and is predominantly inhabited by ethnic Somalis.

Additional reporting by Amensisa Ifa, BBC Africa 

Source Hiiraan ONline

Somali government deploys additional forces to secure Mogadishu outskirts

Thursday , 23 Oct 2025 {HMC} The Somali government has deployed additional forces to the outskirts of Mogadishu to strengthen security in the capital.

The specially trained troops have been tasked with monitoring movements in and out of the city to prevent possible attacks by the As  group.

In recent hours, heavily armed soldiers in combat vehicles have been seen conducting operations across several parts of Mogadishu.

 

“The operation, which is part of efforts to ensure the security of the capital, targeted key areas suspected of security threats,” a statement from the federal government said.

The deployment of the Haramcad (Cheetah) Police Unit follows previous successful operations by the force in Mogadishu’s districts, which helped stabilize much of the Benadir region.

Source Hiiraan ONline

Madaxweynaha Soomaaliya oo mar kale ku Wajahan Kismaayo.

Qamiis, 23 Oct 2025 {HMC}  Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud in mar kale dib ugu laaban doono magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubbaland.

Sida ilo xog ogaal ah ay sheegeen Madaxweynaha ayaa kulan gaar ah la yeelan doona Axmed Madoobe, isagoo kala hadli doona khilaafka mudada sannadka taagan ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo maamulkaasi.

Kulanka oo noqonaya kii labaad ee muddo bil gudahood ah yeeshaan Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Axmed Madoobe ayaa rajo laga muujinaya in lagu gaaro heshiis meesh ka saara khilaafka hore u jiray.

Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa hore ugu adkeysay in Kismaayo lagu qabto doorasho xor ah oo la isku raacsan yahay, si xaqooda ay u helaan bulshada deegaannada Jubbaland.

Warar soo baxaya ayaa tilmaamaya in Madaxweyne Axmed Madoobe qaban doono doorashada goleyaasha deegaanka oo qof iyo cod ah, isla markaasna hirgali doono qorshaha dowladda Federaalka.

Kulanka Kismaayo ayaa waxaa garwadeen ka ah dowladaha dariska oo ay ugu horreyso Kenya.

5 bishaan October ayuu Madaxweyne Xasan Shiikh safar qaatay laba cisho ku tagay magaalada Kismaayo, isagoo kulan uu la yeeshay Axmed Madoobe ku soo dhammaaday natiijo la’aan waxaana lagu ballamay wareeg kale.

Wixii warar ee ka soo kordha halkaan kala soco

Tahriibayaal ku dhintay Doon u socotay Talyaaniga Oo Qalibantay.

Qamiis, 23 Oct 2025 {HMC} Ku dhwaad 40 qof ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhinteen xeebaha dalka Tunisia kaddib markii ay gaddoontay dooni ay saarnaayeen oo u soctay dalka Talyaaniga, sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday dowladda Tunisia.

Dadka doonyahaasi saarnaa ayaa lagu sheegay in intooda badan ay ka soo jeedeen waddamada Saxaraha ka hooseeya.

Arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli muddooyinkii la soo dhaafay ay sii kordhayeen tirada doonyaha ay waxyeelladu soo gaadhayso ee u jihaysan dhinac Talyaaniga.

Maxa kasoo kordhay Xiisaddii u dhaxeeysay Itoobiya iyo Eritrea.

Qamiis, 23 Oct 2025 {HMC} Ambassador Dina Mufti, oo ah xubin ka tirsan guddiga joogtada ah ee xiriirka arrimaha dibadda iyo amniga ee golaha shacabka, ahna guddoomiyaha kooxda iskaashiga baarlamaanka Itoobiya iyo Midowga Yurub, ayaa BBC u sheegay in dagaal lala galo Eritrea aysan dani ugu jirin dowladda iyo shacabka Itoobiya.

Si kastaba ha ahaatee, wuxuu sheegay in aysan jirin rabitaan ama aysan Itoobiya diyaar u ahayn dagaal inkastoo xiriir iyo “dhaqdhaqaaq sharci darro ah” ee socda ay sii kordhinayaan colaadda.

Arrinta ku saabsan in Itoobiya ay hesho bad ayaa weli ah dhibaato ka taagan geeskaAfrika sannadihii u dambeeyay iyo ajande caalami ah oo ku wajahan waddamada deriska ah.

Danjire Dina ayaa sheegay in deked la’aanta ay caqabad ku tahay dhaqaalaha, amniga iyo xasilloonida Itoobiya.

Si kastaba ha ahaatee, wuxuu sheegay in dadaallada nabadeed iyo kuwa dublamaasiyadeed ee lagu gaarayo arrintan ay sii socon doonaan maadaama marinka badda uu sidoo kale muhiim u yahay mustaqbalka dalka.

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmaya Madaxda Kala duwan ee dowlad goboleedyada Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle

Qamiis, 23 Oct 2025 {HMC}  Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan ugu yeeray Hoggaanka Dowlad goboleedyada Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hir-Shabeelle.

Sida ilo xog ogaal ah xaqiijiyeen kulanka ayaa diiradda lagu saari doona xaaladda siyaasadeed ee dalka gaar ahaan wadashi la xiriira hirgalinta doorashooyin la isku raacsan yahay.

Madaxweyne Laftagareen iyo Cali Guudlaawe ayaa la qorsheynaya in saacadaha soo socda ay soo gaaraan magaalada Muqdisho, halka uu hore ugu sugnaa Axmed Kaariye Qoorqoor.

Madaxda maamulada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed ayaa xilli hore dhammaaday muddo xileedkooda rasmiga ah, iyagoo loogu baaqayo qabashada Doorasho.

Sidoo kale, warar soo baxaya ayaa tilmaamaya in kulanka Madaxweyne Xasan Shiikh iyo qaar kamid ah Madaxda dowlad goboleedyada looga tashan doono Safar dhawaan Madaxweyne Xasan Shiikh ku tagayo Magaalada Kismaayo, halkaasi oo uu wada hadal kula yeelan doono Axmed Madoobe.

Weli Madaxtooyadda Soomaaliya kama hadlin kulankan la qorsheeyay in ay yeeshaan Madaxweyne Xasan Shiikh iyo hoggaanka dowlad goboleedyada Koofur Galbeed, Galmudug iyo Hir-Shabeelle.

Maxaa Natiijo ah oo Laga filan karaa safarka markale Madaxweyne Xasan Shiikh ku tagayo Kismaayo.?

Qamiis, 23 Oct 2025 {HMC} Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud in mar kale dib ugu laaban doono magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubbaland.

Sida ilo xog ogaal ah ay sheegeen Madaxweynaha ayaa kulan gaar ah la yeelan doona Axmed Madoobe, isagoo kala hadli doona khilaafka mudada sannadka taagan ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo maamulkaasi.

Kulanka oo noqonaya kii labaad ee muddo bil gudahood ah yeeshaan Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Axmed Madoobe ayaa rajo laga muujinaya in lagu gaaro heshiis meesh ka saara khilaafka hore u jiray.

Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa hore ugu adkeysay in Kismaayo lagu qabto doorasho xor ah oo la isku raacsan yahay, si xaqooda ay u helaan bulshada deegaannada Jubbaland.

Warar soo baxaya ayaa tilmaamaya in Madaxweyne Axmed Madoobe qaban doono doorashada goleyaasha deegaanka oo qof iyo cod ah, isla markaasna hirgali doono qorshaha dowladda Federaalka.

Kulanka Kismaayo ayaa waxaa garwadeen ka ah dowladaha dariska oo ay ugu horreyso Kenya.

5 bishaan October ayuu Madaxweyne Xasan Shiikh safar qaatay laba cisho ku tagay magaalada Kismaayo, isagoo kulan uu la yeeshay Axmed Madoobe ku soo dhammaaday natiijo la’aan waxaana lagu ballamay wareeg kale.

Wixii warar ee ka soo kordha halkaan kala soco