Home Blog Page 555

Dowladda Soomaaliya oo dajisay nidaam aysan dalka uga bixi karin xubnaha Shabaab iyo Daacish?

0

Isniin, 8 Sep 2025 {HMC} Hay’adda Socdaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay si adag uga shaqeynayso la dagaallanka xagjirnimada iyo sugidda ammaanka xuduudaha iyadoo kaashaneysa saaxiibada caalamiga ah, sida uu sheegay Agaasimaha Guud, Mustaf Sheekh Cali Dhuhulow, oo la hadlay wakaaladda wararka Anadolu oo laga leeyahay dalka Turkiga.

Mustafe Dhuhulow ayaa sheegay in hay’addu si gaar ah xoogga u saareyso ka hortagga xubnaha Al-Qaacida, ISIS iyo Al-Shabaab si aanay dalka ugu soo gudbin ama uga bixin. Saddex bilood ka hor ayuu agaasimuhu sheegay inay hirgeliyeen nidaamka PISCES, oo ay Mareykanku taageereen, kaas oo xaqiijinaya inaan qofna dalka uga bixin ama ugu soo gelin iyadoo aanay jirin diiwaan rasmi ah. Wuxuu intaas ku daray inay heshiis la galeen Interpol si loo adeegsado liiska kormeerka caalamiga ah.

Sidoo kale wuxuu xusay in hey’addu xiriir dhow la leedahay dalal ay ka mid yihiin UK, Jarmalka, Iswiisarlaand, Norway iyo Finland, kuwaas oo ballan qaaday inay sii xoojinayaan iskaashiga dhinaca socdaalka iyo amniga.

Markii uu ka hadlayay kaalinta Turkiga, Dhuhulow wuxuu ku tilmaamay in Turkigu yahay xulafo aad ugu dhow dagaalka lagula jiro Al-Shabaab, isagoo ku sifeeyay walaal muddo dheer garab taagan Soomaaliya.

Dhuhulow wuxuu hoosta ka xarriiqay in hay’addu si adag uga shaqeyneyso la dagaallanka xagjiriinta. Waxa uu xusay in hay’addu hubiso inaanay jirin socdaalayaal sharci-darro ah oo ka imaanaya ama u socda Soomaaliya, isla markaana dadaallada socda ay horseedeen in socdaalka Soomaaliya uu noqdo qayb muhiim ah oo ka mid ah nidaamka dowliga ah.

DS oo dajisay nidaam aysan dalka uga bixi karin AS iyo Daacish

Isniin, 8 Sep 2025 {HMC}  Hay’adda Socdaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay si adag uga shaqeynayso la dagaallanka xagjirnimada iyo sugidda ammaanka xuduudaha iyadoo kaashaneysa saaxiibada caalamiga ah, sida uu sheegay Agaasimaha Guud, Mustaf Sheekh Cali Dhuhulow, oo la hadlay wakaaladda wararka Anadolu oo laga leeyahay dalka Turkiga.

Mustafe Dhuhulow ayaa sheegay in hay’addu si gaar ah xoogga u saareyso ka hortagga xubnaha Al-Qaacida, ISIS iyo Al-Shabaab si aanay dalka ugu soo gudbin ama uga bixin. Saddex bilood ka hor ayuu agaasimuhu sheegay inay hirgeliyeen nidaamka PISCES, oo ay Mareykanku taageereen, kaas oo xaqiijinaya inaan qofna dalka uga bixin ama ugu soo gelin iyadoo aanay jirin diiwaan rasmi ah. Wuxuu intaas ku daray inay heshiis la galeen Interpol si loo adeegsado liiska kormeerka caalamiga ah.

Sidoo kale wuxuu xusay in hey’addu xiriir dhow la leedahay dalal ay ka mid yihiin UK, Jarmalka, Iswiisarlaand, Norway iyo Finland, kuwaas oo ballan qaaday inay sii xoojinayaan iskaashiga dhinaca socdaalka iyo amniga.

Markii uu ka hadlayay kaalinta Turkiga, Dhuhulow wuxuu ku tilmaamay in Turkigu yahay xulafo aad ugu dhow dagaalka lagula jiro Al-Shabaab, isagoo ku sifeeyay walaal muddo dheer garab  taagan Soomaaliya.

Dhuhulow wuxuu hoosta ka xarriiqay in hay’addu si adag uga shaqeyneyso la dagaallanka xagjiriinta. Waxa uu xusay in hay’addu hubiso inaanay jirin socdaalayaal sharci-darro ah oo ka imaanaya ama u socda Soomaaliya, isla markaana dadaallada socda ay horseedeen in socdaalka Soomaaliya uu noqdo qayb muhiim ah oo ka mid ah nidaamka dowliga ah.

Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galaya furitaanka biya xireenka GERD ee Itoobiya?

0

Isniin, 8 Sep 2025 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalaya furitaanka Biyo Xireenka GERD ee Itoobiya oo qorshaha yahay inuu beri qabsoomo.Somali fashion

Saraakiil katirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh aqbalay martiqaadka munaasabadda xarig jarka GERD.

Abiye Axmed ayaa la filayaa inuu munaasabadaasi geeyo madax badan oo Afrika ah oo Addis u jooga ka qeyb galka shirka Cimilada ee Afrika.

Si kastaba, biyo xireenkan ay Itoobiya korontada ka dhalinayso wuxuu leeyahay waji colaadeed, iyadoo Masar iyo Suudaan ay si wadajir ah u sheegeen inay ka soo horjeedaan iskuday kasta oo Itoobiya ku go’aaminayso qulqulka biyaha wabiga Niilka.

Waxaa sare usii kacaya walaac ku saabsan suuragalnimada iney qaraxdo xiisad militari oo u dhexeysa Itoobiya iyo Eriteriya, iyadoo dadka falanqeeya siyaasadda gobolka ay tilmaamayaan in xaaladda ay marayso meel xasaasi ah.

Trump oo digniintii u danbeysay siiyay Xamaas?

0

Isniin, 8 Sep 2025 {HMC} Xamaas ayaa sheegay in ay Maraykanka ka heleen hindisayaal loo soo marsiiyay dhexdhexaadiyayaasha oo ku saabsan sidii xabbad joojin looga gaadhi lahaa Qasa.Somali fashion

Bayaan ka soo baxay Maraykanka oo Donald Trump uu ugu yeedhay digniintii ugu dambaysay ee Xamaas ee ku aaddan in ay aqbasho heshiiska lagu sii daynayo la haystayaasha Israa’iil.

Sida ay sheegtay warbaahinta Israa’iil, soo jeedintii ugu dambaysay ayaa ah in dhammaan 48 qof oo la haystayaal ah oo intooda badan ay dhinteen la sii daayo maalinta ugu horraysa ee xabbad joojinta si loogu beddelo kumanaan maxaabiis Falastiiniyiin ah. Waxaa sidoo kale la rajaynayaa wadahadal ku saabsan joojinta dagaalka.

Israa’iil ayaa la sheegay in ay si dhab ah uga fiirsan doonto qorshahan.

Puntland oo ciidamo geysay gobolka Sool si ay uga hortagaan diiwaan galinta doorashada qof iyo cod ee Dowladda Federaalka?

0

Isniin, 8 Sep 2025 {HMC}Puntland ayaa ciidamo geysay degaano ka tirsan gobolka Sool, si ay u hor istaagto diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka qof iyo cod ee ay dowladda federaalka iyo maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ka bilaabeen halkaas.

Warar aan helnay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Puntland ay gaareen degmada Boocame iyo degaanka Falariyaale ee gobolka Sool, iyagoo qorshahoodu yahay inay ka hortagaan diiwaangelinta doorashada ee uu halkaas ka sameynayo guddiga doorashooyinka federaalka iyo kan maamulka Waqooyi Bari.

Degaanadan waxaa kasoo jeeda madaxweyne ku xigeenka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, oo si cad uga soo horjeeda in halkaas laga qabto diiwaangelin.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa la sheegay inuu adeegsanayo ciidamo beeshiisa ah, kuwaas oo loo diyaariyay inay xabbad kala hortagaan cid kasta oo isku dayda inay diiwaangelinta fuliso.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa dhowaan safar ku tagay degaanadan, wuxuuna sheegay in ay qayb ka yihiin maamulka Puntland, isagoo sidoo kale halkaas ka dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo Puntland halkaas ka hirgelinayo.

Si kastaba ha ahaatee, dhaqdhaqaaqyadan ciidan ayaa laga cabsi qabaa inay xiisad colaadeed ka dhex abuuraan Puntland iyo maamulka Waqooyi Bari.

Dhawaan, madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdiqaadir Axmed Firdhiye, iyo wasiirka arrimaha gudaha dowladda federaalka ayaa dhowaan magaalada Laascaanood ku daahfuray diiwaangelinta doorashooyinka qof iyo cod ee dowladaha hoose.

Governor of Banadir Inaugurates Reconstructed Zobe Road in Mogadishu.

Monday 8,September ,2025 {HMC}  The Governor of Banadir Region and Mayor of Mogadishu, Dr. Hassan Mohamed Hussein (Mungaab), today inaugurated the newly reconstructed Zobe Road, a vital route linking the Somali Police CID headquarters to the 14th October junction.

The project, executed under a modern urban development plan, incorporates upgraded drainage systems discharging directly into the sea, along with dedicated corridors for electricity and water lines.

Mayor Muungaab underscored the Municipality’s commitment to restoring essential services through transparent governance and pledged continued investment in infrastructure projects to improve public services for the residents of Mogadishu.

Source SONNA

President Hassan Sheikh to Attend Opening of African Climate Summit in Addis Ababa

Monday 8,September ,2025 {HMC}  The Second African Climate Summit is set to open today in Ethiopia’s capital, Addis Ababa, with African leaders, including the President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, in attendance.

The summit will address the adverse impacts of climate change on the continent and seek to establish a unified African strategy to counter its threats.

President Hassan Sheikh will deliver a keynote speech highlighting Somalia’s national priorities for mitigating and managing climate change. He will also hold bilateral meetings with other participating leaders during the summit.

Source SONNA

UK boy wins court protection after Somalia escape, citing threats for apostasy.

Monday 8,September ,2025 {HMC}  A British teenager has been placed under High Court protection after escaping Somalia, where he said he faced death threats from relatives and community members for renouncing Islam.
The ruling, delivered July 17 by Mr. Justice MacDonald, declared the 16-year-old boy, identified only as “M”, a ward of court. The judge concluded that M’s “fundamental rights to life and freedom from torture” were at grave risk and that immediate protection was necessary.

M told the court he had been taken from Britain to Mogadishu by his mother six years ago, after she confiscated his passport. He said he was forced to attend religious lessons, beaten when disobedient, and threatened with placement in a Dhaqan Celis facility, re-education centers where abuse has been documented. One of his brothers was allegedly chained and beaten in such a center.
With the help of sympathizers online, M connected with a British law firm. His solicitor, James Netto, secured emergency travel documents from the Foreign, Commonwealth and Development Office. On July 15, M reached the British Embassy office inside Mogadishu’s secure zone to collect the papers. He boarded a flight the following day via Istanbul and was met in the UK by a social worker, who placed him in local authority care.

M told the court he had received explicit death threats online and from relatives after questioning his faith. In one message, he was warned, “It’s just a matter of days until we find out where you are … we will not let you rest.”

The High Court heard evidence from human rights reports detailing how suspected apostates in Somalia face imprisonment, abuse, and even execution. Justice MacDonald said the risk to M’s life was real and compounded by the lack of functioning child protection systems in Somalia.

In a rare move, the court issued a “without notice” order, meaning M’s parents were not informed beforehand, citing fears they could block his escape. While parents hold rights to family life under Article 8 of the European Convention on Human Rights, the judge ruled that those were outweighed by M’s absolute rights under Articles 2 and 3 to life and protection from torture.

“M’s circumstances are sufficiently compelling to make it necessary for this court to exercise its protective jurisdiction,” the judgment read.

M’s father, who lives in Britain, was said to support the mother’s actions. With the teenager now back in the UK, he remains under local authority care as a “looked-after child” under Section 20 of the Children Act.

Source Hiiraan online

Trump says US ready for additional sanctions against Russia in wake of deadly attacks on Ukraine.

Monday 8,September ,2025 {HMC}  US President Donald Trump said Sunday he is prepared to implement a new phase with additional sanctions on Russia, speaking in the wake of overnight attacks that killed four people and injured dozens in Ukraine.

Talking to reporters before departing for the US Open tennis final in New York City, Trump answered affirmatively when asked if he was ready to move forward with more sanctions on Russia.

The confirmation comes after Russia launched a record 818 drones and missiles overnight, according to Ukraine’s Air Force command, surpassing the previous high of 728 from July.

Trump also addressed domestic policy questions, saying that federal intervention in Chicago would not constitute warfare but rather urban cleanup efforts, despite his social media posting on Chicago alluding to a famous Vietnam War movie.

Asked about embattled Health and Human Services Secretary Robert F. Kennedy Jr., who faced tough questioning before a congressional committee last week, Trump described him as “a different kind of a guy” with “a lot of good ideas.”

Source AP

Puntland deploys troops to block voter registration in Sool region

Monday 8,September ,2025 {HMC} Puntland authorities have deployed troops to parts of the Sool region in an attempt to halt voter registration for one-person, one-vote elections launched by Somalia’s federal government and the newly declared Northeastern administration.

Residents told HOL that Puntland forces moved into Boocame district and the nearby Falariyale area, where federal and Northeastern electoral commissions had begun registration.

Both areas are home to Puntland Vice President Ilyas Osman Lugatoor, who has openly rejected voter registration there.
Local sources say the vice president is mobilizing his clan-based forces and has warned that they will resist any attempt to carry out registration. Lugatoor recently visited the contested districts, declaring them part of Puntland and laying foundation stones for development projects funded by his administration.

The moves heighten fears of armed confrontation between Puntland and the Northeastern administration, which broke away earlier this year with backing from Mogadishu. Last week, Northeastern President Abdikadir Ahmed Firdhiye, alongside Somalia’s Interior Minister, inaugurated voter registration for local elections in Las Anod.

Puntland leaders strongly oppose the creation of the Northeastern state and remain at odds with the federal government over territorial claims and election models.

Source Hiiraan online