Home Blog Page 558

Somali president appoints Mohamed Mohamud Mohamed as new rector of national university

Sunday  September 7, 2025  {HMC} Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday appointed Mohamed Mohamud Mohamed (PhD) as rector of Somali National University, replacing Prof. Osman Mohamed Mohamud, who had led the institution since 2019.

The presidency said Mohamed’s academic background and leadership experience were central to his appointment. A career educator with years of university teaching and administration, Mohamed holds a doctorate in education and is expected to guide the university through its next phase of recovery.

The appointment came a day after the presidenting to the Ministry of Education, 37,052 students sat for Grade 12 exams this year, with nearly 94 percent passing. The ministry also completed a training program for 3,000 teachers, part of a push to modernize instruction and unify curricula nationwide.

Somali National University, founded in 1954, was once regarded as one of East Africa’s leading academic centers before the outbreak of civil war in 1991 forced its closure. It reopened in 2014 after more than two decades of inactivity and has since expanded to more than a dozen faculties, offering degrees in medicine, engineering, agriculture, economics, and law. With more than 10,000 students now enrolled, it stands as Somalia’s largest and most prominent public university, playing a central role in educating the country’s future professionals.

Source Hiiraan Online

{DAAWO MUQAALKA} Midawga yurub oo malaayiin Dollar ku Ganaaxay Shirkada Google.

0
Axad 07, Sep 2025 {HMC} Midawga yurub oo malaayiin Dollar ku Ganaaxay Shirkada Google.

 

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

Wararkii ugu waa weeynaa Soomaaliya iyo Caalamka 07-09-2025

0
Axad 07, Sep 2025 {HMC} Wararkii ugu waa weeynaa Soomaaliya iyo Caalamka 07-09-2025

 

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUQAALKA} Rag kufsi Geeystay oo kasoo Muqday maxkamadda magaalada Garowe

0

Axad 07, Sep 2025 {HMC} Rag kufsi Geeystay oo kasoo Muqday maxkamadda magaalada Garowe

 

 

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUQAALKA} Nin Naafo ah oo Dhalinyarad ugu Diga ineey tuugsadaan.

0

Axad 07, Sep 2025 {HMC} Nin Naafo ah oo Dhalinyarad ugu Diga ineey tuugsadaan.

 

 

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

Axad 07, Sep 2025 {HMC} Bulshada Buur Hakaba oo Dhistay Garoon Diyaaradeed

0

 

Axad 07, Sep 2025 {HMC} Bulshada Buur Hakaba oo Dhistay Garoon Diyaaradeed

 

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUQAALKA} Itoobiya oo Diyaarisay Ciidamadii ka Howlgali lahaa Badda Cas.

0

Axad 07, Sep 2025 {HMC} Itoobiya oo Diyaarisay Ciidamadii ka Howlgali lahaa Badda Cas.

 

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Dalka itoobiya

0

 

Axad 07, Sep 2025 {HMC} Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Dalka itoobiya

 

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

Ciidanka Masaarida oo la diyaariyay Saldhigyada ay ka dagi lahaayeen Soomaaliya?

0

Axad ,07 SEPTMPER 2025 {HMC}Wafdi sare oo ka tirsan Ciidanka Masar oo maalmihii la soo dhaafey ku sugnaa gudaha dalka ayaa soo gaba gabeeyay xog aruurin ay wadeen, iyagoo tagey qaar kamid ah goobaha la geyn doono Ciidanka dalkaasi ee qeybta ka noqon doona Howlgalka Nabad Ilaalinta ee AUSSOM.

Xubnaha Saraakiisha waxaa ay booqdeen magaalooyinka Jowhar, Balcad, Mahadaay, Buurane, iyo saldhigga ciidamada cirka ee Balli-doogle, halkaas oo ciidanka Masar ee ku biiraya howlgalka AUSSOM ay ku sugnaan doonaan.

Saraakiisha Masaarada ayaa kormeeray Saldhigyada magaalooyinkaasi, si ay u ogaadaan nolosha ka jirta iyo sida Ciidanka ula qabsan lahaayeen Cimilada iyo dabeecada.

Ciidamada ayaa qeyb ka noqon doono howlgalka ka dhanka ah AS ee ka socda dalka, iyagoo taageeri doono Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo sagootiyay wafdigaasi Masaarida ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka dalkaasi, kaalinta ay ka qaadanayaan dagaalka AS.

Saraakiisha sare ee Masaarida ayaa muddo toddobaad ah ku sugnaa gudaha Soomaaliya, iyagoo la kulmay Madaxda iyo saraakiisha Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Itoobiya oo sheegtay ineysan ka quusan doonin gaaritaanka Badda cas?

0

Axad ,07 SEPTMPER 2025 {HMC}Taliyaha Kulliyadda Difaaca Itoobiya, Janaraal Bulti Tadesse oo la hadlay Ciidamo tababar loosoo xiray ayaa sheegay in Dalkiisa ay ka go’an tahay sidii u gaari lahaa Badda Cas isla markaana uga mid noqon lahaayeen awoodaha baratamaya.

Bulti ayaa sheegay in dadkiisa looga baahan yahay in ay is diyaariyaan si haddii loogu guuldaraysto nabad iyo is faham ku gaarista badda cas loo adeegsado awoodda aan laga maarmin sida uu hadalka u dhigay.

“Waxa aan diyaar u nahay Maskax iyo nafsad ahaan in aan gaarno Badda Cas, Hannaan diblumaasi, Nabad iyo Is faham waa ujeedkeenna, haddii loo baahdo in aan fulino amarka Dowladdeenna Mustaqbalka iyanna waa halkeeda” Sidaasi waxaa yiri Janaraal Bulti Tadesse oo ah Taliyaha Kulliyadda Difaaca Itoobiya.

Horay sidaan oo kale waxaa horraantii bishaan September hadal kan lamid ah shaaciyay General Teshome Gemechu oo ah Agaasimaha Guud ee Xiriirka Caalamiga ah iyo Iskaashiga Military ee Wasaaradda Gaashaandhigga.