Home Blog Page 562

Somali Trade Minister Participates in AfCFTA Ministerial Dialogue in Algeria

Saturday September 6, 2025 {HMC} The Minister of Commerce and Industry of the Federal Government of Somalia, H.E. Mohamud Ahmed Aden Geesood, attended the African Continental Free Trade Area (AfCFTA) Ministerial Dialogue held on the sidelines of the IATF 2025 exhibition in Algeria.

The meeting, hosted by Algeria’s Minister of Foreign Trade and Export Promotion, Prof. Kamel Rezig, brought together AfCFTA Secretary-General Wamkele Mene and trade ministers from across the continent to discuss ways to facilitate intra-African trade.

Discussions emphasized the urgency of moving beyond aspirations and strategies towards concrete implementation of AfCFTA, with the goal of creating jobs, boosting industrialization, and ensuring shared prosperity across Africa.

Somalia’s participation reaffirmed the Federal Government’s commitment to playing an active role in strengthening continental trade and advancing Africa’s economic integration.

The Minister was accompanied by Somalia’s Ambassador to Algeria, H.E. Yusuf Ahmed Hassan (Yusuf Jeego).

Source Sonna
   

{DAAWO MUQAALKA} Itoobiya oo hawada u marisay Digniin wadamada ka hor taagan ineey bad hesho.

0

Sabti 06, Sep 2025 {HMC}   Itoobiya oo hawada u marisay Digniin wadamada ka hor taagan ineey bad hesho.

 

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu waa weeynaa Soomaaliya iyo Caalamka 06-09-2025

0

Sabti 06, Sep 2025 {HMC} Wararkii ugu waa weeynaa Soomaaliya iyo Caalamka 06-09-2025

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUQAALKA} Ganacsade la dhuuntay Cashuurta Dowladda oo maxkamad lasoo taagay.

0

Sabti 06, Sep 2025 {HMC} Ganacsade la dhuuntay Cashuurta Dowladda oo maxkamad lasoo taagay.

 

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

Xildhibaanada Golaha Samata-Bixinta oo Guddoonka Baarlamaanka ku Eedeeyay inay baalmareen Dastuurka iyo Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka

0

Sabti 6-Sep 2025 {HMC}Xildhibaanada Golaha Samata-bixinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay xaaladda sharciyeed iyo hannaanka shaqo ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka, iyagoo si cad u muujiyay dareenkooda ku aaddan baalmarinta Dastuurka iyo Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka, taas oo ay ku eedeeyeen Guddoonka Golaha Shacabka.

Xildhibaanadu waxay xuseen in ay gudanayaan waajibaadkooda Dastuuriga ah sida ku qeexan Qodobka 61aad ee Dastuurka KMG ah ee 2012, oo tilmaamaya xilka iyo mas’uuliyadda xubnaha Baarlamaanka, iyo Qodobka 68aad, Faqradiisa 2aad oo dhigaya mudaynta kal-fadhiyada Golaha, Sidoo kale, waxay soo xiganayaan Qodobka 21aad ee Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka oo waajibinaya furitaanka kal-fadhiyada Baarlamaanka wakhtigooda.

Xildhibaanada ayaa si gaar ah u dhaleeceeyay Guddoonka Golaha Shacabka oo ay ku tilmaameen kuwo baalmarey shuruucda Golaha, kana dhigay Baarlamaankii matalayay shacabka mid aan firfircoonayn oo hoos yimaada Madaxtooyada, halkii uu ka ahaan lahaa laan madax-bannaan oo ka tirsan hay’adaha dowliga ah.

Waxay sheegeen in Guddoonku uu caado ka dhigtay in uu dib u dhigo furitaanka kal-fadhiyada Baarlamaanka, iyadoo aan jirin wax cudurdaar sharci ah.

Arrintan ayaa keentay in labada kal-fadhi ee ugu dambeysay ee Golaha Shacabka ay shaqeyn kari waayeen wax ka yar hal bil, taasoo muujinaysa heerka uu gaaray hoos u dhaca hannaanka baarlamaanka iyo shaqada ay wakiilka uga yihiin Shacabka.

Xildhibaanadu waxay arrintan ku tilmaameen dhaqan ugub ah oo aan horay loogu arag saaxadda siyaasadeed ee dalka, taasoo keentay in Baarlamaankii shacabka loo beddelo mid hoos yimaada laanta fulinta, halkii uu ka ahaan lahaa hay’ad sharci dejin madax-bannaan.

Xildhibaanada Golaha Samata-bixinta Qaranka waxay muujiyeen inay sii wadi doonaan ilaalinta Dastuurka, ilaalinta danaha shacabka Soomaaliyeed, iyo ka hortagga in la baabi’iyo doorkii sharci-dejinta ee Golaha Shacabka.

Waxayna ugu baaqeen dhammaan xildhibaanada kale, shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamka in ay isha ku hayaan dhaqdhaqaaqyada ka socda Golaha Shacabka iyo sidii dib loogu soo celin lahaa haykalka saxda ah ee dowladnimada.

{DAAWO MUQAALKA} Shacabka Maandheere oo saameyn ku yeelatay Dagaaladii dhaxmaray jubaland iyo Ciidamada Dowladda

0

Sabti 06, Sep 2025 {HMC} Shacabka Maandheere oo saameyn ku yeelatay Dagaaladii dhaxmaray jubaland iyo Ciidamada Dowladda

 

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUQAALKA} Gabar Soomaaliyeed oo lagu eedeyey In mareeykanka ka lunsatay 1 Milyan oo Dollar.

0

Sabti 06, Sep 2025 {HMC} Gabar Soomaaliyeed oo lagu eedeyey In mareeykanka ka lunsatay 1 Milyan oo Dollar.

 

 

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiye Muungaab oo garaay warsheekh iyo kulama socdo

0

Sabti 06, Sep 2025 {HMC} Gudoomiye Muungaab oo garaay warsheekh iyo kulama socdo

 

 

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUQAALKA} Saraakiil iyo xubno ka tirsan AS oo Duqeeyn lagu Dilay.

0

Sabti 06, Sep 2025 {HMC}  Saraakiil iyo xubno ka tirsan AS oo Duqeeyn lagu Dilay.

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUQAALKA} Masar oo soo gabagabeeysay halka ay Dajin leheyd Ciidamadeeda ka Howlgalay Soomaliya.

0

Sabti 06, Sep 2025 {HMC} Masar oo soo gabagabeeysay halka ay Dajin leheyd Ciidamadeeda ka Howlgalay Soomaliya.

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA