Home Blog Page 571

{DAAWO MUQAALKA} Sidee u dhacay Afduub Shacab oo ugu dambeeyn Sababay dil toogasho ah.

0

Arbaco 3, Sep 2025 {HMC} Sidee u dhacay Afduub Shacab oo ugu dambeeyn Sababay dil toogasho ah.

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Agaasime Faysal ayaa Bulshada ugu baaqay in Canshuuraha la bixiyo si dalka horumar loo Gaarsiiyo.

0

Arbaco 3, Sep 2025 {HMC} Agaasime Faysal ayaa Bulshada ugu baaqay in Canshuuraha la bixiyo si dalka horumar loo Gaarsiiyo.

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamo ka tirsan xooga Dalka loo Dardaaran loo jeediyey

0

Arbaco 3, Sep 2025 {HMC} Ciidamo ka tirsan xooga Dalka loo Dardaaran loo jeediyey

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Barnaamijka dhacdooyinka.

0

Arbaco 3, Sep 2025 {HMC} Waxaa Halkan Idin kugu Soo Gudbineyna dhacdooyinkii ugu Dambeye Caalamka  Ee  Hiiraanweyn.Somali history books

 HOOS KA DAAWO  MUUQALKA 

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 03-09/2025

0

Arbaco 3, Sep 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.Somali history books

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay Howlgal lagu dilay Madax ka tirsan AS.

Arbaco 3 Sep 2025 {HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa Faah-Faahin dheeraad ah kasoo saartay Howlgal ay iska kaashadeen Hay’adda NISA iyo Saaxiibadda Caalamka War kasoo baxay Dowladda.

Howlgal si gaar ah loo qorsheeyay, oo ay iska kaashadeen Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka, ayaa ka dhacay deegaanka Shaw ee gobolka Hiiraan, halkaas oo lagu dilay horjoogeyaal sare oo ka tirsanaa Khawaarijta iyo maleeshiyaad badan.

Horjoogeyaasha lagu dilay howlgalka ayaa kala ahaa Cabdullaahi Xasan Cumar, oo Khawaarijta ugu magacownaa waxa ay ugu yeeraan Amniyaadka Hirshabeelle; Horjooge lagu soo koobay magaciisa Cusaam, oo ka tirsanaa qaybta Maaliyadda; iyo labo horjooge ah kuwaasi oo kala ahaa Horjooge Qudaame Dheere iyo Cabdul Ladhiif.
Ciidamada ayaa si gaar ah u beegsaday xarun ay horjoogeyaashan ku sugnaayeen, iyada oo si buuxda loo soo afjaray dhammaan horjoogeyaashan iyo ku dhowaad 10 ka tirsan maleeshiyaadka Argagixisada.

Howlgalkan ayaa qeyb ka ah bartilmaameedyada joogtada ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa shacabka iyo Saaxiibada Caalamka, ay ku dabar goynayso cadowga Khawaarijta ah.

Somali State Minister Receives Copy of Credentials from Dutch Ambassador

Wednesday  3,Sep 2025 {HMC} The State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation, Honorable Ali Mohamed Omar, received a copy of the credentials of His Excellency Henk Jan Bakker, the newly appointed Ambassador of the Kingdom of the Netherlands to Somalia, during a ceremony held on Wednesday in the Somali capital.

Hon. Ali Mohamed Omar welcomed Ambassador Bakker, wishing him success in his mission, and highlighted the importance of strengthening collaboration and promoting shared interests between Somalia and the Netherlands.

Ambassador Henk Jan Bakker expressed pride in representing his country in Somalia and reaffirmed his commitment to fostering bilateral ties and advancing cooperation to benefit both nations.

The presentation of credentials signifies a key step in consolidating diplomatic relations and enhancing partnership initiatives between Somalia and the Netherlands.

Source Sonna .

{DAAWO MUQAALKA} Barnaamijka dhacdooyinka 03 09 2025.

0

Arbaco 3, Sep 2025 {HMC}  Waxa Halkaan idinkugu Gudbinenaa Barnaamijka dhacdooyinka.

HOOS KA DAAWO DHACDOOYINKA

{DAAWO MUQAALKA} 20 Sano kadib soomaali Dalkooda Dib loogu soo celiyey

0

Arbaco 3, Sep 2025 {HMC}  20 Sano kadib soomaali Dalkooda Dib loogu soo celiyey

 

 HOOS KA DAAWO  MUUQALKA

President Hassan Sheikh Receives Credentials of New EU and Dutch Ambassadors to Somalia

Wednesday  3,Sep 2025 {HMC}  The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, today received the credentials of two newly appointed ambassadors during a ceremony held at the State House in Mogadishu.

The diplomats included Her Excellency Francesca Di Mauro, the new Ambassador of the European Union (EU) to Somalia, and His Excellency Henk Jan Bakker, the new Ambassador of the Kingdom of the Netherlands to Somalia.

President Hassan Sheikh Mohamud congratulated both ambassadors on their new assignments and assured them of the full cooperation and support of the Somali people and government as they carry out their diplomatic missions.

For their part, Ambassadors Di Mauro and Bakker expressed gratitude for the warm reception, reaffirming their commitment to strengthening cooperation with Somalia in the areas of peace, development, and reconstruction.

The accreditation of the new EU and Dutch envoys marks another step in Somalia’s deepening engagement with its international partners.

Source Sonna .