Home Blog Page 573

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu waa weeynaa Soomaaliya iyo Caalamka 03-09-2025

0

Arbaco 3, Sep 2025 {HMC} Wararkii ugu waa weeynaa Soomaaliya iyo Caalamka 03-09-2025

 

 HOOS KA DAAWO  MUUQALKA

{DAAWO MUQAALKA} AS Diin mahaayaan ee haalala Dagaalamo “Garyaqaan Socdaal”

0

Arbaco 3, Sep 2025 {HMC} Halkan ka daawo Wararkii ugu waa weeynaa Soomaaliya iyo Caalamka 02-09-2025AS Diin mahaayaan ee haalala Dagaalamo “Garyaqaan Socdaal”

 

 

 HOOS KA DAAWO  MUUQALKA

Mayor of Mogadishu Receives Turkish Ambassador, Highlights Strategic Cooperation

Wednesday  3,Sep 2025 {HMC}    – The Governor of Banadir Regional Administration and Mayor of Mogadishu, Dr. Hassan Mohamed Hussein (Muungaab), today received the Turkish Ambassador to Somalia, His Excellency Alper Aktas, at Mogadishu City Hall during an honorary visit.

Dr. Muungaab welcomed the Ambassador with fraternal protocol and emphasized the longstanding importance of Turkey–Somalia relations in supporting the reconstruction, security, and development of the capital city.

He underscored Turkey’s pivotal role since 2011 in humanitarian assistance, as well as the continuation of a strategic partnership that includes infrastructure reconstruction, military training, counter-terrorism, social service development, and major projects such as the establishment of a satellite base.

The Mayor pledged that the Banadir Regional Administration remains committed to facilitating Turkish investment and development initiatives in Mogadishu. He further expressed the municipality’s interest in building cooperation and exchanging experiences with major Turkish cities to enhance essential services such as sanitation, road networks, sewage systems, firefighting, and emergency response.

Ambassador Alper Aktas reaffirmed his country’s steadfast and unconditional support for Somalia’s state-building, peace-building, and development efforts. He also expressed Turkey’s commitment to assisting Somalia in advancing its democratic agenda, particularly preparations for the One Person, One Vote elections in Mogadishu and across the regions.

The meeting reinforced the strong partnership between Somalia and Turkey, highlighting shared priorities in development, governance, and the well-being of Mogadishu’s residents.

Source sonna

Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Magaalada Baladweyne.

0

Arbaco 3,Sep 2025 {HMC} Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Xaafada Buundo weeyn ee Magaalada Baladweyne

iska hor imaadka ayaa udhaxeeyey Dableey Hubeeysan oo ku sugnaa Xaafada Buundo weeyn iyo Ciidamada Booliska Waxaana ka dhashay Khasaaro kala Duwan, inta la xaqiijiyey waxaa iska hor imaadkan ku dhaawacmay Dhaqane Cabdullaahi Wehliye oo loo yaqaano Xiirane oo ah Macalin Tababare oo ka tirsan Ciidanka Boliiska soomaaliya

Si dhab ah looma oga sababta ka dambeeysay iska imaadka Ciidamada Amaanka iyo Maleeshiyada Hubeeysan ee dagan Xaafada Buunda-weyn.

illaa haatan majirto wax war ah oo kasoo baxay laamaha amniga magaalada Baladweyne oo ay kaga hadlayaan iska hor imaadka maanta ka dhacay Xaafada Buuno weeyn ee Magaalada Baladweyne.

Wixii faah faahin ah kala Soco Hiiraanweyn.

Ilhaan Cumar oo la sheegay in ay haysato $30 Milyan xilli ay ku doodday in aanay Milyaneer ahayn?

0

Arbaco 3,Sep 2025 {HMC}Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa lasoo bandhigay dhaqaalaha ay heysato iyada oo la sheegay in hantideeda korortay sanadihii u dambeeyay, waxaa lagu sheegay in ay gaarayso $30 Milyan oo doollar sida lagu sheegay daraasaddaan.

Ilhaan oo katirsan Xisbiga Dimuqraadiga ayaa mar wax laga weydiiyay lacagtaan waxa ay sheegtay in aanay ahayn Milyaneer, waxa uu hadalkaas dhaliyay dood iyo falanqayn qabsatay Warbaahinta gudaha Maraykanka iyo tan dibadda.

Hantida Ilhaan iyo Seygeeda Tim Mynett waxa ay u dhaxeysaa $6 Milyan oo doollar ilaa $30 Milyan oo doollar, lamaanahaan ayaa dhaqaale ka sameeyay ganacsiga u gaarka ah iyada oo warshado u shaqeeya sida dabagalka lagu ogaaday.

Sanadihii 2023 iyo 2024 waxaa kordhay dakhliga Xildhibaan Ilhaan Cumar, waxa ay sheegashadaas ama warbixinnadaas ku tilmaamtay in ay yihiin kuwo been abuur ah oo la dhoodhoobay tan iyo doorashadeeda.

“Tan iyo markii la idoortay waxaa jiray warar been abuur ah oo la iga faafinayay, sida in aan dhaqaale badan haysto waana been abuur, anigu ma ihi milyaneer” Sidaasi waxaa tiri Xildhibaan Ilhaan Cumar oo la hadashay Business Insider horraantii Sanadkaan.

Ilhaan waxa ay siyaasad ahaan is hayaan Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, waxaa liiska dagaalkaan afka ah kusoo biiray xubno intooda badan la safan Hoggaamiyaha Dalkaas kuwaas oo adeegsaday ereyo xanaf leh iyo baaritaanno shakhsi.

{DAAWO MUQAALKA} Taliyaha AFRICOM oo AUSSOM iyo Jabuuti kala hadlay

0
Arbaco 3, Sep 2025 {HMC}Taliyaha AFRICOM oo AUSSOM iyo Jabuuti kala hadlay

 

 HOOS KA DAAWO  MUUQALKA

Somali, Serbian officials discuss security and defense cooperation in Belgrade

Wednesday  3,Sep 2025 {HMC}   Somalia’s Defense Minister Ahmed Moallim Fiqi met Tuesday with senior Serbian officials in Belgrade to discuss strengthening bilateral cooperation, particularly in security and defense.

Fiqi held talks with Serbia’s Deputy Prime Minister and Interior Minister Ivica Dačić and the Director of the Security and Information Agency, Vladimir Orlić. The meetings focused on enhancing collaboration in internal affairs, security, and the exchange of expertise, according to officials.

The Somali minister also met with Serbian Defense Minister Bratislav Gašić. Both sides emphasized the importance of deepening ties and building a strategic partnership.

Somalia and Serbia have longstanding relations rooted in the Non-Aligned Movement, dating back to the Cold War. The two governments say they share a mutual interest in advancing cooperation in defense, security, and governance.

Sorce HIiraan Online .

Yusuf Ali Hamud arrived in the UK two decades ago to seek asylum, but after a criminal conviction for a serious assault, he was stripped of his right to work.

Wednesday  3,Sep 2025 {HMC}  A former asylum seeker wants the government to send him back to his home country Somalia because he believes it is “not safe” living in a market town in Warwickshire.

Yusuf Ali Hamud arrived in the UK two decades ago to seek asylum, but after a criminal conviction for a serious assault, he was stripped of his right to work.

He lives in Nuneaton and has claimed that over the last five months he has been asking to be deported to Somalia, but said he is still waiting for a Home Office response.

“The country is not safe,” the 50-year-old told Sky News’s Shamaan Freeman-Powell. “But my country [Somalia], now, I’m safe. I want to go back.”

“The Home Office, they are ignoring me,” he said.

He said if he didn’t have the right to work or refugee status in the UK, “why am I here?”

Mr Hamud said he didn’t want to “come here to eat and sleep, like [a] baby” and would rather return to his home country which has been gripped by an ongoing civil war since 1991.

Data from a league table published earlier this year shows there were 19,244 foreign offenders awaiting deportation at the end of 2024, a rise from 17,907 when the Conservatives left office in July and 14,640 at the end of 2022.

Asked about Mr Hamud’s case, the Home Office told Sky News it cannot comment on individual cases, but said it always seeks to ensure the removal of those who have committed serious crimes in the country, whether that’s through enforced deportations or voluntary returns.

Under plans yet to come into force, the government has said it will deport foreign criminals immediately after sentencing.

A few years ago, the number of asylum seekers in Nuneaton was in the single digits, but the figures have since grown to 247 by June this year.

The latest figures show there are 19 asylum seekers per 10,000 residents, placing Nuneaton 87th in the country in terms of concentration.

Nuneaton has become a flashpoint for anti-migrant unrest after two men, reported to be Afghan asylum seekers, were accused of sexually assaulting a 12-year-old girl.

A Sky News interview with Zahin, a 32-year-old businessman, was interrupted by a group of women who shouted and swore at the camera.

“You’re trying to rape our kids,” shouted one of the women. They were accompanied by children and one held a pint of lager.

“That’s the issue with having youse [sic] in our country, you’re raping our kids,” one woman shouted.

Zahin, who relocated to Nuneaton from Malawi when he was six years old, asked the women: “What you teaching them kids?”

He later said he believes he was targeted because the women assumed he was Muslim and added: “For them to accuse us of a crime, that’s unfair, that is unjust.”

“I love this town,” he said.

Source Hiiraan ONLIne

Taliyaha cusub AFRICOM & Madaxda DFS Ayaa Maanta Lagu Wadaa In Ay Kulmaan.

Arbaco 3,Sep 2025 {HMC} Janaraal Dagvin Anderson oo ah Taliyaha cusub ee Howlgalka Maraykanka Qaaradda Afrika ee (AFRICOM) ayaa maanta lagu wadaa in uu la kulmo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud & Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Janaraal Odowaa Yuusuf Raage, waxa ay kawada hadlayaan dardargelinta howlgallada ka dhanka ah AS.

Taliye Anderson oo shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa kulamo hordhac ah la qaatay Saraakiisha Maraykanka ee Soomaaliya jooga, kuwa Midowga Afrika ee AUSSOM iyo diblumaasiyiin kale, barasho kaddib waxa uu kala hadlay sidii loo dardargelin howlgallada lagu beegsanayo ‘AS’ sida ay xaqiijiyeen ilo ku dhow kulamadaas.

Dagvin Anderson oo waaya arag u ah howlgallada AFRICOM ayaa kaalin wayn ka qaatay howlgalkii lagu badbaadiyay ciidanka Maraykanka ee saldhigga ku lahaa Xerada Manda bay ee Dalka Kenya kaddib markii weerar toos ah ay ku qaadeen ‘AS’ sida lagu muujiyay warbixin dhowaan laga soosaaray waxqabadkiisa.

Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in uu xoogga saarayo howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ si looga hortago halista ku horgudban Danaha Maraykanka iyo saaxiibada uu gobolka ku leeyahay, waxaa isbaddel lagu sameeyay hoggaanka cusub ee Taliska AFRICOM si loo dardargeliyo sida hadalka loo dhigay.

Maxa Ku Dhacay Madaxweynaha Maraykanka ?

Arbaco 3,Sep 2025 {HMC}   Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo saamayn jireen uu ku sheegay gacmihiisa xannuun ku dhacay ayaa billaabay in uu adeegsado dawooyin iyo waxyaabaha la isku qurxiyo si aanay jirkiisa looga dareemin dhaawaca ka muuqda.

Xannuunka ku dhacay Madaxweynaha Maraykanka waxa uu ku sababay in xididada gacmihiisu bararaan maadaama aanay awoodin in dhiigga dib ugu celiyaan Wadnihiisa, xaaladdaan ayaa sababtay in uu si joogta ah ugu dhawaado dhaqaatiirtiisa sida wararku sheegayaan.

Wargayska The Telegraph oo soo xigtay dhaqtarta Madaxweyne Donald Trump ee lagu magacaabo Sean Barbabella ayaa isbaddelka gacanta Madaxweynaha Maraykanka ka muuqda uu yimid kaddib markii uu kordhiyay isticmaalka Kaniiniga loo garanayo Asprin.

Si gacanta Madaxweyne Trump aan looga arkin madowga ama isbaddelka ku dhacay waxaa si joogta ah loo marinayaa budada la isku qurxiyo ee Make up loo yaqaan, tani waxa ay meesha ka saari kartaa in si fudud loo kala garto gacanta xannuunsan iyo tan caafimaadka qabta.

Dhowaan Waxaa Baraha Bulshada lagu faafiyay in uu geeriyooday Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyada oo arrintaas sabab looga dhigay in maalmo la waayay muuqiisa iyo maqalkiisa inkasta oo markii dambe hadalkaas la beeniyay.