Home Blog Page 633

Israel kills 73 in Gaza as UK, EU and others slam ‘unimaginable’ suffering.

0

Wednesday, 13, Aug 2025 {HMC} Israeli forces have killed at least 73 Palestinians in Gaza in the past 24 hours, according to medics, as two more people, including a six-year-old child, died from Israel-induced starvation in the coastal enclave.

Those killed on Tuesday included 19 aid seekers, as the European Union and 26 countries, including Canada, France and the United Kingdom, condemned the “unimaginable levels” of suffering in Gaza and called for urgent action to halt and reverse the unfolding famine in the war-torn territory.

Survivors of the latest attacks on aid seekers, which took place near the Zikim crossing in northern Gaza, described horrific scenes.

“There was gunfire all around; we didn’t know what was happening. People were dying in front of us, bullets flying between our legs, and we couldn’t do anything,” said a man who gave his name as Sayyid.

“We got here to get a bite to eat, but we can barely make it. We’re exhausted, we’re dying… a piece of bread can now cost your life.”

Another survivor, Mohammed Abu Nahl, described crawling on his stomach, “with bullets flying all around”, as the wounded and dead lay all around him.

“The dead were lying beneath us, and we were pulling them out,” he said. “I came here just to feed my children. I have no money to buy food. If I had food and water, I wouldn’t come here. What should I do? Steal? Loot?

“We call on all countries to stand with us, to stop the war, and to end our suffering.”

The killings at Zikim take the death toll of aid seekers to more than 1,838 since late May, when the notorious United States-backed GHF began its operations in the Gaza Strip.

The Nasser Medical Complex, meanwhile, announced the deaths of six-year-old Jamal Fadi al-Najjar and 30-year-old Wissam Abu Mohsen from malnutrition.

This came shortly after Gaza’s Ministry of Health said that five more people had died of famine within 24 hours, bringing the total number of starvation-related deaths since the start of Israel’s war to 227. The victims include more than 100 children.

The worsening crisis has prompted strong denunciation from dozens of Western nations.

“The humanitarian suffering in Gaza has reached unimaginable levels,” the joint statement from the EU and the foreign ministers of 26 nations said. “Famine is unfolding before our eyes. Urgent action is needed now to halt and reverse starvation. Humanitarian space must be protected, and aid should never be politicised.”

The countries, which also include Australia and Japan, went on to denounce the use of “lethal force” at food distribution sites.

“We call on the government of Israel to provide authorisation for all international NGO aid shipments and to unblock essential humanitarian actors from operating,” they added.

Israel attacks ‘safe zones’, rescue workers
As the number of Israeli-imposed hunger-related deaths continues to rise, the World Health Organization (WHO) on Tuesday urged Israel to allow it to stock medical supplies in Gaza before the Israeli military proceeds with its plan to seize Gaza City, a move that has also drawn international condemnation.

“We want to stock up, and we all hear about ‘more humanitarian supplies are allowed in’. Well, it’s not happening yet, or it’s happening at a way too low a pace,” said Rik Peeperkorn, the WHO’s representative in the occupied Palestinian territory.

Palestinian Civil Defence spokesperson Mahmoud Basal said that Israel’s bombardment of Gaza City has intensified for three consecutive days. The military is using “all types of weapons… bombs, drones, and also highly explosive munitions that cause massive destruction to civilian homes”.

Rescue operations have also come under fire. The Civil Defence said one of its members, Abdul Rahman Maher Abu Latifa, was killed in an Israeli strike on his tent in al-Mawasi. Both his parents were also killed. The service said 137 of its members have been killed since the war began.

Another paramedic, Noah al-Shagnoubi, described being attacked while trying to help wounded people in Gaza City.

“I went to rescue a lady,” he said, lying on a hospital bed, covered in blood.

“Suddenly, I saw a green light directed at me. I fell to the ground and woke up to find myself bleeding. I woke up and kept crawling, found a living child, took him, and jumped with him from the second floor,” al-Shagnoubi added.

Footage verified by Al Jazeera showed the aftermath of an Israeli attack on central Gaza City, with a stream of blood running down the street as people carried a wounded man to a vehicle.

Al Jazeera’s Hind Khoudary, reporting from Deir el-Balah in central Gaza, said that Israeli forces also struck multiple areas across Gaza, including al-Mawasi, designated by Israel as a “safe zone”. A family of five were killed in their makeshift shelter there in the predawn hours.

Israel ‘blocking’ food items

Israel is also blocking the entry of more than 430 food items into Gaza, despite allowing some aid trucks through last month under international pressure, Gaza’s Government Media Office said on Tuesday.

In a statement, it said the banned items include “frozen meat of all kinds, frozen fish, cheese, dairy products, frozen vegetables, and fruits”, along with “hundreds of other items needed by the starving and sick”.

It added that Israel had directly targeted food sources, by not just preventing aid, but deliberately bombing 44 food banks, killing dozens of workers in them, and hitting “57 food distribution centres with bombardment”.

Earlier, the office accused Israel’s Coordination of Government Activities in the Territories (COGAT), the military body reporting on aid deliveries into the enclave, of “a pathetic attempt to cover up an internationally documented crime, the systematic starvation of the population of the Gaza Strip”.

This comes a day after Israel targeted and killed a team of Al Jazeera journalists in Gaza City, an attack that has sparked protests in countries across the world.

Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu has not given a clear timetable for his plans to take over Gaza City, forcibly displacing nearly 1 million Palestinians, saying on Sunday that it would happen “fairly quickly”.

Palestine’s Ministry of Foreign Affairs has blamed the international community for inaction over “the genocide of our people” in Gaza, and urged global powers to uphold their moral, legal and political obligations.

“Despite the international consensus… on the need to implement international humanitarian law and human rights, the occupying power [Israel] continues to expand its aggression and deepen its use of starvation, thirst, and denial of medical treatment as weapons in the war,” it said in a statement on X.

Gaza’s Health Ministry reported that Israel’s war has killed 61,599 Palestinians and wounded 154,088 since October 7, 2023.

Source: Al Jazeera and news agencies

{DAAWO MUUQAALKA} Aabe Lagu Eedeeyey Dilka Gabadhiisa oo Maxkamada Ciidanka La soo taagay.

0

Arbaco 13, Aug 2025 {HMC} Aabe Lagu Eedeeyey Dilka Gabadhiisa oo Maxkamada Ciidanka La soo taagay.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Israa’iil oo ku dhaw 300 Saxafiyiin ku dishay Qasa 7-dii October 2023 ilaa 2025.

0

Arbaco, 13, Aug 13, 2025 {HMC} Tan iyo markii Israa’iil bilowday dagaalka ka socda Qasa 7-dii Oktoobar 2023, beegsiga saxafiyiinta ayaa noqday mid joogto ah oo u muuqda qorshe la dhisay sida ay sheegtay Al Jazeera. Saxafiyiinta ku sugan Qasa waxay noqdeen badhtilmaameedyo, iyaga oo lagu dilayo weerarro si ula kac ah loogu fuliyo meelaha ay ka shaqeeyaan.

Tirakoobyo ay diyaariyeen hay’adaha madaxbannaan ayaa muujinaya in ku dhawaad 270 saxafi iyo shaqaale warbaahineed lagu dilay Qasa muddo 22 bilood ah. Celcelis ahaan, 13 saxafi ayaa bishii ku nafwaaya weerarrada Israa’iil, taasoo ka dhigtay dagaalkan kii ugu dhimashada badnaa ee abid ku dhaca wariyeyaasha.

Beegsiga saxafiyiinta ayaa dhacaya xilli warbaahinta caalamiga ah laga mamnuucay inay gudaha u gasho Qasa. Taas macnaheedu waa in wariyeyaasha reer Falastiin ay yihiin indhaha iyo dhegaha kaliya ee caalamku ku ogaan karo waxa ka socda halkaas. Dilkoodu wuxuu si toos ah u xidhayaa marin kasta oo xaqiiqada lagu soo bandhigi karo.

Weeraradii ugu dambeeyay ayaa lagu beegsaday xarumo saxaafadeed iyo goobaha ay wariyeyaashu ku shaqeeyaan, sida teendhooyinka agagaarka isbitaallada iyo meelaha gargaar bixinta. Waxaa dhacday in si gaar ah loo beegsado baabuurta ay ku calaamadsantahay “PRESS” oo ah calaamada warbaahinta iyo wariyayaasha xidhan jaakadaha warbaahinta.

Hay’adaha xuquuqda aadanaha sida Amnesty International iyo Wariyayaasha Aan Xuduuda Lahayn ayaa ku tilmaamay dilalkaas dambiyo dagaal, maadaama uu sharciga caalamiga ahi uu si cad u difaacayo wariyeyaasha goobaha dagaalka. Waxay ku baaqeen in la sameeyo baadhitaan madax-bannaan, balse ilaa hadda tallaabo muuqata lama qaadin.

Xukuumadda Israa’iil waxay marar badan sheegtay in ay beegsanayso “badhtilmaameedyo militari”, balse dhacdooyinka la xaqiijiyay waxay muujinayaan in weerarradu ay yihiin kuwo qorshaysan oo lagu badhtilmaameedsanayo codadka soo bandhiga xasuuqa gudaha Qasa.

Dilka saxafiyiinta Qasa ma aha dhacdo cusub, balse waa qayb ka mid ah taariikhda dheer ee beegsiga wariyeyaasha Falastiin. Shireen Abu Akleh, oo ahayd weriye Al Jazeera ka hawl gasha, ayaa lagu dilay 2022 iyadoo ku guda jirtay shaqadeeda, dhacdadaasna oo aan weli caddaalad loo helin.

Waxaa jira cabsi ah in dilalka joogtada ah ee saxafiyiintu ay abuuraan “war la’an” iyo xaalad la waayo cid si madax-bannaan u diiwaangelisa xadgudubyada iyo dambiyada dagaalka ee ka dhacaya gudaha Qasa. Tani waxay Israa’iil siin kartaa xorriyad ay ku fuliso ficilladeeda iyada oo aan caddayn muuqata laga hayn.

Saxafiyiinta gudaha Qasa waxay ka howlgalaan duruufo aad u adag – gaajo, koronto la’aan, qalab xaddidan, iyo khatar joogto ah oo weerarro ah. Si kastaba, waxay sii wadaan gudashada waajibkooda si ay bulshada caalamka ugu soo gudbiyaan xaqiiqada dhabta ah.

Beegsiga wariyeyaasha waxaa loo arka in uu yahay weerar ka dhan ah xorriyadda saxaafadda, taas oo ah tiir muhiim u ah bulshada dimuqraadiga ah. Marka saxafiyiintu aamusan yihiin, waxay ka dhigan tahay in runta la aamusiyay, taas oo dhaawac weyn ku ah isla xisaabtanka iyo ilaalinta xuquuqda aadanaha.

{DAAWO MUUQAALKA} Dhacdooyinkii ugu Danbeeyay Caalamka 13-08-2025

0

Arbaco 13, Aug 2025 {HMC} Dhacdooyinkii ugu Danbeeyay Caalamka 13-08-2025

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Jubbaland oo sheegtay in ay iska difaaceyso Dowladda Federaalka.

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay xaaladda gobolka Gedo, gaar ahaan dagaalka maalmihii la soo dhaafay ka socday degmada Beledxaawo iyo deegaannada hoos yimaada.

Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in ay diyaar u yihiin in ay ka hortagaan ciidanka dowladda Federaalka ee ku sugan gobolka Gedo.

Sidoo kale, Bayaanka ayaa Dowladda Federaalka lagu eedeyay in ay dagaal ku soo qaaday gobolka Gedo, isla markaasna ay iska difaacayaan.

“Waxaan diyaar u nahay in aan ka hortagno dadaallada la doonayo in lagu dumiyo Jubbaland, waan is difaaceyna” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Jubbaland.

Hadalka ka soo baxay Jubbaland ayaa ku soo aadaya xilli ciidamada taabacsan maamulkaasi laga saarey magaalada Beledxaawo iyo deegaannada hoos yimaada.

Dowladda Federaalka ayaa hore ugu baaqday askarta Jubbaland ee ku sugan Gedo in ay isku soo dhiibaan dowladda, isla markaasna la ilaalin doono amnigooda iyo badqabkooda.

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn 13- 8-2025

Arbaco  13 August 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo :Cabdiqani Cosoble   /Shukri Baryare 

Farsamadii ::Ismail Abdiqadir

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 13-08-2025

0

Arbaco 13, Aug 2025 {HMC}  Wararka ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 13-08-2025

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

DAAWO MUUQAALKA} Bankiga Aduunka oo malaayiin Dollar ugu Deeqay Soomaaliya

0

Arbaco 13, Aug 2025 {HMC}  Bankiga Aduunka oo malaayiin Dollar ugu Deeqay Soomaaliya

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

Ugaaska Beelaha Xawaadle iyo Masuuliyiin kale oo maanta gaaray Baledweyne.

Arbaco, 13, Aug 13, 2025 {HMC} Waxaa maanta magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaaray wafdi balaaran oo uu hoggaaminaayay Ugaaska beelaha Xawaadle Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo mudooyinkii dambe ku maqna dalka Dibadiisa.

Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan ayaa wafdigiisa waxaa ka mid ahaa Xildhibaan Cabdinaasir Xaaji Shirwac, Xildhibaan Cabdirisaaq Macalin Ciid iyo siyaasiyiin kale oo caan ah oo kasoo jeeda beelaha Xawaadle oo uu ka mid yahay Madaxweynahii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble, waxaana garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Baledweyne kuso dhaweeyay masuuliyiin, odayaal dhaqameed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada gobolka.

Ujeedka Ugaaska iyo wafdigiisa ee Baledweyne ayaa la sheegay iney la xariirto shir weyne beesha Xawaadle ay uga tashaneyso aayaha gobolka Hiiraan, xili inta badan gobolkaas ay beesha kula dagaalameyso mudooyinkii dambe Alshabaab.

Ugaas Yuusuf oo si kooban ula hadlay warbaahinta iyo bulshadii kala duwaneyd ee soo dhaweysay ayaa iclaamiyay shir beeshiisa berito uga furmaya Baledweyne.

“Berito 09:00 subaxnimo waa inaan isku imaana dhamaan waxgaradka beelaha Xawaadle, waana ku mahadsan tihiin soo dhaweyntiina” ayuu yiri Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan.

Si kastaba ha ahaate Imaashaha Ugaaska iyo Wafdigiisa ee magaalada Baledweyne ayaa kusoo aadeysa, iyadoo marxalad cakirnaan ah ay ka jirto meelo badan oo ka mid ah degmooyinka iyo deegaanada gobolka Hiiraan oo ay isaga soo barakaceen boqolaal qoys oo kasoo jeeda Beelaha Xawaadle. .

Ugu dambeyntii shirkaan uu iclaamiyay Ugaas beelaha Xawaadle ayaa ah mid si weyn looga dhirsagayo natiijada rasmiga ah ee kasoo bixi doonto, maadama beeshu mudo dheer ay tabasho xoogan ka qabtay hanaanka jiritaanka Hirshabeelle, waxaana taasi haatan ugu sii darsoomay dagaalka mudada dheer kala dhaxeeya Xawaadle kooxda Al-shabaab.

DF oo loo ansixiyay dhaqaale loogu deeqay.

Arbaco 13, Aug 2025 {HMC}  Guddiga Maamulka Sare ee Bangiga Adduunka ayaa oggolaaday maalgelin labaad oo Soomaaliya loogu talagalay taageerada siyaasadaha horumarinta, taas oo lagu bixinayo deeq dhan $125 milyan, iyadoo ay bixineyso Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah (IDA).

Sida lagu sheegay warbixin uu baahiyay bogga wararka ee “Larolav”, tallaabadan cusub ayaa ah wejiga labaad iyo kan ugu dambeeya ee barnaamij loogu talagalay kor u qaadidda adkeysiga dhaqaalaha Soomaaliya, iyadoo la taageerayo maamul wanaagga maaliyadda guud, iyo sidoo kale horumar waara oo loo sameeyo qaybta gaarka loo leeyahay.

Qaybtii hore ee maalgelintan oo ahayd isla $125 milyan ayaa la meel mariyay sanadkii 2024.

Hideki Matsunaga, oo ah wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, ayaa sheegay in maalgelintan cusub ay muujinayso sida ay dowladda Soomaaliya uga go’an tahay hirgelinta dib-u-habeyn muhiim ah oo dhanka hay’adaha ah, taasoo gacan ka geysaneysa dhisidda dawlad deggan iyo xoojinta heshiiska bulshada.

Maalgelintan waxaa si gaar ah diiradda loogu saarayaa, Xoojinta xasilloonida maaliyadeed ee dowladda, iyada oo loo marayo kordhinta dakhliga canshuuraha, iyo kor u qaadista hufnaanta iyo waxtarka kharashaadka dowladda.

Sidoo kale Yaraynta ku tiirsanaanta gargaarka caalamiga ah, Maalgelinta tamarta la cusboonaysiin karo, si loo ballaariyo helitaanka koronto, iyadoo la hiigsanayo in la gaaro awood wax-soo-saar koronto oo dhan 50 megawatt dhammaadka sanadkan 2026.

Dhinaca horumarinta ganacsiga gaarka loo leeyahay, barnaamijku wuxuu xoogga saarayaa, Horumarinta maalgelinta yar-yar (microfinance), Abuurista hannaan caymis oo looga hortago abaaraha iyo Dhiirrigelinta maalgelinta qaybta kalluumeysiga, si loo kordhiyo dhoofinta badeecooyinka badda.

Dhammaan dadaalladan waxay qeyb ka yihiin iskaashiga Bangiga Adduunka iyo Soomaaliya ee lagu dejiyay qorshaha sanadaha 2024 ilaa 2028, waxaana la fulinayaa iyada oo lala kaashanayo la-hawlgalayaasha horumarka caalamiga ah.