Home Blog Page 653

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeeyay 05-8-2025.

0

Talaado 5, August 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu dambeeyay soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeeyay 05-8-2025.

0

Talaado 5, August 2025 {HMC} Wararkii Ugu Dambeeyay 05-8-2025.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Beesha Duduble oo weerar gaadmo ah ku dilay Xubno ka tirsan AS.

0

Talaado 5, August 2025 {HMC} Taliyaha Ciidamada xaq u dirirka ah ee mid kamid ah beelaha dega bariga Gobolka Galgaduud ayaa ka warbixiyay howlgallo qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Dhabandhulkuheys oo u dhow deegaanka Ceelahelay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Yaasin Farey waxa uu wado waa Fidno, Dagaal ayaana ka xignaa hadaa nahay Beesha Waceysle

0

Talaado 5, August 2025 {HMC} Siyaasi Nuur Aduunyo” Waa Fidno Xildhibaan Yaasin Farey, waxa uu wado Dagaal ayaan ka xignaa~ Beesha Waceysle waa mid”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Sababta ay Jalalaqsi u tageen Saraakiil ka Socdo itoobiya iyo jaabuuti oo La ogaaday.

0

Talaado 5, August 2025 {HMC} Saraakiil ka Socdo Ciidamada dalalka itoobiya iyo jaabuuti ayaa maanta gaaray Dagmada Jalalaqsi ee Gobolka hiiraan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Dhacdooyinkii Ugu Dambeeyay Wararka Caalamka.

0

Talaado 5, August 2025 {HMC} Dhacdooyinkii Ugu Dambeeyay Wararka Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn 05/08/2025.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA DHACDOOYINKA.

Adan Barre Duale ends OTP use in SHA claims, orders biometrics for authorization.

0

Tuesday 5 August  2025 {HMC} Starting today, the Social Health Authority (SHA) will no longer accept OTP based authorization, Health Cabinet Secretary Aden Duale has announced.

In a statement on Monday, Duale said that all approvals will either be completed using the biometric health ID or the Practice 360 app. According to Duale, biometric registration is now available at all Level 4,5, and 6 facilities across the country.

According to Duale, no patient will need to present physical documents to access healthcare services through SHA. Instead, healthcare facilities will use the patient’s biometric data for details.

According to Duale, the systems have been engineered with a broader aim to eliminate fraudulent activities in the country’s health insurance programme.

Duale revealed this at the Kenyatta Teaching Research and Referral Hospital (KUTRRH), where he launched the national biometric verification system on Monday, August 4.

“As of now, the biometric registration is now live in all level 4,5 ad 6 facilities, with ongoing efforts to onboard level 3 and 2 facilities across the country. We have also launched the practice 360 app today, which we have launched today and is now live from this minute and is geo-tapped to specific health facilities where healthcare professionals are stationed,” Duale said.

“All healthcare workers now have an opportunity to view, to approve, and to manage pre-approvals, authorisation claims, and the service they offer directly through the app,” he added.

The CS has further launched the National Product Catalogue to block fake drugs in health facilities and the Health Information Exchange (HIE), which will enable healthcare facilities to share patient data securely.

The health boss said that the systems are aimed at reducing paperwork in health facilities, a factor that often prevents timely and efficient healthcare services.

“This biometric system will help us eliminate fraud and misuse of benefits; it will also reduce paperwork, shorten queues of our patients, and ensure that more time is spent on patient care,” Duale said.

“This digital superhighway will work as the backbone that forms the backbone of a transparent, patient-centred and efficient health system,” he added.

So far, according to Duale, 25 million Kenyans have already enrolled with the health insurance programme, and more than 10,000 private, public, and faith-based facilities have been contracted under the scheme.

Duale has further said that SHA will not reimburse healthcare facilities for medicines that they have not dispensed to patients. Duale has further warned that the SHA will deregister pharmaceutical companies that fail to upload certified product data within 30 days.


by Ken Muthomi

Taliyihii Ururka 2aad ee Kumaandooska PMPF ee Puntland oo la dilay.

0

Talaado 5, August 2025 {HMC} Taliyihii ururka 2aad ee Kumaandooska Ciidanka PMPF, Kabtan Maxamuud Jaamac Leexo, iyo sarkaal kale oo la oran jiray Siciid Maxamuud Maxamed (Jiqda) ayaa ku geeriyooday qarax miino oo lagu bartilmaameedsaday baabuurkooda xilli ay marayeen deegaanka Dasaan ee degmada Qandala.

Wararka hordhaca ah ayaa tilmaamaya in qaraxa uu ahaa miino dhulka lagu aasay, taasoo ay maleegeen kooxda Daacish oo marar badan weerarro ka fulisay buuraha gobolka Bari.

Miinadan ayaa lala eegtay gaari ay saarnaayeen labada sarkaal xilli ay ku jireen howlgal amni.

Allaha u naxariistee Kabtan Maxamuud Jaamac Leexo wuxuu ahaa sarkaal horey laba jeer ugu dhaawacmay dagaallo ka dhacay Dharjaale iyo Haraaryo, balse mar walba wuxuu doorbidayey inuu u laabto furinta dagaalka markii uu bogsado.

Maxamuud Leexo waxa uu sidoo kale walaal la ahaa Allaha u naxariistee Nuur Jaamac Leexo, oo isna ka mid ahaa saraakiisha difaaca Puntland ee ku geeriyooday dagaalka ka dhanka ah Daacish. Labadooduba waxay ahaayeen saraakiisha safka hore uga jiray dagaalka ka dhanka ah Daacish.

Ciidanka PMPF ayaa sheegay in howlgalka ka dhanka ah Daacish uu sii socon doono, iyadoo dhimashada saraakiishaas aysan niyad jabin doonin go’aanka lagu ciribtirayo kooxaha argigixisada.

Geeridooda ayaa kusoo aadaysa xilli uu hakad ku jiro dagaalka Daacish, iyadoo haatan Puntland ay diyaarinayso sidii loosoo afjari lahaa Daacishta isku urursatay labo aag oo kala ah, Togga Baallade iyo buuralayda Xabley oo ah labo aag oo loo maleynayo inay ku sugan yihiin horjoogayaasha Daacish.

{DAAWO MUUQAALKA} Askari qoray Dhashiike ah ku dhaawacay muwaadin oo la horgeyay Maxkamadda

0

Talaado  05 August 2025 {HMC} Askari qoray Dhashiike ah ku dhaawacay muwaadin oo la horgeyay Maxkamadda

 

 

HOOS KA DAAWO MUUQAKA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 05/08/2025

0

 

Talaado  05 August 2025 {HMC} Wararka ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 05/08/2025

 

HOOS KA DAAWO MUUQAKA