Home Blog Page 809

{DAAWO SAWIRADA} Rabshado xoogan oo ka socda Los Angeles & Trump oo diray kumanaan askari

Axad 08, June 2025 {HMC} Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa amar ku bixiyay in 2,000 oo askari oo ka tirsan Ciidanka Ilaalada Qaranka loo diro magaalada Los Angeles si loo joojiyo rabshadaha iyo bannaanbaxyada ka dhashay howlgallada socdaalka.

War qoraal ah oo kasoo baxay Aqalka Cad ayuu Trump ku sheegay in ciidamadan ay ilaalin doonaan shaqaalaha dawladda (Waaxda socdaalka) iyo goobaha dawladda ee ay bannaanbaxyadu ka socdaan ama laga filayo inay ka dhacaan.

Wuxuu ku tilmaamay bannaanbaxyada caraysan ee la xiriira arrimaha socdaalka, haddii ay caqabad ku noqdaan fulinta sharciga, inay yihiin “nooc ka mid ah kacdoon dawladda lagula dagaalamayo.”

Wuxuu xusay in ciidamadan ay hawsha ku jiri doonaan muddo 60 maalmood ah, ama inta uu Xoghayaha Difaacu u arko in loo baahdo. Sidoo kale, wuxuu ogolaaday in ciidamo kale oo ka tirsan milatariga joogtada ah la adeegsan karo haddii loo baahdo si loo qabqabto dadka sharci darrada ku jooga dalkiisa.

Dhinaca kale Trump, ayaa fashil ku tilmaamay maamulka magaalada Los Angeles kuwaas oo ku eedeeyay inay ku fashilmeen inay xakameeyaan bannaanbaxyada socda labada cisho; Trump ayaa sheegay inay dawladda dhexe la wareegayso masuuliyadaas.

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn 08 06 2025

Axad 08, June 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo :: Yasin Ali Ahmad & Sahre gabre

Farsamadii ::Muse Ali Herow

Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 08/6/2025

0

Axad   08, June 2025 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararka Ugu waa Weeyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn  08/6/2025 

HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAA WEYN

Somali Forces Launch Multi-Front Assault on As Hideouts in Hiiraan,

Sunday 08, June 2025 {HMC} Somali National Army troops, alongside local forces in the Hiiraan region, launched a heavy multi-front offensive early this morning targeting Al-Shabaab militants who had fled recent battles in the Ceelhareeri area, located under Moqokori district.

The coordinated assault struck militant positions on the outskirts of Garas-Magan and Ceelhareeri, where the extremists had regrouped following their retreat from previous clashes. According to military officials leading the operation, the militants were swiftly dislodged from their hideouts.

Speaking to the national media, senior commanders confirmed that the operation inflicted heavy losses on the enemy and forced them out of key positions where they had attempted to fortify themselves after sustaining defeats in recent days.

The latest offensive marks a continued push by Somali forces to eliminate Al-Shabaab strongholds and restore security across Hiiraan, in line with the government’s broader counter-terrorism strateg

{DAAWO MUUQAALKA} Lamaanihii xalay la Dilay oo lagu aasay Magaalada Gaalkacyo

0

Axad 08, June 2025 {HMC} Lamaanihii xalay la Dilay oo lagu aasay Magaalada Gaalkacyo

 

 

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Three senior As leaders killed in joint operation in Hiiraan region,

Sunday 08, June 2025 {HMC} The National Intelligence and Security Agency (NISA), in collaboration with the Somali National Army (SNA) and international partners, has confirmed the killing of three senior al-Shabaab leaders during a joint military operation carried out on June 6, 2025, in the El-Hareri area of the Hiiraan region.

Speaking to Somali National Television on Saturday, Minister of Defense Ahmed Moalim Fiqi said the operation was part of ongoing efforts to dismantle the extremist group’s command structure in central Somalia.

Among those killed was Nuur Cabdi Rooble (Nuunuule), the al-Shabaab ringleader responsible for overseeing operations in Hiiraan, Middle Shabelle, Mudug, and Galgaduud regions. According to the minister, Rooble succumbed to critical injuries sustained during the air and ground assault.

Also confirmed dead are: Caddaw, the group’s intelligence chief in Galgaduud, known for coordinating internal tracking and surveillance activities. Macallin Cumar, a senior figure in charge of indoctrination and militant training programs for recruits.

The defense minister stated that at least five militants, including the three senior commanders, were killed during the operation. He noted that the federal government is monitoring efforts by al-Shabaab to evacuate wounded fighters from the battlefield.

Local residents in the El-Hareri area reported intense fighting earlier in the week, confirming that the militant group suffered significant losses during the clashes.

The Somali government reaffirmed its commitment to intensifying operations aimed at eliminating al-Shabaab’s leadership and degrading its operational capabilities across the country.

FAAH-FAAHIN:- Dagaal culus oo ka dhacay Gobalka Hiiraan.

Axad 08, June 2025 {HMC} Dagaal xoogan Ayaa maanta ka dhacay deegaanka garas magan oo ka mid ah deegaanada hoostaga Degmadda Moqokori ee Gobalka Hiiraan, Dagaalka ayaa u dhaxeeyay Ciidanka deegaanka”Macawisley” oo weerar ku qaaday xubno ka tirsanaa kooxda oo qeyb ka mid ah deegaanka ku sugnaa.

 

Dagaal socday ku dhawaad 30-daqiiqo ayaa halkaas ka dhacay waxaana leysku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan, khasaaro wali aan wali la shaacin inta uu gaarsiisan yahay ayaana la wariyay dagaalka uu ka dhashay.

 

waa maalintii labaad ee ciidanka ay wareeraan deegaankan garas maqan oo u dhaxeeya Tawakal iyo Ceel-hareeri.

WIXII KASOO KORDHO HALKAAN KALA SOCO Hiiraanweyn.net

{DAAWO MUUQAALKA} FAAH FAAHIN Dagaal culus oo ka socda xadka Hiiraan iyo Sh/dhexe

0

Axad 08, June 2025 {HMC} FAAH FAAHIN Dagaal culus oo ka socda xadka Hiiraan iyo Sh/dhexe

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Dowladda oo waddo Qorshe ay Dib ugu qabsaneeyso Deegaanadii ay la wareegen AS.

0

Axad 08, June 2025 {HMC} Dowladda oo waddo Qorshe ay Dib ugu qabsaneeyso Deegaanadii ay la wareegen AS.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} COL Carab ”AS iyo isbaaro si isku mid ah ayaa ula dagaalameeynaa”

0

Axad 08, June 2025 {HMC} COL Carab ”AS iyo isbaaro si isku mid ah ayaa ula dagaalameeynaa”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA