Home Blog Page 972

Somali PM Reshuffles Cabinet, Names New Foreign and Defense Ministers.

0

Sunday 27, April  2025 {HMC} Prime Minister Hamza Abdi Barre has announced what he called a cabinet reshuffle appointing new heads of various government ministries as Somalia now faces additional political and security difficulties.

Jibril Abdirashid Haji Abdi has been appointed second deputy prime minister, to the cabinet team. Jibril is well-known for his political activism, and he was the Minister of commerce and Industry in the previous cabinet.

Abdisalam Abdi Ali has been appointed Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, and has replaced Ahmed Moallim Fiqi, who had been the Minister of Foreign Affairs. Abdisalam was the Deputy Prime Minister and Minister of Public works.

Ahmed Moallim Fiqi is following up on foreign affairs into the Minister of Defense position. Ahmed Moallim Fiqi has a long history of security experience as he was formerly the head of Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA). He has also previously held the Minister of Interior and Ambassador to Sudan roles.

Somali FM Explores New Avenues for Cooperation with Russian Deputy FM Mogadishu,

0

Sunday 27, April  2025 {HMC} The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Amb. Ahmed Moallim Fiqi Ahmed, received on Sunday at his office in Mogadishu, H.E. Mikhail Bogdanov, Deputy Foreign Minister of the Russian Federation and Special Representative of the President for the Middle East and African Countries, and discussed with him ways to enhance the bonds of friendship and cooperation between the two countries, in a spirit of mutual respect and constructive engagement.

Commemorating 65 years of diplomatic relations, the meeting underscored the enduring strength of Somalia-Russia ties, with both sides reaffirming their commitment to further deepening their partnership.

The two sides engaged in a comprehensive exchange of views on advancing bilateral cooperation, identifying key sectors where collaboration could be deepened for mutual benefit, reaffirming their shared commitment to nurturing a strong partnership guided by common interests and a mutual desire to contribute to the prosperity and stability of both countries.

The meeting further addressed regional and international issues of common concern, highlighting the importance of sustained dialogue and coordination between the two countries, emphasizing the need to reactivate and consolidate existing agreements and partnerships to strengthen the foundations of their longstanding cooperation.

 

RW xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay xubno kamid ah golaha Wasiirrada.

Axad, 27 Abriil, 2025 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah isku shaandheyn ugu sameeyay qaar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda, iyadoo isbeddelkaasi lagu doonayo in lagu xoojiyo howlaha dowladda iyo dadaallada horumarinta dalka.

Afhayeenka Xukuumadda, Farxaan Maxamed Jimcaale, ayaa si rasmi ah ugu akhriyay warbaahinta liiska magacyada iyo xilalka cusub ee loo kala beddelay wasiirrada.
Isbeddellada muhiimka ah ee dhacay waxaa ka mid ah:

Axmed Macallin Fiqi ayaa loo magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya.

Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo horey u ahaa Wasiirka Gaashaandhigga ayaa loo beddelay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee cusub ee ayaa sidoo kale loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/Salaan Cabdi Cali Dhaay.

Isku shaandheyntan ayaa la sheegay inay qeyb ka tahay dadaalka lagu dardargelinayo shaqada xukuumadda, iyadoo la tixgelinayo xaaladda siyaasadeed iyo amniga ee dalka.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in isbeddelkan uu yahay mid lagu xoojinayo hoggaanka dowladda si loo dardar-geliyo qorshayaasha hormarineed, isla markaana loogu adeego shacabka Soomaaliyeed si hufan oo wax-ku-ool ah.

Shir looga hadlayay Amaanka Hirshabelle Oo jowhar lagu qabtay.

Sabti, 26 Abriil, 2025 {HMC} Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay ammaanka guud ee Hirshabeelle iyo deegaannada maamulkaas.

Kulan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Amniga ee Hirshabeelle, Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida iyo Saraakiisha AUSSOM, iyaga oo halkaas Madaxweynaha warbixinno ka siiyay halka ay wax marayaan.

Sidoo kale, Taliyaha ciidamada AUSSOM gaar ahaan kuwa Burundi Col. Oscar Hatungiman, ayaa sheegay in ay sii xoojinaayaan dadaallooda dhanka nabad-galyada ee ay ka wadaan deegaannada Hirshabeelle oo ay ku sugan yihiin qeybo kamid ah maamulkaas.

“Dowladda iyo Shacabka Burundi waxaan uga mahadcelinayaa naf-hurnimada ciidamadooda, kaalin muuqato ayay ku leeyihiin howlgalka AUSSOM”. ayuu yiri, MW Cali Guudlaawe.

Kulankaan ayaa imaanaya xilli ay muddooyinkii dambe ay deegaannada maamulkaas ka socdaan hawlgallo ka dhan Al-shabaab, kuwaas oo ay qeyb ka hihiin ciidamada deegaanka.

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa ka jira in AS ku dhex dagaalamen Masaajid Cali Gaduud?

0

Axad  27, April  2025 {HMC  Maxaa ka jira in AS ku dhex dagaalamen Masaajid Cali Gaduud?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Dowladda soomaaliya oo soo dhaweysay wadahadallada u dhaxeeyo Rwanda & Congo

Axad, 27 Abriil, 2025 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay baaqa ay kala saxiixdeen dowladaha Kongo (DRC) iyo Rwanda ee wada hadalka ah, kuwaas oo muddooyinkii u dambeeyay ay ka socdeen dagaallo; iyada wadahadalladaas uu fududeeyay Mareykanka.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa bogaadisay doorka uu Maraykanku ka qaatay dhexdhexaadinta labadaas dal.

“Soomaaliya waxay ku ammaanaysaa labada dal sida hagar la’aanta ah ee ay uga go’an tahay wada-hadallada iyo dibloomaasiyadda, waxayna bogaadinaysaa doorka muhiimka ah ee uu Maraykanku ka qaatay dhexdhexaadinta doodahaas”. ayaa lagu yiri, qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda.

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa ka jira in AS ku dhex dagaalamen Masaajid Cali Gaduud?

0

Axad  27, April  2025 {HMC  Maxaa ka jira in AS ku dhex dagaalamen Masaajid Cali Gaduud?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Wasaaradda batroolka oo ganacsatada soomaliyeed ku war gelisay xeer waajib ku ah

Sabti, 26 Abriil, 2025 {HMC} Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku wargelisay dhammaan ganacsatada Soomaaliyeed ee soo dejiya shidaalka, kuwa ka ganacsada tafaariiqaynta shidaalka iyo kaalimaha shidaalka dhaqangelidda Xeer nidaamiyaha Dareera-hoosaadka Batroolka tirisgiisu yahay Lr.120 soona baxay 30 Maarso 2023.

Wasaaradda ay war ay maanta soo saartay ku sheegtay in arintaan ay tahay mid waajib ka saaran Wasaaradda ayna qaaday tallaabadaani Iyadoo gudanaysa xilkeeda sharci ee kaga aaddan nidaaminta suuqa shidaalka Soomaaliya si kor loogu qaado tayada shidaalka imaanaya dalka iyo isku dheelitirnaanta suuqa.

Xeer nidaamiyaha Dareera-hoosaadka Batroolka tirisgiisu yahay Lr.120 soona baxay 30 Maarso 2023, wuxuu u xilsaarayaa Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta, iyadoo kaashanaysa Hay’adda Tayadhowrka Soomaaliyeed, hubinta iyo ilaalinta tayada Batroolka loo soo dhoofiyo dalka iyo mid looga ganacsado kaalimaha shidaallada ee kala duwan.

Sidoo kale xeer nidaamiyahaan ayaa xoogga waxa uu saarayaa awoodda sharci ee ah ruqsad-siinta, baarista shidaalka dalka loo soo dhoofiyo iyo kuwa looga ganacsado kaalimaha shidaalka si loo hubiyo in tayadiisa tahay mid u hoggaansan halbeegyada ku cad Xeer-nidaamiyaha.

Ugu dambeeyn waxa ay wasaaraddu sheegtay inay dhaqangelinayso xeer-nidaamiyaha kor lagu tilmaamay iyadoo la kaashanaysa hay’addaha kale ee dowladeed ee shaqada ku leh iyo ganacsatada uu khusayso dhaqangelinta Xeer-nidaamiyahaan.

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {27-04-2025}

Axad 27, April-2025 {HMC} – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Yaasiin Daacad & Cabdiqani Cosoble

Farsamadii ::Mohamed Hassan Owsei

Egypt committed to supporting Somalia: PM Madbouly at AUSSOM summit.

0

Sunday 27, April  2025 {HMC} Prime Minister Mostafa Madbouly asserted on Friday, during the newly formed African Union Support and Stabilization Mission (AUSSOM) summit hosted by Entebbe, Uganda, Egypt’s commitment to supporting the Federal Republic of Somalia and the international community.

The summit, which brought together the Troop Contributing Countries (TCCs) to AUSSOM, tackled the new mission’s financial challenges.

Madbouly, who participated in the event on behalf of President Abdel-Fattah El-Sisi, reiterated Egypt’s unwavering support for Somali President Hassan Sheikh Mohamud’s vision of establishing a unified and prosperous state.

“The decision to lift the long-standing arms embargo, the adoption of tangible measures to alleviate Somalia’s debt burden, and holding the Somali Security Conference in December 2023, have created political momentum that benefited Somalia’s national army,” he stated during the summit.

Madbouly added that despite such momentum, the international community’s shifting priorities in 2024 allowed the Al-Shabaab militant group to regain strength and undermined hard-won gains made by the Somali National Army in 2022 and 2023.

“We believe that the establishment of AUSSOM provides an opportunity for the international community to refocus its efforts, renew its commitment, and demonstrate its resolve to assist the brotherly people of Somalia in their quest for peace, stability, and development,” Madbouly asserted.

He stressed the importance of providing Somalia with the necessary resources under AUSSOM to empower the Somali National Army to safeguard its substantial gains on the ground.

A 2024 UN Security Council resolution endorsed the African Union Peace and Security Council’s decision to replace the anti-terror African Transition Mission in Somalia (ATMIS) with AUSSOM, effective January 2025.

Egypt announced its participation in the newly formed mission in December 2024, nearly four months after both nations signed a military cooperation protocol.

Foreign Minister Badr Abdelatty said the Somali government requested the protocol during a press conference in Cairo with the Somali foreign minister at the time.

“We spoke about the situation in Somalia and Egypt’s support of Somalia to impose its authority and sovereignty on all Somali national land and the full refusal of any […] unilateral moves that touch the unity, sovereignty and security of Somalia,” Abdelatty added during the presser.

Last year, tensions increased in the Horn of Africa over Addis Ababa’s plan to establish a naval base and a commercial port in Somaliland, a breakaway entity from Somalia that Egypt does not recognize.

Egypt has repeatedly asserted its firm position supporting the unity and sovereignty of Somalia over its territories.

SOURCE