Home Blog Page 996

{DAAWO MUQAALKA} AS oo isaga baxay Gobolada Jubooyinka.

0

Talado 22, April  2025 {HMC}  WAR DEG-DEG AH:- AS oo isaga baxay Gobolada Jubooyinka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {22.04.2025}

Talaado, 22 April , 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Ali Addow

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

Dowllada Soomaaliya oo Amaro kasoo saartay Qashinka lagu shubo badda Soomaaliya.

Talaado, 22 April , 2025 {HMC} Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa shir la yeeshay Xarunta La Socodka iyo Ilaalinta Kalluumeysiga (FMC) ee wasaaradda, halkaas oo looga warbixiyay xaaladda maraakiibta ku sugan badda, gaar ahaan kuwa sharci u heysta iyo kuwa aan sharciga ku joogin. Waxaa sidoo kale lagu soo bandhigay qorshe ku saabsan sidii loo xoojin lahaa kormeerka iyo ilaalinta kheyraadka badda, iyadoo wasiirka uu soo jeediyay in la soo saaro warbixin faahfaahsan oo ku saabsan maraakiibta sharci darrada ah ee badda soo galay.

Intaa kadib, Wasiirka ayaa dhageystay warbixin ka timid agaasimaha waaxda deegaanka wasaaradda iyo saraakiisha waaxdaas, kuwaasoo ka hadlay dhibaatada ka dhalatay qashinka lagu shubo badda, gaar ahaan booyado waaweyn oo lagu musqulaha xeebta Lido, taasoo waxyeelo u geysanaysa caafimaadka iyo fayo-dhowrka bulshada. Wasiirka ayaa faray in si degdeg ah loo sameeyo tallaabooyin lagu xakameynayo arrintan si loo ilaaliyo deegaanka iyo caafimaadka dadka, isagoo ku boorriyay waaxda inay ka shaqeeyaan sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka ka dhasha wasaqeynta.

Shirkaan ayaa muujinaya muhiimadda ilaalinta kheyraadka badda ee Soomaaliya, iyadoo Wasiir Axmed Xasan Aadan uu si gaar ah u xusay baahida loo qabo in la joogteeyo dadaallada lagu ilaalinayo maraakiibta sharci darrada ah, isla markaana la xoojiyo hagidda iyo kormeerka deegaanka badda.

Wasiir Axmed Xasan Aadan ayaa sheegay in wasaaradda ay ku howlan tahay sidii loo hubin lahaa in dhammaan shirkadaha iyo hay’adaha ka shaqeeya badda ay si waafaqsan sharciga ugu shaqeeyaan, si loo ilaaliyo hantida shacabka Soomaaliyeed iyo deegaanka badda.

Las Anod officials confirm death of Ethiopia Consular official in Garowe, blame AS

0

Tuesday 22,April 2025 {HMC} Las Anod officials confirmed the death of Farah Aydiid Jama, who is reported to be an Ethiopian Consulate official in Garowe, the capital of Puntland state in Somalia.

The officials attributed his killing on Sunday 20 April to the Al-Shabaab terrorist group, according to Somaliland local media reports.

A letter purportedly written by the Ethiopian Consulate General Office in Puntland, dated 13 January 2025, and circulated by local media outlets, mentioned Farah Aydiid’s designation as a community coordinator and supporter of Ethiopian citizens in the region.
The letter, signed by Yidnekachew Tekele, Chargé d’affaires, stated his mission was to “coordinate and support Ethiopians, because of the current conditions, at boarder areas and report back to the consulate.” Addis Standard did not verify the authenticity of the letter.

As of now, the Ethiopian Ministry of Foreign Affairs has not officially confirmed the death of Farah Aydiid Jama, nor if he was an official on active duty at the Ethiopian Consulate in Garowe at the time of the killing.

The Eastern Sool authorities have not released a full statement on the matter, either, and investigations into the assassination are ongoing.

But speaking to a local media, the Attorney General of the Eastern Sool Administration, Avv Cabdillaahi Xirsi, confirmed that Farah Aydiid Jama was killed in Las Anod by unidentified gunmen, whom he identified as suspected members of Al-Shabaab. The attackers have not yet been apprehended.

According the Attorney General, Farah was abducted from his residence in Las Anod, “brutally tortured, and then executed”. His body, bearing severe signs of physical abuse, was discovered dumped in the Ceelka Goojacade valley on the outskirts of the city.

“He was badly beaten and then shot. His body shows signs of torture,” Horn Diplomat quoted the Attorney General Avv Cabdillaahi as saying.

Second Deputy PM chairs key meeting on Intensifying anti-AS and ISIS operations

0

Tuesday 22,April 2025 {HMC} Somali Second Deputy Prime Minister Abdusalam Abdullahi Ali chaired a high-level session on Monday focused on enhancing the country’s military offensive against Al-Shabaab and ISIS, as part of the government’s effort to eradicate terrorism from Somalia.

The meeting, attended by members of the National Committee for Supporting the War Against Al-Shabaab, centered on accelerating frontline support for Somali National Army (SNA) units and allied militia groups.

Officials discussed logistical reinforcement, coordination between security institutions, and strategies to sustain the momentum of recent gains.

“The government remains fully committed to eliminating extremist threats and ensuring long-term national security,” said Deputy Prime Minister Abdusalam Abdullahi Ali, who also heads the national committee overseeing the offensive.

The coordination session comes amid a surge in military activity in central and southern Somalia, where the SNA and local Ma’awisley fighters—backed by international partners—have escalated operations targeting Al-Shabaab strongholds in the Middle and Lower Shabelle regions.

Al-Shabaab, which is designated as a terrorist organization by Somalia, the United Nations, the United States, and the African Union, has increased its attacks in recent months, prompting intensified countermeasures by the federal government and allied forces.

Officials at the meeting also discussed improving inter-agency collaboration to close security gaps and ensure that newly liberated areas receive the resources needed to maintain stability.

U.S. military strikes near Adan Yabaal district in Middle Shabelle region

0

Tuesday 22,April 2025 {HMC} U.S. Africa Command (AFRICOM), in coordination with the Federal Government of Somalia, conducted an airstrike targeting al-Shabaab militants near the Adan Yabaal district in the Middle Shabelle region on April 16, 2025.

In a statement issued Monday, AFRICOM said its initial assessment indicated that no civilians were harmed in the strike. The number of al-Shabaab militants killed has not yet been disclosed.

“Al-Shabaab has proved both its will and capability to attack U.S. forces,” the command stated, underscoring its continued support for Somali-led efforts to dismantle the group’s operational capacity.

The strike comes amid heightened tensions in Adan Yabaal, a strategic town about 220 kilometers north of Mogadishu that was recently overrun by al-Shabaab fighters. Militants launched a coordinated pre-dawn assault on April 16, forcing government troops to withdraw after hours of intense combat, according to a Somali security official quoted by the Anadolu news agency.

Al-Shabaab, an al-Qaeda-affiliated group designated as a terrorist organization by the Somali government, the United Nations, the United States, and the African Union, continues to mount deadly insurgent operations across the country. The group’s capture of Adan Yabaal marks a significant setback for the Somali government’s ongoing military campaign to reclaim territory in central and southern regions.

AFRICOM reiterated its commitment to working alongside Somali and international partners to counter the extremist threat. “We will continue to take action to degrade al-Shabaab’s ability to plan and conduct attacks that threaten the U.S. homeland, our forces, and our citizens abroad,” the statement read.

Mareykanka oo shaaciyay in xeebaha Soomaaliya ku duqeeyeen ‘Doomo hub u siday AS.

Talaado, 22 April , 2025 {HMC} Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaan (AFRICOM), iyaga oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa duqeymo cirka ah ka fuliyay gudaha biyaha Soomaaliya, halkaas oo lagu bartilmaameedsaday doon weyn oo aan calan wadan iyo doon kale oo yar oo garab siinaysay.

Taliska AFRICOM ayaa tilmaamay in doomaha hubka saarna u socdeen AS, isla markaasna uu khatar ku ahaa dadaallada lagula dagaalamayo ee ka socda dalka.

“Waxaan beegsanay hub casri ah oo si sharci darro ah loo soo gelinayay gudaha Soomaaliya, kuwaasoo loogu talagalay Al-Shabaab. Tallaabadaasi waxay aheyd mid lagama maarmaan ah si loo yareeyo khatarta AS,” ayaa lagu yiri warbixin kasoo baxday AFRICOM.

Qiimeynta hore ee hawlgalka ayaa muujisay in aysan jirin khasaare soo gaaray dadka rayidka ah.

“Waxaan si adag uga taxaddarnay in duqeymaha aysan waxyeello u geysan shacabka Soomaaliyeed. Ilaa hadda ma jiro wax caddeyn ah oo muujinaya khasaare rayid,” ayaa lagu yiri Warbixinta Howlgalka AFRICOM.

Dowladda Federaalka Soomaaliya weli kama hadlin weerarka, balse ilo ku dhow hay’adaha ammaanka ayaa sheegay in laga wada shaqeeyay howlgalkaasi.

Puntlan oo qiratay iney qayb ka aheed dagaalka SSC-khaatumo iyo Somaliland.

Talaado, 22 April , 2025 {HMC} Xukuumadda Madaxweyne Siciid Deni oo tan iyo bilowgii kacdoonkii Laascaanood sheegaysay in aysan marna qeyb ka noqon colaaddii SSC-khaatumo iyo Somaliland ayaa maanta markii u horraysay qiratay in ay weli ku lug leedahay colaadda ka taagan degaanka Buqdharkayn.

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo Isniintii shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa sheegay in uu shakhsiyan qeyb ka ahaa dagaalkii u danbeeyay ee Ramadaantii ka dhacay Buqdharkayn islamarkaana uu ku biiriyay 400 oo askari iyo 31 gaadiidka dagaalka.

“Dagaalkii u danbeeyay ee Buqdharkayn waxaan subaxii labaad geeyay 400 oo askari iyo 31 gaadiidka dagaalka waxaana Suxuurtii maray magaalada Laascaanood” ayuu yiri wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe.

Dhinaca kale, Wasiir Caydiid oo ay warbaahintu weydiisay su’aal ku saabsan Aqoonsiga dowladda Federaalka Soomaaliya siisay Maamulka SSC-khaatumo ayaa diiday in uu caddeeyo mowqifka Xukuunadda Siciid Deni ee ku aaddan Aqoonsiga Khaatumo.

Si kastaba, Madasha Siyaasadda Puntland (PPF), oo ay ku mideysan yihiin siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Puntland, ayaa Axaddii bogaadiyay maqaamka cusub ee SSC-Khaatumo ay ka heshay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Madash ayaa si gaar ah ugu hambalyeysay Maamulka SSC-Khaatumo, waxayna tallaabadan ku tilmaameen mid muhiim ah oo xoojinaysa matalaadda dadka deegaankaas ee heer qaran.

War-saxaafadeed ay soo saareen ayay Madashu ku sheegtay in aqoonsiga SSC-Khaatumo uu yeelan karo saameyn togan oo ku aaddan dib u qaabaynta maamulka Puntland, taasoo suuragal ka dhigi karta dib-u-eegis dhameystiran oo ku saabsan jihada siyaasadeed ee la qaadayo.

Waxa kale oo si diirran u bogaadiyeen booqashadii uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ku tagay magaalada Laascaanood, taasoo ay ku sifeeyeen mid muujinaysa isbeddel cusub iyo feejignaan siyaasadeed oo heer qaran ah.

{DAAWO MUQAALKA} DF oo Markii ugu horeysay Cadeysay sababahii looga baxay degmadda Aadan Yabaal.

0

Axad 22, April  2025 {HMC} DF oo Markii ugu horeysay Cadeysay sababahii looga baxay degmadda Aadan Yabaal.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} “Dagaal naf huris ah ayaa ku qaadeynaa AS” Wasiir Daahir Shire

0

Isniin 21, April  2025 {HMC} “Dagaal naf huris ah ayaa ku qaadeynaa AS” Wasiir Daahir Shire

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA