Saturday, April 27, 2024
spot_imgspot_img

Israel oo lagu eedeyay ineey si cad u gashay dambiyo dagaal

Thursday -28-March-2024 {HMC} Madaxa Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqul insaanka ayaa BBC-da u sheegay in Israa’iil ay eedayn weyn u leedahay xaaladda bini’aadantinimo ee ka tagaan Gaza halkaas oo, sida uu hadalka u dhigay, uu sheegay in xilliga uu hadlayo ay ka jirtogaajo iyo macluusha.

Volker Turk ayaa sheegay in haddii ay run ahaantii Israa’iil u adeegsanayso gaajada hub dagaal, taasi waxay noqonaysaa dembi dagaal

Wasiirka dhaqaalaha ee |Israa’iil Nir Barkat ayaa ku tilmaamay eedda mid aan micno lahayn isla markaana ay masuuliyad darro tahay in la sheego.

Israa’iil ayaa iska dhego tirtay qaraarkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ay ku dalbanaysay xabbad-joojin degdeg ah.

Nir Barkat, oo ah wasiirka dhaqaalaha Israa’iil, ayaa sheegay in aysan jiri doonin wax hor istaagi kara dagaalka ay Israa’iil waddo ee ah in Xamaas ay baabi’iso, ayna sii deyso la haystayaashii la qabsaday 7-dii Okotobar.

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 27-04-2024

KhAMIIS April 27, 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn. Warka waxaa soo jeedinayo ::Yaasiiin Cali...

{DAAWO MUQAALKA} Gogosha nabadeed ee aan wadno yaan la legdin, Cidii dagaal rabta Cali Jeyte ayaa jooga”Sanbaloolshe

Sabti -27-April-2024 {HMC} Gogosha nabadeed ee aan wadno yaan la legdin, Cidii dagaal rabta Cali Jeyte ayaa jooga''Sanbaloolshe HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/V19o2Jo6Zlw

WARARKA