Home Blog Page 2632

Waa Kuma Ninka Soomaaliga Ah ee uu Abiy Axmed U magacaaba Xilka Muhiimka Ah?

Talaado 2, April 2024 {HMC} Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa si lama filaan ah siyaasi Soomaaliyeed oo kasoo jeeda dowlad deegaanka ugu magacaabay in uu noqdo Ra’isul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Itoobiya.

Abiy Axmed ayaana wareegto uu soo saaray ugu magacaabay kuxigeenkiisa Aadan Faarax oo xilal kala duwan kasoo qabtay dowladda Federaalka Itoobiya iyo sidoo kale dowlad deegaanka uu kasoo jeedo.

Shir ka dhacay magaalada Adis Ababa oo ay isugu yimaadeen xisbiyada siyaasadeed ee Soomaalida ku jirto ayaa Ra’isul Wasaare Abiy Axmed waxa ay xubnaha Soomaalida weediiyeen sababta aysan Soomaalida uga soo muuqan xilalka sare ee dowladda.

Gabogabada shirka ayaana si lama filaan ah Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed xilka kuxigeenkiisa ugu magacaabay siyaasiga Aadan Faarax, si uu uga qanciyo Soomaalida ku badan Itoobiya.

Ninkan loo magacaabay Ra’isul Wasaare kuxigeenka Itoobiya ayaa horey usoo noqday Afhayeenka Baarlamaanka Itoobiya sannadkii 2020-kii, waxa uu sidoo kale soo noqday madaxweyne kuxigeenka dowlad deegaanka intii u dhaxaysay 2018-kii ilaa 2020-kii.

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn 02- 4 -2024

Talaado 2, April 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo: Shukir Baryare & Mustaf Ali 

farsamadii; C/Kaafi

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

 

{DAAWO MUUQAALKA} Gudoomiye Madaale oo soo saaray Amaro la xiriira Maandooriyaha

0

Talaado 2, April 2024 {HMC} Gudoomiye Madaale oo soo saaray Amaro la xiriira Maandooriyaha

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Maxaa ka taqanaa Taariikhda Ciyaariyahan hore hadane ah Tababaraha Kooxda Buula-Xaableey

0

Talaado 2, April 2024 {HMC} Maxaa ka taqanaa Taariikhda Ciyaariyahan hore hadane ah Tababaraha Kooxda Buula-Xaableey

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} 10 Qof Oo Ku Dhintay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Jidka Weyn Ee Nairobi Iyo Mombasa

0

Talaado 2, April 2024 {HMC} 10 Qof Oo Ku Dhintay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Jidka Weyn Ee Nairobi Iyo Mombasa

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Itoobiya oo sahan ku bilowday dekad aan aheyn Seylac iyo qorsha weyn oo ay damacsan tahay

0

Talaado 2, April 2024 {HMC} Itoobiya oo sahan ku bilowday dekad aan aheyn Seylac iyo qorsha weyn oo ay damacsan tahay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Booqashadii uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku tegay degmada Ceeldheer oo dhiig cusub ku shubtay halganka AS iska xoreynta ah

0

Talaado 2, April 2024 {HMC} Booqashadii uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku tegay degmada Ceeldheer oo dhiig cusub ku shubtay halganka AS iska xoreynta ah

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO SAWIRADA} Horjooge Ismaaciil Xasan Cali oo ka tirsanaa AS oo isku soo dhiibay ciidanka Xoga

Talaado 2, April 2024 {HMC} Deegaanka Xinlabi ee koonfurta gobolka Mudug waxaa xalay lagu soo dhaweeyay laguna soo bandhigay sargaal la sheegay in uu katirsanaa kooxda Al Shabaab , kaa oo xiriir lasoo sameeyay ciidanka deegaanka.

Ninkan ciidanka deegaanka isku soo dhiibay oo lagu magacaabo Ismaaciil Xasan Cali, ayaa in muddo ah katirsanaa kooxda Al Shabaab, waxa uuna kamid ahaa raggii Al Shabaab uga dagaallamay deegaanno dhaca koonfurta gobolka Mudug.

Ciidanka deegaanka beesha degta Xinlabi ayaa ninkan ku wareejisay ciidanka nabad sugida qeybta Galmudug, waxa ayna ciidanka NISA ninkan u qaadeen xaruntooda weyn si ay u marsiiyaan habraaca isa soo dhiibayaasha.

Isa soo dhiibida sargaalkan ayaa kusoo aadaya xilli shalay ciidanka deegaanka duleedka Xinlibi ku qabteen ilaa toban nin oo la sheegay in Al Shabaab la shaqeenayeen , kuwaa oo hadda ku jira xabsi kuna socdaan baaritaanno.

 

{DAAWO MUUQAALKA} Mareeykanka oo doonayo in dhir lagu abuuro dayaxa dushiisa lagana helo biyo iyo baraf.

0

Talaado 2, April 2024 {HMC} Mareeykanka oo doonayo in dhir lagu abuuro dayaxa dushiisa lagana helo biyo iyo baraf

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Ganacsade Soomaali ah oo lagu toogtay Xaafadda Islii lagana dhacay kumanaan doolar.

0

Talaado 2, April 2024 {HMC} Ganacsade Soomaali ah oo lagu toogtay Xaafadda Islii lagana dhacay kumanaan doolar.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA