Home Blog Page 2871

Dowladdaha Iran iyo Mareykanka oo qarka u saaran inuu dagaal dhex-maro.

0

isniin-05-Feb- 2024-{HMC} Dowladda Iran ayaa Isniintii maanta ah sheegtay in aysan “ka waaban doonin” in ay ka jawaabto haddii ay dhacdo weerarrada Mareykanka uu ku qaado dalkeeda ka dib markii Aqalka Cad uu ka gaabsaday in uu sheego in weerarrada Iran ay meesha ka saareen iyo in kale.

 

Jake Sullivan,oo ah Lataliyaha Amniga Qaranka ee Aqalka Cad ayaa sheegay Axaddii in Mareykanku uu ku adkeysan doono weerarrada ka dhanka ah kooxaha ay Iran taageerto ee Ciraaq iyo Suuriya.

 

Xiisadaha gobolka ayaa cirka isku shareeray tan iyo markii uu qarxay 7-dii October dagaalka Israa’iil ay ku hayso Qaza, kaasoo ay ku lug lahaayeen kooxaha mintidka ah ee Ciraaq, Suuriya, Yemen iyo Lubnaan.

Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in ay duqaymo dhanka cirka ah ku qaadeen shan gantaal oo laga soo tuuray Yemen Axadii.

Duqeymaha ayaa yimid maalin kadib markii ciidamada Mareykanka iyo UK ay qaadeen mowjado duqeymo ah oo ka dhan ah Xuutiyiinta Yemen — wajigii saddexaad ee dhaq dhaqaaqa militari ee wadajirka ah ee looga jawaabayoweerarada joogtada ah ee fallaagada ee maraakiibta.

Xuutiyiinta ayaa sheegay in weeraradooda ay ka wadaan Badda Cas ay garab taagan yihiin Falastiiniyiinta ku sugan Gaza.

Milateriga Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihii illaa Sabtidii duqeymo ka geystay goobo ku yaalla Suuriya iyo Ciraaq,halkaasoo ay ku dileen dad rayid ah oo ku sugnaa labada dal.
Iran oo ay weheliyaan Ciraaq iyo Suuriya ayaa cambaareeyay duqeymaha Mareykanka.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Radio Hiiraanweyn { 05/ 02/2024}

isniin-05-Feb- 2024-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo : Mohamed ibraahin Ahmed

Farsamadii :Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

Horjooge Caamir Axmed oo ka tirsanaa AS oo isku soo dhiibay ciidamada Xoogga dalka

0

isniin-05-Feb- 2024-{HMC} Caamir Axmed Wajaan oo in muddo ah ka mid ahaa AS ayaa maanta Isku dhiibay Ciidanka Xoogga ee ku sugan Ceel-dheer iyo Masagawey sida ay warbaahinta u xaqjiyeen Saraakiisha Ururka 85-aad ee Guutada 77aad ee XDS.

Sanadkii 2016 ayuu Degmadda Galcad uga biiray Kooxda, waxuuna gaari u wadi jiray nin ku magacaawnaa Galcad oo magaciisa loo yaqaano Basmo.

Waxuu sheegay inay u adkaysan waayeen weerarada qorshaysan ee Diyaaradaha Dagaalka ay fuliyaan iyo Howlgallada ciidamada Xoogga iyo kuwa deegaanka, taas oo ku kaliftay inuu Isku soo dhiibo Ciidamada Dowladda.

{DAAWO MUUQAALKA} Koox burcad badeed ah oo isku diyaarinayay inay weerar qaadaan oo La qabtay

0

Isniin-05-Feb- 2024-{HMC} Koox burcad badeed ah oo isku diyaarinayay inay weerar qaadaan oo La qabtay

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Gudoomiye Madaale “Munkarkii waxa uu noqday wax caadi ah, waxaana nalooga bahan yahay suulintiisa.”

0

Isniin-05-Feb- 2024-{HMC} Gudoomiye Madaale “Munkarkii waxa uu noqday wax caadi ah, waxaana nalooga bahan yahay suulintiisa.”

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne xasan”Itoobiya hadday xabad rabto waan la rabnaa hadday nabad rabtana waan kaga horeynaa

0

Isniin-05-Feb- 2024-{HMC} Madaxweyne xasan”Itoobiya hadday xabad rabto waan la rabnaa hadday nabad rabtana waan kaga horeynaa

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

La taliyihii raysal wasaare Abiy Ahmed oo ka baxsaday Dalka Itoobiya.

0

isniin-05-Feb- 2024-{HMC} Gedu Andargachew Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Itoobiya, markii dambena ahaa La-taliyaha Amniga Qaranka ee Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed, ayaa wararku sheegayaan inuu si qarsoodi ah ugu goostay dalka Belgium, wararka ayaa ku waramaya in Gedu uu ku qasbanaaday in uu isticmaalo Baasaboor Diblomaasi ah.

Bishii hore, waxaa la sheegay in Gedu uu ku jiro xabsi guri tan iyo markii uu ka soo horjeestay xaalad degdeg ah oo lagu soo rogay gobolka Amxaarada ee Itoobiya bishii Agoosto 2023.

Wuxuu si kulul uga hadlay baarlamaanka Itoobiya bishii Agoosto 2023 markaas oo uu sharraxayay sababta tallaabo militari oo ka dhacday gobolka Axmaarada aysan u xallin dhibaatada gobolkiisa Amxaarada ka jirtay.

Markii hore, xukuumadda Abiy Axmed waxay qorshaysay inay ku soo gebagebeyso hawlgallada milateri ee gobolka, sida la sheegay, laba toddobaad gudahood. Si kastaba ha ahaatee, muddada lixda bilood ah ee xaaladda degdegga ah ayaa dhammaatay ka hor intaanay dawladdu gaadhin hadafkii ay sheegtay.

“Faano hub ka dhigis iyo nabad laguma soo celin lix bilood ka dib. Jimcihii la soo dhaafay, baarlamaanka Itoobiya ayaa kordhiyey xaaladda degdegga ah afar bilood oo kale.

Mr Gedu Andargachew ayaa muddo dheer madaxweyne ka soo ahaa gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya. Waxa kale oo uu ahaa xubin saamayn ku leh kooxda u suurtogelisay Abiy Axmed in uu awoodda dawladda ku qabsado majaro siyaasadeed oo daahsoon oo ka dhex jiray xisbigii burburay ee Ethiopia People’s Revolutionary Democratic Front *EPRDF).

Houthis may sabotage western internet cables in Red Sea, Yemen telecoms firms warn

0


Patrick Wintour Diplomatic editor
Monday February 5, 2024

UN-recognised government and telecoms firms speak of threat to digital infrastructure, with some submarine cables lying just 100 metres below the surface

 

Telecom firms linked to the UN-recognised Yemen government said on Sunday they fear Houthi rebels are planning to sabotage a network of submarine cables in the Red Sea critical to the functioning of the western internet, and to the transmission of financial data.

The warning came after a Houthi-linked Telegram channel published a map of the cables running along the bed of the Red Sea. The image was accompanied by a message: “There are maps of international cables connecting all regions of the world through the sea. It seems that Yemen is in a strategic location, as internet lines that connect entire continents – not only countries – pass near it.”

Yemen Telecom said it had made both diplomatic and legal efforts during the past few years to persuade global international telecom alliances not to have any dealings with the Houthis since it would provide a terrorist group with knowledge of how the submarine cables operated. It has been estimated that the Red Sea carries about 17% of the world’s internet traffic along fibre pipes.

In a statement, Yemen’s General Telecommunications Corporation condemned the threats of the Houthi terrorist militia to target international submarine cables.

It warned as many as 16 of these submarine cables – which are often no thicker than a hosepipe and are vulnerable to damage from ships’ anchors and earthquakes – pass through the Red Sea towards Egypt. One of the most strategic is the 25,000km (15,500 mile) Asia-Africa-Europe AE-1 that goes from south-east Asia to Europe via the Red Sea.

Security analysts at the Gulf Security Forum claimed last week in a report the “cables have been kept safe more due to the Houthis’ relative technological underdevelopment than for a lack of motivation”.

It added “the Houthis have maintained the capability to harass surface shipping through missiles and fast-attack craft but lack the submersibles necessary to reach the cables”.

However, it warned the cables at some points run at a depth of 100 metres, reducing the need for hi-tech submarines. In 2013, three divers were arrested in Egypt for attempting to cut an undersea cable near the port of Alexandria that provides much of the internet capacity between Europe and Egypt.

Moammar al-Eryani, the information minister in Yemen’s Aden-based government, said the Houthis posed a serious threat to “one of the most important digital infrastructures in the world”, adding the Houthis are a terrorist group that has no ceiling or limits.

Houthi spokesperson Mohammed Abdul Salam has said the Houthis are willing to use new tactics to stop the American-British aggression against Yemen.

He said, our “decision to support Gaza is firm and principled and will not be affected by any attack. Regarding Yemeni military capabilities, we would like to stress that they are not easy to destroy and have been rebuilt during years of harsh war. Instead of escalation and igniting a new front in the region, America and Britain should submit to international public opinion, which demands an immediate halt to the Israeli aggression, lift the siege on Gaza, and stop protecting Israel at the expense of the Palestinian people.”

UK warns of risk of famine in Ethiopia

0


By James Landale
Diplomatic correspondent, in Mekelle, Ethiopia
Monday February 5, 2024

In Ayder hospital in Mekelle, the capital of Ethiopia’s Tigray region, the corridors are filled with the hubbub of any busy medical facility. But in the paediatric wing, there is a stillness to the wards.

For here lie children numbly bearing witness to the latest food crisis to ravage northern Ethiopia. Mostly babies, they are suffering from severe acute malnutrition.

Their mothers sit silently at their beds, staring into the middle distance, clutching their infants to their breast, hoping what milk they have can deliver the salvation for which they yearn.

For they and Ethiopia are suffering once again from a devastating legacy of conflict and drought, twin evils that in recent years have destroyed farms and crops and forced millions from their homes.

The government says 16 million people across the country are facing food shortages, with almost half of those suffering emergency or severe levels of food insecurity. That means many are not just hungry, they are starving.

This is why Tsega Tsigabu, 23, and her four-month-old son, Kidisty, are languishing in Ayder hospital.

Her family were farmers. But their crops failed and they moved to Mekelle to try to survive. Like so many others, they ended up in a camp for people forced from their homes.

Tsega’s husband was in the army but he injured his hand and cannot work. She took her baby for a vaccination and the nurses saw instantly it was malnourished.

“Even when I was pregnant, I was not eating a balanced diet,” Tsega tells us. “I was not producing enough breast milk, that’s why the baby has developed malnutrition. I just didn’t have enough to eat at home.”

Doctors at the hospital tell us the numbers of severely malnourished children being admitted have doubled since 2020 when the war between Tigrayan forces and Ethiopian and Eritrean armies began.

A ceasefire was agreed in 2022 but the impact of the conflict still lingers with at least one million people still unable to return home remaining in the region.

We travelled with the British Africa minister, Andrew Mitchell, to Agulae, an hours’ drive north into the hills, where a clinic was assessing children from outlying villages.

He watched as anxious mothers lined up to have the circumference of their children’s arms measured; the less flesh on the bone, the more likely the malnutrition. The nurses showed him their charts and they all told a similar story of the numbers getting worse.

“There is clearly a risk of famine if we don’t now take action,” Mr Mitchell told the BBC.

“There are serious indicators of the danger of famine. If you ask me, ‘Is there a famine taking place now in Ethiopia?’ I say no, and we have the power to stop it. But if we don’t take the necessary action now, then there is every danger that a famine will engulf this war-torn country which has suffered so much already.”

He promised Britain would commit a further £100m to help up to three million mothers and babies in Ethiopia get access to health care; a new fund to provide medicines and vaccines designed to end preventable deaths.

But is famine in Ethiopia really likely?

International aid agencies are cautious about using what some call “the F- word”.

It has a precise technical definition – 20% of households facing extreme food shortages, 30% of children under five with acute malnutrition, and two people out of every 10,000 dying every day. Few suggest those criteria have been formally met in Ethiopia.

But for Getachew Reda, president of the Tigray interim regional administration, those definitions are otiose.

He told the BBC there was an “unfolding famine” in Tigray. The numbers of those “staring death in the eye” were rising all the time, he told us, criticising the international community for its “lacklustre” response.

“One thing I know is that thousands of people who would otherwise have been able to feed themselves are not in a position to feed themselves and are succumbing to death because of starvation,” Mr Getachew said.

“Whether you call it famine or a risk of famine or a potential famine, for me it’s purely academic… What transpired in 1985, for example, would pale into comparison, if we fail to address the kind of unfolding famine that’s staring us in the eye.”

What he was referring to were the devastating crises of the mid-1980s when many hundreds of thousands died in a famine in Tigray and elsewhere.

The BBC’s powerful reporting of the humanitarian disaster prompted a wave of publicity and campaigning, including the Live Aid concert led by the musician Bob Geldof.

These comparisons infuriate the federal government in Addis Ababa which denies there is famine.

Shiferaw Teklemariam, commissioner of the Ethiopian disaster risk management commission, said Ethiopia was a victim of climate change. He warned regional governments against politicising the issue and urged them and the international community to do more.

“There is a drought, no famine,” Mr Shiferaw told the BBC.

“The government is responding very seriously, but at the same time we call on all stakeholders to do their share.”

There are politics here.

Past famines in Ethiopia have sometimes been linked to the downfall of governments. Analysts say the word makes the current administration – led by Prime Minister Abiy Ahmed – nervous.

The government is working with the UN to tackle the food crisis but the economy here is weak and budgets are being cut.

The truth is that no-one really knows how bad this crisis is because hard data is difficult to obtain.

Media access is limited. Many areas in the north are impossible for humanitarian agencies to visit because of continuing fighting, especially in Amhara.

There, and in neighbouring Afar region, there are fears the food crisis could be even worse than in Tigray. Successive anecdotal evidence – reports from villages and towns across northern Ethiopia – suggest the situation is deteriorating.

What most sides agree is the international community should be doing more.

Last year USAID, America’s development agency, and the United Nation’s World Food Programme suspended humanitarian support for five months after it emerged that huge amounts were being stolen, much of it to feed various armed forces.

This has aggravated the situation. The world is also distracted by conflicts in the Middle East and Ukraine and less attention and funding is being targeted at Ethiopia.

The head of the UN here, Ramiz Alakbarov, said this was a forgotten crisis. “The world is not paying attention,” he said.

“We grieve for all the troubles and difficulties elsewhere, yet people in this part of the world cannot be forgotten. We need to get organised and donors need to step up contributions.”

At a food distribution centre in Mekelle, we saw the World Food Programme doing what it could, handing out scoops of wheat and lentils along with cups of oil.

The hungry queue up bearing QR codes which identify them, their households and their needs. But the food they get is a bare minimum and budgets are running thin.

Claire Nevill, who speaks for the WFP in Ethiopia, said what was needed was not just food assistance but help to get people back to their farms so they can feed themselves.

The problem is that parts of the country are still occupied by militias and Eritrean forces.

“In Ethiopia you have several overlapping crises at a time,” she said.

“We have drought, people recovering from a two-year conflict, rising inflation, an upsurge in cases of disease and all of this together just pushes people further into hunger and malnutrition. So if we don’t get food assistance to people right now, the situation will worsen.”

Back in Ayder hospital we met Tsige Degef, 28, whose 15-month old daughter, Bereket, was malnourished.

And her story was typical. Tsige’s extended family were forced to sell their oxen during the war to pay for expensive cereals. When peace came, the crops failed and there was nothing to fall back on.

Tsige was already struggling when Bereket fell ill. “Her feet and legs were swollen,” she said. “I was so worried. She was vomiting every day. The fear of a mother with a sick child is the fear of death.”

But Bereket is getting better and Tsige is hopeful of leaving hospital. “I wish she will heal soon,” she said.

“I want to open a tea shop and sell things so I can better protect my child. I promise to do the best I can so that she doesn’t suffer in the future.”

 

UN commits to provide technical training for Somali security forces

0


Monday February 5, 2024

The United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) which has been actively supporting Somalia in enhancing the capabilities of the security forces, has committed to provide technical training for the local forces during the transition period.

The UNSOS which is providing logistical field support to the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) said in a joint statement issued on Saturday in the Somali capital of Mogadishu, that the training will ensure the sustainable operation and maintenance of the equipment for the security forces.

“As UNSOS, our commitment to supporting both ATMIS and the Somali government remains steadfast. We stand ready to support Phase Three of the drawdown and provide the needed logistical support,” Officer in Charge of UNSOS Qurat-Ul-Ain Sadozai said.

Sadozai stressed the successful handover of the seven military bases this week and commended the partnership between ATMIS, the Somali government and UNSOS while pledging continued support and collaboration.

Both ATMIS and UNSOS announced the completion of Phase Two drawdown, which involved reducing the troop count by 3,000 soldiers.

ATMIS transferred seven military bases to the Somali government and closed two others.

Somalia’s National Security Advisor Hussein Sheikh-Ali lauded the AU, UN and international partners for their sacrifice and dedication in pursuit of peace and security in Somalia.

“ATMIS is ending and we are progressing towards a future where Somalia’s safety and security will be self-sustained, without ATMIS,” Ali said.

“We thank the African Union for your sacrifices to Somalia. To the international community and partners, we thank you for standing with us in the fight to keep our country safe and secure. I want to assure the public that this drawdown is real, and it is happening,” he added.

Sam Okiding, ATMIS Force Commander lauded the exceptional teamwork by the drawdown tripartite committee – ATMIS, the Somalia government and UNSOS – for successfully completing both Phase One and Two.

“Our collective efforts have been significant in drawing down a total of 5,000 troops in both Phase One and Two. We will soon start preparations for the next phase, Phase Three, to reduce our numbers by 4,000 troops in June. I am confident in our continued success based on our united and cohesive approach. For us, failure is not an option,” Okiding said.