Isniin-05-Feb- 2024-{HMC} Sheekh Xuseen Cali Jabuuti oo la hadlaya Dhallinyarada Muqdisho
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA
Isniin-05-Feb- 2024-{HMC} Sheekh Xuseen Cali Jabuuti oo la hadlaya Dhallinyarada Muqdisho
Isniin-05-Feb- 2024-{HMC} DEG DEG Ciidamada dowlada oo soo qabtay Eedeysane Sayid Cali oo dilay xaaskiisii Luul C/casiis
isniin-05-Feb- 2024-{HMC} Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa gacanta kusoo dhigay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan dilka Marxuumad Luul Cabdicasiis oo jimcihii u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray dab la qabad siiyay jirkeeda.
Ciidanka Nabad Sugidda oo maalmihii lasoo dhaafay ku raad-joogay eedeysanaha ayaa ugu dambeyn kasoo qabtay deegaanka Caad xilli uu halkaas ku dhuumaaleysanayay.

isniin-05-Feb- 2024-{HMC} Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa gacanta
kusoo dhigay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan dilka Marxuumad Luul Cabdicasiis
oo jimcihii u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray dab la qabad siiyay jirkeeda.
Ciidanka Nabad Sugidda oo maalmihii lasoo dhaafay ku raad-joogay eedeysanaha ayaa ugu
dambeyn kasoo qabtay deegaanka Caad xilli uu halkaas ku dhuumaaleysanayay.
Isniin-05-Feb- 2024-{HMC} DEG_DEG Nabadoon Caan ah oo lagu dilay Muqdisho
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA
Isniin-05-Feb- 2024-{HMC} Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi shakuur “Qodobka 99 ee Dastuurka ayaan hada jabinayanaa,
isniin-05-Feb- 2024-{HMC} Ciidamada Puntland oo howlgal ka sameeyay degaanada xeebaha gobolka Bari ayaa gacanta kusoo dhigay koox burcad badeed ah oo abaabulayay inay falal burcad badeednimo ah ka geysteen xeebaha degaanada Puntland.
Saraakiisha ciidamada Booliiska ayaa soo bandhigay hub, saad iyo doon ay kooxdaan doonayeen inay badda ku galaan si ay u weeraraan maraakiibta ganacsiga iyo doonyaha kalluumaysi ee isicmaala xeebaha Puntand.
Kooxdan lasoo qabtay oo ka koobnayd saddex nin ayaa la sheegay in la horgayn doono sharciga, si loogu qaado dambiyadooda burcad badeednimo. Welise lama xaqiijin inay horey u geysteen falal burcad badeeednimo.
Qabashadooda ayaa kusoo aaday xilli maamulka Puntland uu dhawaan xeebaha ka hirgaliyay ciidamo la dagaalama burcad badeedda muddooyinkii ugu dambeeyay ka dambeeyay qafaalashada maraakiibta iyo doonyaha ganacsi.
Qaar kamid ah bucad badeedda ayaa u gacan u galay ciidamada shisheeye ee ka howgalla xeebaha Soomaaliya.


Monday February 5, 2024
A BBC editor was hired as an expert witness to help at least 15 Somalian criminals fight deportation and remain in the UK, it has emerged.
Mary Harper, Africa editor for the BBC’s World Service, was paid to give expert evidence for Yaqub Ahmed, a Somali gang rapist, during his five-year legal battle to remain in the UK. He was deported in November.
An investigation by The Mail on Sunday has also found that she gave expert witness evidence in a series of other controversial deportation appeals by Somali offenders, including three other sex attackers, three drug dealers and a career criminal who spent a decade in British jails.
In one case, she reportedly cautioned that the criminal’s repeated history of offending in the UK – 39 convictions for 80 crimes over a period of 17 years – would result in him being shunned by his clan if he was returned to Somalia.
In another, it was reported that Ms Harper warned that a 29-year-old Somali man who sexually assaulted a deaf girl aged 17 would be at “severely heightened risk” if he was sent back to Somalia because he had committed a sex crime.
Council flat
His appeal against deportation was thrown out by a judge who disagreed with her argument. The newspaper said some 16 months later, the attacker – whom it is prevented by law from identifying – remains in the UK and has been living in a council flat with his family.
The BBC has since announced that Ms Harper was leaving the organisation. It is understood that she will depart later this month and that her most recent role at the corporation was as a journalist reporter. It remains unclear whether she quit or was sacked.
The details emerged as a refugee suspected of carrying out a chemical attack that left a mother and child injured was twice denied asylum before being allowed to stay in the UK after claiming he had converted to Christianity.
Abdul Shokoor Ezedi, 35, who is at the centre of a nationwide manhunt, arrived illegally in the country in the back of a lorry in 2016, claimed his life would be in danger if he was returned to his native Afghanistan.
In 2018, he was convicted of a sex offence. It is understood that he was twice refused asylum but granted leave to remain in 2021 or 2022 after a priest vouched for his conversion, arguing that he was “wholly committed” to his new religion.
Offenders deported
A Home Office spokesman said: “Foreign national offenders have no right to be in the UK, which is why we are deporting them and banning their return to the UK.
“Over 16,000 Foreign national offenders have been removed since January 2019. Through both our Nationality and Borders Act and the Illegal Migration Act, we are also ensuring they cannot frustrate the removal process.”
A BBC spokesman said: “While there is nothing in the BBC’s rules that prevent staff acting as expert witnesses, the BBC has clear processes in place to ensure any external work of this nature has prior approval. We are unable to comment on the specific details of this particular case and, more broadly, do not comment on individual staff matters.”
Ms Harper did not respond to a request for comment.
isniin-05-Feb- 2024-{HMC} ubnaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta iskugu yimid kulan ay kaga hadlayeen
shaqaaqo dhowaan ka dhacday baarlamaanka xilli ay socotay dood ku saabsan ansixinta
habraaca wax ka beddelka dastuurka.
isniin-05-Feb- 2024-{HMC} Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, ayaa la kulmay ku xigeenka Madaxweynaha Bangiga Adduunka ee u qaabilsan Horumarinta Karaanka Aadanaha, Mamta Murithi oo maanta dalka soo gaartay.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qorsheyaasha Istaraatiijiyadeed iyo kuwa hortabinta u leh Soomaaliya ee horumarinta karaanka bulshada iyo sidii Bangiga Adduunku u sii wadi lahaa, loona ballaarin lahaa taageerada uu Soomaaliya ka siiyo xagga horumarinta awoodda waxqabad ee bulshada. Sida lagu yiri qoraal ka soo baxay kulanka.
Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa la wadaagay wafdiga Bangiga Adduunka muhiimadda ay leedahay in la iska kaashado horumarinta xirfadda iyo aqoonta dhallinyarada Soomaaliyeed.
Ku xigeenka Madaxweynaha Bangiga Adduunka ayaa ugu hambalyeysay Xukuumadda guulaha waawayn ee ay gaartay muddadii ay jirtay, gaar ahaan dhammaystirka hannaanka dayn cafinta dalka oo guul ku soo idlaaday dhammaadkii sanadkii tagay, iyada oo sheegtay in ay xoojin doonaan taageerada dhinacyada kala duwan iyo wada shaqaynta ay la leeyihiin Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda.