Home Blog Page 2881

{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaan Dahabo Suusow “Yaan wax lays ku Qarin ee hala soo qabto ninkii dilay Luul c/caziiz”

0

Sabti-03-Feb- 2024-{HMC} Xildhibaan Dahabo Suusow “Yaan wax lays ku Qarin ee hala soo qabto ninkii dilay Luul c/caziiz”

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaan Cumar Shariif Jeeg “Saraakisha Booliiska si deg deg ah Golaha haloo horkeeno”

0

Sabti-03-Feb- 2024-{HMC} Xildhibaan Cumar Shariif Jeeg “Saraakisha Booliiska si deg deg ah Golaha haloo horkeeno”

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Xil. Cali xaaji “Bulshada waa in ay u kacdaa sidii loo soo qaban lahaa daalimka xaaskiisa dilay”

0

Sabti-03-Feb- 2024-{HMC} Xil. Cali xaaji “Bulshada waa in ay u kacdaa sidii loo soo qaban lahaa daalimka xaaskiisa dilay”

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Xil Maxamed “RW Xamse & Xukumadisa waa in ay soo qabtaan Gacan ku dhiglaha dilay Xaskiisa”

0

Sabti-03-Feb- 2024-{HMC} Xil Maxamed “RW Xamse & Xukumadisa waa in ay soo qabtaan Gacan ku dhiglaha dilay Xaskiisa”

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Xil. Cumar Balash “Shacabka Somaaliyed gacan haku siiyaan laamaha Amniga soo qabashada edeysanaha”

0

Sabti-03-Feb- 2024-{HMC} Xil. Cumar Balash “Shacabka Somaaliyed gacan haku siiyaan laamaha Amniga soo qabashada edeysanaha”

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn{ 3/ 02/ 2024}

Sabti-03-Feb- 2024-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ; Shugri baryare iyo Cabdi Yare

Farsamadii : Abdulaahi Makaraan

 

{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaan Moallimu “Wax la aqbali karo maaha in la dhaho waa baxsaday Dambiilihii.”

0

Sabti-03-Feb- 2024-{HMC} Xildhibaan Moallimu “Wax la aqbali karo maaha in la dhaho waa baxsaday Dambiilihii.”

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO SAWIRADA} Tahriibayaal Soomaali ah aya ku jiro oo ku xayiran Garoonka Diyaaradaha ee Madrid.

Sabti-03-Feb- 2024-{HMC} Kooxaha u dooda xuquuqda aadanaha ee Isbaanishka ayaa sheegay in dhowr boqol oo muhaajiriin magangalyo doon ah ay ku xayiran yihiin garoonka diyaaradaha ee Madrid ee dalka Spain, ayna ku sugan yihiin xaalada xun, maadaama ay seexdaan “meel cariir ah oo aan munaasab ahayn.

Muhaajiriintan oo inta badan ka yimid dalalka Senegal, Somaaliya iyo Morocco, ayaa qaar badan oo ka mid ah waxa garoonka diyaaradaha ee Madrid ay ka sameysteen teendhooyin yar yar oo ay seexdaan, halka kuwo kalana ay ku nool yihiin xaalad ciriiri ah, ayaga oo dhex jiifta meelo aan nadiif ahayn.

Dadka muhaajiriinta oo qaar badan oo ka mid ah ay u socdaan dalalka Laatiin Ameerika si ay uga sii gudbaan Mareynkanka ayaa si caadi ah ugu nool gudaha garoonka, ayaga oo dharka ku dhaqda musqulaha caadiga ah ee garoonka ku yaal sida ay tilmaameen Kooxaha u dooda xuquuqda aadanaha ee Spain.

Guddiga Kaalmada Qaxootiga ee Spain {CEAR} ayaa u sheegay wakaalada wararka Reuters in tirada dadka codsanaya ilaalinta caalamiga ah marka ay ka soo degeen garoonka caalamiga ah ee Madrid,ee Barajas, ay korortay tan iyo sanadkii hore.

Garoonka diyaaradaha Barajas ayaa wajahaya dhibaatada weyn oo ay ku hayaan dadka magangalyo doonka ah ee sii kordhay” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay guddiga Kaalmada qaxootiga ee Spain.

Afhayeenka gudiga CEAR Elena Munoz ayaa tiri “dadku waxay ku seexdaan joodariyaal dhulka yaal oo halkii xabbo dhowr qof ay wadaagaan, kuwo kale ayaa kartoonno isaga jiifta.

Waxaa jiray ilaa 400 oo qof oo ku xayirnaa garoonka usbuucii hore, in badan oo ka mid ah ayaa yimaada maalin kasta,” sida uu sheegay Munoz guddiga Kaalmada Qaxootiga ee Spain.

Afhayeenka wasaaradda arrimaha gudaha ee Isbaanishka ayaa sheegay in aysan bixin karin xog sax ah oo ku saabsan tirada dadka soo galootiga ah, balse waxaa uu yiri. duulimaadyada yimaada Spain waxaa ay isku badelleen kuwo sida dadka muhaajiriinta ah.

Sida ay sheegtay wasaaraddu, waxaa jira saddex qol oo loogu talo galay dadka soo galootiga ah ee magangelyo doonka ah, iyadoo mid afraadna si degdeg ah loo dhisi doono.

Dowladda Spain oo ka duulaysa sidii ay uga hortagi lahyed qulqulka muhaajiriinta soo gaaray dalkaasi ayaa qaaday tallaabooyin dheeraad ah. Waxaa ay sheegtay inay kordhisay ciidanka ilaalinta xarumaha garoonka ,tirada booliiska, saraakiisha xuduudaha iyo shaqaalaha nadaafadda ee garoonka ka howgala.

Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa sidoo kale ku dhawaaqday in la soo rogay shuruudo looga baahan yahay muwaadiniinta u dhashay dalalka qaar, sida Kenya iyo Senegal, kuwaas oo looga baahan yahay in ay heystaan dal ku galka Spain xataa haddii ay dal kale u socdaan oo ay transit yihiin.

Muhaajiriinta Afrikaanka u badan ayaa waxaa inta badan ay yihiin kuwo u socda dalalka Laatin Ameerika, ayagoo marka ay gaaraan Spain dalbada dal ku galka Brazil iyo waddamo kale kuwaas oo laga rabo Visa in ka badan 20 bari .

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga oo booqatay garoonka iyo goobaha ay ku sugan yihiin dadka soo galootiga ah ayaa sheegay in halkaasi ay ka jirto xaalada caafimaad xumo oo aad u liidata

Sidoo kale hay’adda Laanqeyrta cas ayaa walaac ka muujisay xaalada noololeed ee dadka, waxayna go’aansatay inay si ku meel gaar ah u joojiso adeegyadii ay ka bixin jirtay garoonka.

Socdaalka sharci darrada ah iyo magangelyada ayaa noqday arrimo siyaasadeed oo lagu muransan yahay Yurub, Maraykanka iyo waddamo kale tobankii sano ee la soo dhaafay iyada oo muhaajiriin badan ay safarro khatar ah ku galeen badda Mediterranean-ka iyo xudduudda Mareykanka iyo Mexico.

2023-kii wuxuu ahaa sanadkii soo galootiga ugu badnaa ay gaareen dalka Spain.

{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaan Gobsan “ Waa in Hay’adaha Ammaanku 24-saac uga jawaabaan kiiska Gabadha la dilay.”

0

Sabti-03-Feb- 2024-{HMC} Xildhibaan Gobsan “ Waa in Hay’adaha Ammaanku 24-saac uga jawaabaan kiiska Gabadha la dilay.”

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wasiir Fiqi oo Golaha shacabka usharxay Hindise Sharciyadeedka dad dhigista iyo Xaadaha madaniga ah

0

Sabti-03-Feb- 2024-{HMC} Wasiir Fiqi oo Golaha shacabka usharxay Hindise Sharciyadeedka dad dhigista iyo Xaadaha madaniga ah

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA