Home Blog Page 2882

{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaan Nasro Mahdi “Waa in Hay’addaha amaanka Gacanta kusoo qabtaan damnilaha gubay xaaskiisa”

0

Sabti-03-Feb- 2024-{HMC} Xildhibaan Nasro Mahdi “Waa in Hay’addaha amaanka Gacanta kusoo qabtaan damnilaha gubay xaaskiisa”

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Xil Cabdiqaadir Sheekh “Booliska waxaan uga Fadhinaa Ninka Xaaskiisa Gubay ee dilay in uu soo Qabto”

0

Sabti-03-Feb- 2024-{HMC} Xil Cabdiqaadir Sheekh “Booliska waxaan uga Fadhinaa Ninka Xaaskiisa Gubay ee dilay in uu soo Qabto”

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaan Nadiif “carurtii ay ka tagtay Gabdhii uu ninkeda dilay, Dowladdu waa in ay la wareegtaa”

0

Sabti-03-Feb- 2024-{HMC} Xildhibaan Nadiif “carurtii ay ka tagtay Gabdhii uu ninkeda dilay, Dowladdu waa in ay la wareegtaa”

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Faah Faahin. Nin Xaaskiisa ku Gowracay Qoryooley iyo Booliska oo War kasoo saaray

0

Sabti-03-Feb- 2024-{HMC} Faah Faahin. Nin Xaaskiisa ku Gowracay Qoryooley iyo Booliska oo War kasoo saaray

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} WAR DEG DEG AH AS oo weerar Qaraxyo ku bilowday ku qaaday degaanka shabeelow.

0

Sabti-03-Feb- 2024-{HMC} WAR DEG DEG AH AS oo weerar Qaraxyo ku bilowday ku qaaday degaanka shabeelow.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} AS oo weerar dil iyo afduub ah ka geystay inta u dhaxeysa Balcad iyo Jowhar

0

Sabti-03-Feb- 2024-{HMC} AS oo weerar dil iyo afduub ah ka geystay inta u dhaxeysa Balcad iyo Jowhar

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

Ciidanka Nabad-galayada oo bilaabay dib u dayactitka Waddooyinka magaalada Muqdisho

Sabti-03-Feb- 2024-{HMC} Ciidamada nabad-gelyada waddooyinka magaalada Muqdisho (Traffico) ayaa bilaabay sumadeynta hagaagsan iyo tilaamaha waddo marista , si loo yareeyo shilalka ka dhaca waddooyinka mashquulka badan.

Taliska ciidanka taraafikada ayaa sheegay in sumadeynta waddooyinka magaalada Muqdisho uga gon leeyihiin , sidii wax looga bedeli lahaa habraaca iyo nabad-gelyada dadka iyo gaadiidka waddooyinka mara.

”Tilmaamahaan ayaa wax ka badalidoona is barbaryaaca iyo Nabadgalyada Ummadda iyo Gaadiidka mara wadooyinka Caasimada, sumadeyntan ayaa sidookale sare u qaadi doonta bilicda caasimada oo la jaanqaadeysa caasimaadaha dhigeeda ah” ayaa lagu yiri war kasoo baxay taliska taraafikada.

Laamiyada magaalada Muqdisho ayaana horey u laheyn calaadamo iyo shuruuc kala hagta gaadiidka iyo dadka isticmaala, waxaana waddooyinkaasi ku yar ciidamada nabad-gelyada ,kuwaa oo gelinka hore ee maalintii kaliya lagu arko waddooyinka qaar.

War-murtiyeed laga soo saaray shir ay yeesheen DF iyo dowlad-goboleedyada

Sabti-03-Feb- 2024-{HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka ayaa xalay yeeshay shir gaar ah oo ku qabsoomay khadka taleefoonka, kaas oo looga hadlayay arrimaha maaliyadda ee guud ahaan dalka.

Shirkan ayaa waxaa soo qaban-qaabisay wasaaradda maaliyadda xukuumadda Soomaaliya, waxaana ka qayb-galay wasiir Biixi Cige iyo wasiirada maaliyadda maamullada dalka.

Inta uu socday shirka ayaa ayaa looga wada-hadlay arrimo badan oo ku saabsan horumarinta Maaliyadda Dalka maadaama Dowladda Federaalka Soomaaliya laga cafiyay deymihii lagu lahaa, kuwaa oo cuuryaamiyay dhaqaalaha Soomaaliya.

Haddaba maadaama dowladda Soomaaliya ay gashay waji cusub oo horumarin dhaqaale ah iyo sanad cusub oo la hiigsanayo meel sare, wuxuu Wasiirka Maaliyadda XFS Biixi Iimaan Cise uu shir muhiim la qaatay Wasiirada Maaliyadda heer Dowlad-goboleed” ayaa lagu yiri war-murtiyeed laga soo saaray shirka.

Ujeedka shirkan ayaa ahaa mid uu wasiirka maaliyadda ee dowladda dhexe kula tashanayay wasiiradda maaliyadda ee maamul goboleedyada, si fikirkooda ugu darsadaan waddada cusub ee loo qaadayo horumarinta dhaqaalaha dalka.

Wasiirku wuxuu kala tashanayay fikirka ay ka qabaan waddada cusub ee horumarinta maaliyadda dalka” ayaa mar kale lagu yiri warsaxaafadeedka.

Qodobada kale ee laga wada-hadlay waxaa kamid ahaa hannaanka dib u habeynta maaliyadda dalka, mashaariicda horumarineed ee saaxibada caalamiga ah ay ku taageeraan guud ahaan Soomaaliya iyo hadafka koowaad ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah

Soomaaliya ayaa maalmihii u dambeeyay dadaal ku bixineysay horumarinta dhaqaalaha, maadaama dhowaan uun laga cafiyay dhammaan daymihii lagu lahaa dalkeenna

{DAAWO MUUQAALKA} Abiy Ahmed oo uyeeray baarlamanka Itoobiya kadib heshiiska badda Somalia

0

Sabti-03-Feb- 2024-{HMC} Abiy Ahmed oo uyeeray baarlamanka Itoobiya kadib heshiiska badda Somalia

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Dowladda Soomaaliya oo Shir Wadatashi ah Telfoon kula yeelatay Dowlad goboleedyada

0

Sabti-03-Feb- 2024-{HMC} Dowladda Soomaaliya oo Shir Wadatashi ah Telfoon kula yeelatay Dowlad goboleedyada

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA