Home Blog Page 3033

{DAAWO MUQAALKA} Maxaad kataqaanaa Kaligi duulaha 77-jirka ah oo AS Galgaduud ku baacsanaya

0

Axad-December-24-2023-{HMC}Maxaad kataqaanaa Kaligi duulaha 77-jirka ah oo AS Galgaduud ku baacsanaya

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO SAWIRADA} Gaari ay lahayeen Shirka Hormuud oo la qarxiyay iyo shaqaale ka tirsan shirkadaas oo ku Geeriyooday

0

Axad-December-24-2023-{HMC} Waxaa soo baxaya faahfaahino la xiriira Qarax lagu xiray gaari noociiisa yahay Noah oo ay leedahay shirkada isgaarsiinta Hormuud kaasoo shalay ka dhacay degmada Hiliwaa ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxaas ayaa la sheegay inuu ku dhintay Cabdiwahaab Cismaan Axmed oo ka mid ahaa shaqaalaha shirkadda Isgaarsiinta Hormuud xarunteeda degmada Heliwaa, halka dhaawacyo culus ay ka soo saareen labo kale.

Qaraxaan ayaa yimid xili 10 maalmood ka hor qarax weyn oo nooca miinada dhulka lagu aaso ah duleedka Muqdisho lagula eegtay gaari ay lahayd Shirkadda Hormuud kaasoo sababay dhimashada Axmed Cumar cabdulle oo ka tirsanaa Shaqaalaha Shirkadda.

Waxaa xusid mudan in bishii November ee sanadkaan qaraxyo is xigxigey lala beegsaday qaar ka mid ah laamaha shirkaddu ku leedahay Xero-Jarmal {Xarutii Tababarka Farsamada Gacanta} ee Degmada Dayniile & BTS-kii degaanka Muusaaley ee Ceelasha biyaha.

Lama oga sababta loo beegsanaayo gawaarida iyo laamaha shirkadda isgaarsiinta Hormuud, mana jirto cid ilaa iyo hada sheegatay masuuliyadda qaraxyadan

Laamaha amaanka DF iyo maamulka shirkadda Hormuud ayaan ka hadlin illaa hadda qaraxyada iyo dilalka ku socda shaqaalaha shirkada Hormuud oo ah mida ugu weyn dhinaca Isgaarsiinta Somalia.

 

{DAAWO MUQAALKA} Shir DEG-DEG ah oo lagu badbaadinayo PUNTLAND oo maanta lagu dhowaaqay

0

Axad-December-24-2023-{HMC}Shir DEG-DEG ah oo lagu badbaadinayo PUNTLAND oo maanta lagu dhowaaqay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO SAWIRADA} Kulan looga hadlayay wada shaqeynta Booliska iyo Bulshada oo lagu qabtay Degmada Mahas

Maxaas 24 Dec 2023 {HMC}– Wasaaradda Amniga HirShabelle ayaa manta kulan ku saabsan wada-shaqeynta hey’ada Amniga iyo Bulshada ku qabatay Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan kaasi oo sida ay sheegtay socon dono muddo 5 maalin ah.

Kulanka waxa goob –jog ka ahaa Msuuliyin katrsan wasaaradda Amniga , Maamulka degmada ,Saraaakiisha booliiska iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada .

Barnaamijkani oo ay taageereysay hey’adda IOM ayaa ujeedkisu yahay sidi dadka deegaanka ay ula shaqeyn lahaaayeen hey’adaha amniga islamarkaana ay u yeelan lahaaayen xiriir fiican xagga shaqada , kahortagga dambiyada iyo sidoo kale baaritaannada amni

Maamulka degmada maxasas oo qaarkood munasasabdda ka hadlay ayaa aad u soo dhoweeyay barnaamijkani oo muhiim u ah degmada kadddib dib u xoreyntii lagu sameeyay Gobolka Hiiran.

Taliyaha Slahdigga Degmada Mahas Axmed Cawale aya sheegay in loo baahnayhay in shacabku ay si dhow ula shaqeeyaan Booliiska islamarkana laga wada xiriiro sidii loo mareeyn lahaa xaaldaha amni ee ka jiro degmada sido kale Taliyaha ayaa sheegay in Dhismaha saldhigga cusub ee Maxaas uun noqon doono billowga wada shaqeyn rasmi ah oo dhex marti hey’adaha amniga iyo Bulshada .

{DAAWO MUQAALKA} Maxaad kataqaanaa Kaligi duulaha 77-jirka ah oo AS Galgaduud ku baacsanaya

Axad-December-24-2023-{HMC} Maxaad kataqaanaa Kaligi duulaha 77-jirka ah oo AS Galgaduud ku baacsanaya

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka.

Axad-December-24-2023-{HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Ciidanka Xoogga dalka oo A,S ka saaray deegaano hoos taga Magaalada Caad ee Koofurta gobolka Mudug

Axad-December-24-2023-{HMC} Ciidanka Xoogga dalka oo A,S ka saaray deegaano hoos taga Magaalada Caad ee Koofurta gobolka Mudug

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Mas’uuliyiin katirsan DFS oo salaadda Janaasada ku dukaday meydka AUN Maryan Cabdulqaadir Soobbe

Axad-December-24-2023-{HMC} Mas’uuliyiin katirsan DFS oo salaadda Janaasada ku dukaday meydka AUN Maryan Cabdulqaadir Soobbe

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Somali army kills over 70 militants in southern region

0


Sunday December 24, 2023

Somali National Army (SNA) and regional Jubaland State forces killed more than 70 al-Shabab militants after conducting an operation at Aboodin area in Lower Jubba region in southern Somalia on Friday evening, local media said.

“Over 70 al-Shabab militant fighters and commanders were killed in a joint operation by SNA, Jubaland State forces, and international partners supporting the army in the war on terrorists,” Jubaland State TV reported on Saturday.

 

The latest onslaught came after al-Shabab militants claimed on Thursday that they killed 33 Danab forces, SNA’s elite forces, west of Kismayo, the administrative capital of Jubaland State.