Home Blog Page 3041

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay Waqtiga kama danbeysta ah oo ay Al Shabaab so Afjareyso

0

Jimco-December-22-2023-{HMC}  La taliyaha amniga qaranka ee madaxweynaha Soomaaliya,  ayaa sheegay, in illaa iyo bisha febraayo ee sanadkan uu qaadan doono howlgalka kooxda Shabaab looga xoraynayo Galmudug iyo Hirshabeelle.

La taliyaha amniga ayaa sheegay, inuu howlgalka hadda dib u bilowday, ka dib markii waddooyinkii ay biyuhu xireen dib u furmeen.

Wuxuu sheegay, dowladda Soomaaliya iyadoo cashar ka qaadanaysa weeraradii khasaaraha badan dhaliyay ee dhacay, inay si feejignaan ah ay dib ugula wareegayso degaannadii ay kasoo baxeen ciidamada dowladda.

“Dagaalka Ka dhanka ah Khawaarijta Wajigiisiii koobaad waa soo afmeermay, waxaana qorshaha noogu jiro in si dhaqsi leh loo soo afjaro dagaalkaan ka hor Bisha February ee 2024,” ayuu yiri la taliyaha amniga qaranka.

Wuxuu sheegay, Soomaaliya inay guul weyn u tahay, iyadoo aan kaashanayn ciidamo shisheeye inay ciidamadeeda qalabka sida iyagu dagaal kala hortageen kooxda Alshabaab.

La taliyuhu wuxuu sheegay, howlgallada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland inay ku yimaadeen dib u dhac sababa la xiriira roobabka kala xiray waddooyinkii la mari lahaa.

US-Somali operation kills a top al-Shabab commander

0


Harun Maruf
Friday December 22, 2023

The Somali government has reported that a senior al-Shabab commander involved in the militant group’s attacks in Somalia and Kenya was killed in a U.S. airstrike Sunday near the city of Jilib.

The government said the operation that led to the killing of Maalim Ayman was the result of collaboration between the Somali Armed Forces and U.S. military.

“His killing is a thorn removed from the Somali people,” said a statement issued Thursday by the Ministry of Information.

The U.S. military command in Africa, AFRICOM, confirmed that the strike near Jilib killed one al-Shabab militant and said there were no civilian casualties.

“This is another step to defeat the terrorist group that undermines Somalia’s peace and development,” AFRICOM said in a statement without identifying the deceased militant by name.

“U.S. Africa Command will continue to assess the results of the operation and will provide additional information as appropriate. Specific details about the units involved and assets used will not be released in order to ensure operational security,” the statement said.

Al-Shabab has not commented on the reported killing.

Earlier this year, the U.S. State Department’s Rewards for Justice program offered a reward of up to $10 million “for information leading to the arrest or conviction in any country of Maalim Ayman or any individual who committed, attempted or conspired to commit, or aided or abetted in the commission of the January 5, 2020, terrorist attack on U.S. and Kenyan personnel at the Manda Bay Airfield in Kenya.”

The U.S. accused Ayman of being responsible for preparing the Manda Bay Airfield attack, which killed a U.S. soldier and two U.S. Defense Department contractors. It wounded two other U.S. service members and a third Defense contractor.

The Manda Bay Airfield is part of a Kenyan Defense Forces military base used by U.S. armed forces to provide training and counterterrorism support to East African partners, respond to crises and protect U.S. interests in the region, according to the State Department.

The U.S. identified Ayman as the leader of Jaysh Ayman, an al-Shabab unit that conducts terrorist attacks and operations in Kenya and Somalia. Jaysh Ayman (Army of Ayman) includes foreign militants recruited by al-Shabab largely from East Africa.

Al-Shabab claimed responsibility for the Manda Bay attack and published purported video of the group’s emir, Ahmed Umar Abu Ubaidah, personally meeting the attackers before the operation.

The Al-Shabab video claimed the attackers included a Yemeni, an Ethiopian, a Tanzanian and Somalis.

Al-Shabaab identifies Manda Bay attackers (L to R):Moulana Faruq Moulana, Ahmed Al-Muhajir, Cmdr (Yemen), Abubakar Al-Muhajir (Tanzania), Ali Muhammad Ali, Qudama Al-Muhajir (Ethiopia), and Abdulwali Muhammad Ibrahim “Moallim Omar” & Adam Iman Yusuf, Abdulkareem (both Somalis). pic.twitter.com/Ucu6A7plPa

— Harun Maruf (@HarunMaruf) January 3, 2021
Ayman is the second al-Shabab commander connected to the Manda Bay attack who has been killed in a U.S. strike. In March 2020, the U.S. reported an operation that it said had killed Bashir Qoorgaab, who was linked to the planning of the operation.

A U.S. airstrike in May injured the head of al-Shabab’s external operations, Osman Mohamed Abdi, known as Moallim Osman.

{DAAWO MUUQAALKA} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Jimco-December-22-2023-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ; Mustaf ali adoow

Farsamadii :Abdiraxmaan Muuse Osmaan

            HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHUR EE Hiiraanweyn.

Ciidamada Dowlada oo Ku sii dhawaanaya Deegaano ay Kusuganyihin AS

Jimco-December-22-2023-{HMC}  – Wararka ka imaanaya gobollada dhexe ee dalka ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka, Daraawiishta Galmudug oo kaashanaya iyo dadka deegaanka ayaa weli howlgallo ka wadaan deegaano ka tirsan Galgaduud iyo Mudug.

Ciidamada huwanta ayaa kusii siqaya deegaanada ay xubnaha Al-Shabaab ka joogaan labadaas gobol oo hoostaga dowlad goboleedka Soomaaliyeed Galmudug.

Wararka ayaa sheegaya in dhinaca Galgaduud ay ciidamada kaabiga ku hayaan deegaanada Budbud, Cowswayne iyo degmada Galcad oo ay horay uga soo baxeen ciidamada huwanta.

Saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in dhaq-dhaqaaqii ugu dambeeyay ay ka wadaan gobolka, si looga xoreeyo halkaasi.

Sidoo kale ciidamada ayaa howlgallo kale ka wada dhanka Mudug, waxayna ku dhow yihiin deegaano dhaca koonfurta gobolkaas oo ay fariisimo ku leeyihiin xoogaga Al-Shabaab.

Sida aan xogta ku helnay ciidamada isbaheysanaya ayaa kusii jeeda magaalada Caad oo hadda ah bartimaameedka koowaad ee qabashooda, halkaas oo marar badan ay ku dagaalameen labada dhinac.

Wararka ayaa intaasi kusii daraya in ciidamada huwanta ay haatan isku uruursanayaan aagga buurta Yacgoos oo todobaadkanay kala wareegeen dagaalyahanada Al-Shabaab.

Howlgalladaan ayaa waxaa barbar socda duqeymo xoogan oo ay diyaarado dagaal ku garaacaan dhulka howdka ah ee ay ku sugan yihiin Al-Shabaab.

Galmudug ayaa waxaa sanad ka badan ka socda howlgallo dhul iyo cir ah, kuwaas oo dhul ballaaran looga xoreeyay kooxda Al-Shaabaab oo qorshuhu yahay in laga saaro gobollada Galgaduud iyo Mudug.

Ciidamada Dowlada oo Ku sii dhawaanaya Deegaano ay Kusuganyihin AS

Jimco-December-22-2023-{HMC}  – Wararka ka imaanaya gobollada dhexe ee dalka ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka, Daraawiishta Galmudug oo kaashanaya iyo dadka deegaanka ayaa weli howlgallo ka wadaan deegaano ka tirsan Galgaduud iyo Mudug.

Ciidamada huwanta ayaa kusii siqaya deegaanada ay xubnaha Al-Shabaab ka joogaan labadaas gobol oo hoostaga dowlad goboleedka Soomaaliyeed Galmudug.

Wararka ayaa sheegaya in dhinaca Galgaduud ay ciidamada kaabiga ku hayaan deegaanada Budbud, Cowswayne iyo degmada Galcad oo ay horay uga soo baxeen ciidamada huwanta.

Saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in dhaq-dhaqaaqii ugu dambeeyay ay ka wadaan gobolka, si looga xoreeyo halkaasi.

Sidoo kale ciidamada ayaa howlgallo kale ka wada dhanka Mudug, waxayna ku dhow yihiin deegaano dhaca koonfurta gobolkaas oo ay fariisimo ku leeyihiin xoogaga Al-Shabaab.

Sida aan xogta ku helnay ciidamada isbaheysanaya ayaa kusii jeeda magaalada Caad oo hadda ah bartimaameedka koowaad ee qabashooda, halkaas oo marar badan ay ku dagaalameen labada dhinac.

Wararka ayaa intaasi kusii daraya in ciidamada huwanta ay haatan isku uruursanayaan aagga buurta Yacgoos oo todobaadkanay kala wareegeen dagaalyahanada Al-Shabaab.

Howlgalladaan ayaa waxaa barbar socda duqeymo xoogan oo ay diyaarado dagaal ku garaacaan dhulka howdka ah ee ay ku sugan yihiin Al-Shabaab.

Galmudug ayaa waxaa sanad ka badan ka socda howlgallo dhul iyo cir ah, kuwaas oo dhul ballaaran looga xoreeyay kooxda Al-Shaabaab oo qorshuhu yahay in laga saaro gobollada Galgaduud iyo Mudug.

{DAAWO MUQAALKA} Mid ka mid beelaha reer Hiiraan oo kulan aaya ka tashi ah ku yeeshay Magaaladda Baladweyne.

Jimco-December-22-2023-{HMC} Mid ka mid beelaha reer Hiiraan oo kulan aaya ka tashi ah ku yeeshay Magaaladda Baladweyne.

{DAAWO MUQAALKA} Kulan Looga Hadlaayo Amaanka oo dhaxmaray Gudoomiyaha Gobolka Sh/Dhexe iyo Saraakiisha ATMIS

Jimco-December-22-2023-{HMC} Kulan Looga Hadlaayo Amaanka oo dhaxmaray Gudoomiyaha Gobolka Sh/Dhexe iyo Saraakiisha ATMIS

Shan qodob oo caddeynaya in dumarku ay wax waliba ka jecelyihiin lacagta

Jimco-December-22-2023-{HMC}  Dumarku waa sax oo waxa ay daneeyaan lacagta. Waliba waxa ay jecelyihiin in ay saaxiib dhow la noqdaan, haa, xitaa kuwa yiraahda lacagtu waxba maaha, kuuma iibin karto wax waliba sida farxadda.

Ragga, waxaa la sheegaa in shukaansigu uusan u macaanaan ama u qurux badnaanin haddii aysan jeeb buurneyn, waxana ay la kulmaan waqtiyo adag oo xagga shukaansiga ah. Waxa ay noqon karaan kuwo niyad jabsan waqtiyo badan.

Haddaba warbixintan qaybteeda hoose waxaa ku xusan shan qodob oo qeexaya daneynta dumarka ee lacagta, iyo sida ugu sahlan ee ay raggu u heli karaan haasaawaha ay u baahanyihiin iyagoo sameynaya dhaqaale abuur.

Diirad saarid


Hanti uruurintu waxay u baahan tahay diirad saarid iyo awood dheeraad ah, si aad ugu dambeyn u ogaarto waxa aad sameyn karto. Tani waxay si gaar ah muhiim ugu tahay haweenka raadinaya habka lacag sameynta.

Xataa dumarka xiisaynaya cilaaqaadka caadiga ah kaliya waxay door bidaan ragga yaqaan sida wax loo maareeyo ama dareemi kara baahida haweeneyda.

Qodobka ugu muhiimsan ee halkan, waa in aadan haweenka u oggolaan in ay ku mashquuliyaan xilliga shaqada waliba haweeneyda aad xiriir wadaagga tihiin.

Dadka badankood waxa ay yirahdaan haweenku waxa ay u baahanyihiin dareen gaar ah iyo in aad waqti siiso, balse taas in kabadan, haddii ay tahay xaaskaga iyo haddii kalaba, marba haddii aysan gacantaada wax kasoo bixin, waa hubaal in aad si fudud ku weyn karto iyada.

Helitaanka lamaane ku haboon nolosha
Waxaa laga yaabaa in ay u ekaato in dumarku ay raadinayaan ragga lacagta leh si ay u noqdaan maalqabeen, laakiin taasi waa run. Saynisyahannadu arrintan waa ay rumeeyeen, dumarku waxa ay doortaan ragga lacagta leh si ay noloshooda u kaafiyaan una helaan daryeel wanaagan.

Taasi waxa ay la micno tahay in raggu ay u baahanyihiin in waqti badan ay ku bixiyaan isku filnaashaha dhaqaale ee naftooda si ay iyadana u dabaraan nolosha xaasaskooda ama ay u caawiyaan gabadha ay la haasaawaan.

Farxadda iyo buuq yarida


Waxaa laga yaabaa inaad la yaabto sababta xitaa dumarka lacagtooda haysta ay u daneeyaan inta lacag ee uu ninku sameeyo?

Haweenka ayaa haddii ay yihiin kuwo shaqeysta waxa ay jecelyihiin in aan marnaba laga fara gelinin lacagohooda gaarka ah, illaa garashadeeda mooyaane.

Khubarrada intooda badan waxa ay sheegeen, in ninka hoygiisa ay farxad ka abuurmi karto haddii uu daboolo dhammaan baahiyaha guriga kajira, sidaas si lamid ah haddii uu u gacan furnaado qalanjada uu la haasaawayo waxa ay taa beddelkeeda ku dadaali kartaa sidii ay wax ka careysiiya uga ilaalin lahayd ninka, amaba in ay kala xishooto in ay weydiiso waxyaabo badan oo labadooda kadhex abuuri lahaa buuq iyo isku dhac.

Qanacsanaan la’aan
Lacagtu kuuma iibineyso farxad, caafimaad, waqti iyo waxyaabo kale oo badan isla markaana muhiim ah, hase yeeshee waxa ay noloshaada ka caawin kartaa waxyaabo badan oo aad u baahantahay.

Lacag la’aantu waa mid ka mid ah sababaha ugu waaweyn ee walaaca ku haya dad badan, sida lagu sheegay daraasaddan ay samaysay Northwestern Mutual. Cadaadiska maaliyadeed ama xasillooni-darrada waxay keeni kartaa deggenaan la’aan iyo cabsi.

Xilliga haasaawaha shukaansigu waa inuu noqdaa mid madadaalo leh. Way adag tahay inaad madadaalo iyo farxad qaadato haddii aad ka walwalsan tahay arrimo lacageed. Dumarku ma xiiseeyaan nimanka niyadda ama shucuurtooda aan degganayn, sidaa si lamid ahna ma jecla in ay dareemaan in ay ku heysato dhibaato dhaqaale.

Dumarka iyo lacagta

Hamiga iyo kalsoonida ayaa ah laba ka mid ah sifooyinka ugu sarreeya ee dumarku ka raadiyaan ragga. Ka shaqeynta kuwan waxay kaa caawin doontaa inaad noqoto mid soo jiidasho leh iyo nooca ragga ee dumarku ay raadiyaan.

Xaaladda
Taariikh ahaan, marka ay noqoto dhinaca guurka, haweenku waxa ay jecelyihiin in ay guursadaan ragga lacagta leh, hase yeeshee taa mid lamid ah waxa ay dadaal badan ku bixiyaan in inku uu noqdo mid meel iskasoo saara oo qurux badan dhinac dhaqaale iyo dhinac nololeedba.

Marka la eego dhinacan, lacagtu waxay ka dhigan tahay xaalad muujinaysa dhaqdhaqaaqa bulshada, helitaanka faa’iido, badbaadada, iyo dhammaan qodobbada aan daboolnay ilaa hadda.

In kasta oo dumar badan oo casri ah ay leeyihiin habab u gaar ah oo ay ku helaan xasillooni dhaqaale, haddana waxay raadiyaan ragga inay sidaas oo kale sameeyaan ama dhaqaale ahaan ka wanaagsan yihiin. Dumarka ugu fiicanna waxay raadinayaan rag horay usii socodsiin kara wixii ay hore u dhiseen oo u gudbin kara heerka xiga.

Xaaskii Jamal Khashoggi oo lagu dhex dilay Qunsuliyada Sacuudiga ee Istanbul oo magangalyo siyaasadeed ka heshay Mareykanka

Jimco-December-22-2023-{HMC} Xaaska Jamal Khashoggi, Saxafigii lagu dhex dilay Qunsuliyada Sacuudiga ee Istanbul, ayaa magangalyo siyaasadeed ka heshay Mareykanka.

Mr Khashoggi ayaa dhintay bishii October ee sanadkii 2018-kii, waxaana sirdoonka Mareykanka ay sheegeen in ay aaminsan yihiin in Sacuudiga uu ka dambeeyay dilkiisa.

Xanan Elat, oo ah xaaska Khashoggi, ayaa u baqday ammaankeeda waxayna Mareykanka timid Agoosto 2020 si ay magangalyo u weydiisato.

BBC-da ayaa dib u eegtay dukumeenti muujinaya in la siiyay sharci magangalyo aan xad lahayn 28-kii Nofembar.

“Waan guuleysanay,” ayay Ms Elater u sheegtay , iyadoo dareenkeeda iyo codkeeduba is badalay. “Haa, waxay nafta ka gooyeen Jamal, noloshaydana way baabi’iyeen, laakiin waanu guulaysanay.”

In ka badan saddex sano ayaa laga joogaa markii Ms Elatr ay markii ugu horreysay ka codsatay magangelyo siyaasadeed gudaha Mareykanka.

Waxay ku adkaysatay in nolosheeda ay khatar ku jirto haddii ay ku noqoto Masar, oo ay ka timid, ama Imaaraadka Carabta – gurigeeda in ka badan 25 sano.