Home Blog Page 498

{DAAWO MUQAALKA} ” fowdo waxa ay tahay horaa u soo aragnay. Amniga aan ilaashano”Sheekh Axmed Gaanbiya

0

Jimco 26- Sep 2025 {HMC} fowdo waxa ay tahay horaa u soo aragnay. Amniga aan ilaashano”Sheekh Axmed Gaanbiya

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Marnaba aqbali meyno banaanbaxyo wata rabshado kaas oo looga soo horjeedo dowladnimada.

0

Jimco 26- Sep 2025 {HMC} Marnaba aqbali meyno banaanbaxyo wata rabshado kaas oo looga soo horjeedo dowladnimada.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTA

Trump said that President Hassan Sheikh demanded the return of Ilhan Omar, and Ilhan responded

0

Friday 26, Sep 2025 {HMC} US President Donald J. Trump has renewed his verbal attacks on Congresswoman Ilhan Omar, saying he had discussed with Somali President Hassan Sheikh Mohamud the possibility of repatriating Ilhan Omar to her country of origin.

Speaking to reporters at the White House, Trump said, “You know, I met with the president of Somalia, and I suggested to him if he wanted to take her [Ilhan Omar],” adding that the Somali president responded, “He didn’t want to.”

Trump’s remarks were met with laughter and applause from US Vice President J.D. Vance and other members of the Trump administration who were present at the time, which sparked a wide-ranging reaction from the public and politicians in the US.

Congresswoman Ilhan Omar, a Muslim woman of Somali origin who represents the state of Minnesota, reacted angrily to the remarks, calling them false and defamatory.

In a post on her X (formerly Twitter) account, she said, “He previously denied that Somalia has a president, and now he is creating another lie. President Trump is a lying idiot whose shameful statements cannot be believed.”

Ilhan Omar has repeatedly accused Trump of being racist, and specifically targeting black women, Muslims, and people from other ethnic minorities.

{DAAWO MUQAALKA} Qudbadii uu Madaxweyne Xasan sheeq ka jeediyay Qaramada Midoobay.

0

Jumac 26Sep 2025 {HMC}  Qudbadii uu Madaxweyne Xasan sheeq ka jeediyay Qaramada Midoobay.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

 

 

 

{DAAWO MUQAALKA} “Mucaawiye xabsiga hadii lagu celin waayo Anaga oo Xawaadle ah ayaa….” Nabadoon Macalin Maxamed

0

Jumac 26Sep 2025 {HMC} “Mucaawiye xabsiga hadii lagu celin waayo Anaga oo Xawaadle ah ayaa….” Nabadoon Macalin Maxamed

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

{DAAWO MUQAALKA} Anaga Banaanbax Uma socono mucaaradow hanagu owr kacsanina”’Geylac”

0

Jumac 26Sep 2025 {HMC} Anaga Banaanbax Uma socono mucaaradow hanagu owr kacsanina”’Geylac”

 

 

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa ka cusub Banaan baxa Mucaaradka ee biri ka dhacaya Muqdisho.?

0

Jumac 26Sep 2025 {HMC} Maxaa ka cusub Banaan baxa Mucaaradka ee biri ka dhacaya Muqdisho.?

 

 

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 26/09/2025

0

Jumac 26Sep 2025 {HMC}  Wararkii ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 26/09/2025

 

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

Sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidanka DF Somalia oo lagu xiray Somaliland

JIMCO  26, Sep 2025 {HMC}  Taliyihii hore ee guutada 18-aad ee ciidanka Gorgor ee Soomaaliya, Gaashaanle dhexe Xasan Ciraaqi, ayaa ciidamada Somaliland xabsiga dhigeen, sida ay ogaatay.

Taliyaha ayaa la xiray xilli uu ku sugnaa magaalada Wajaale, sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka Somaliland, kuwaas oo aan faahfaahin dheeraad ah ka bixin xariggiisa.

Maalmihii dambe, taliyaha waxa uu ku sugnaa magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida, wuxuuna shalay uga sii gudbay magaalada xuduudda ku taalla ee Wajaale, gaar ahaan dhanka maamulka Somaliland.

Ciidamada ammaanka Somaliland ee Wajaale ku sugan ayaa la sheegay inay aqoonsadeen wajiga taliyaha, ayna halkaas ku qabteen, iyagoo iska fasaxay qof kale oo la socday.

Xasan Ciraaqi ayaa isla markiiba loo qaaday dhanka magaalada Hargeysa, waxaana la sheegay inuu haatan ku xiran yahay xabsiyada magaaladaas. Warar ayaa intaas ku daraya in laamaha ammaanka Somaliland ay baaritaan ku wadaan, inkastoo aan weli si rasmi ah loo shaacin eedeymo cad oo loo jeediyay.

Gaashaanle dhexe Xasan Ciraaqi ayaa ka mid ahaa saraakiisha ugu caansan ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan qeybta Gorgor. Waxa uu si joogto ah uga soo muuqan jiray warbaahinta, isaga oo hoggaaminayay howl-gallo kala duwan oo ka dhacay gobollo badan oo dalka ah.

Xiritaanka sarkaalkaan ayaa dhaliyay su’aalo badan, iyadoo la isweydiinayo sababta uu taliyahan, oo soo hoggaamiyay mid ka mid ah ciidamada ugu tababarka sareeya ciidanka Soomaaliyeed u tagay magaalada Wajaale oo ay ka arrimiso Somaliland.

Xarigiisa ayaa ku soo beegmaya xilli ay kasii dartay xiisadda siyaasadeed ee u dhaxeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, kadib markii uu buray heshiiskii ay Hargeysa la gashay Itoobiya, iyo dadaallada aqoonsi raadinta ee Somaliland ka waddo magaalada Washington ee dalka Mareykanka.

{DAAWO MUQAALKA} Dowladda Soomaaliya oo War kasoo Saartay Banaanbaxa laga Qabaqaabiyay Muqdisho.

0

Jumac 26Sep 2025 {HMC}  Dowladda Soomaaliya oo War kasoo Saartay Banaanbaxa laga Qabaqaabiyay Muqdisho.

 

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY