Home Blog Page 568

{DAAWO MUQAALKA} Ganacsade Maxamed Jabuutaawi oo Xabsiga la dhigay

0

Khamiis 4, Sep 2025 {HMC} Ganacsade Maxamed Jabuutaawi oo Xabsiga la dhigay

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUQAALKA} Sheekh Cali Dheere “Nabiga ma idin ogyahay inaa maanta qoraxda fadhisaan oo aad isugu Soo baxdeen,

0

Khamiis 4, Sep 2025 {HMC} Sheekh Cali Dheere “Nabiga ma idin ogyahay inaa maanta qoraxda fadhisaan oo aad isugu Soo baxdeen,

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUQAALKA} “Wahaabiyo Waxay diideen in Nabiga la xuso kheyrkana liskugu yimaado” Shekh Soomow.

0
Khamiis 4, Sep 2025 {HMC}  “Wahaabiyo Waxay diideen in Nabiga la xuso kheyrkana liskugu yimaado” Shekh Soomow.

 

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Jubbaland waxay khatar ku yihiin Mandera iyo madaxbannaanida Kenya

0

Khamiis 4, Sep 2025 {HMC} Ciidamada Jubbaland waxay khatar ku yihiin Mandera iyo madaxbannaanida Kenya

 

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

Masar oo ku eedeysay dowladda Itoobiya inay shaki gelinayso ciidamadeeda ka qeybgalaya howlgalka AUSSOM?

0

Khamiis 4 Sep 2025 {HMC} Dowladda Masar ayaa si dadban uga jawaabtay hadaladii safiirka Itoobiya ee uu ku duray ciidamada Masar ee la keenayo Soomaaloya, iyada oo ku tilmaamtay in Addis Ababa ay abuurayso shaki ku saabsan ujeedooyinka Masar ee Soomaaliya.

Ilo diblumaasiyadeed oo Dowladda Masar ka tirsan ayaa sheegay in Itoobiya ay isku dayayso in ay khalado aragtida ku saabsan ka qaybgalka ciidamada Masar ee hawlgallada AUSSOM ee Soomaaliya.

Waxay ku eedeeysay Itoobiya in ay abaabulayso in dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ay ka horyimaadaan ciidamada Masar ama diidaan inay la shaqeeyaan ciidamada la keenayo Soomaaliya.

Masar ayaa caddeysay in hawlaheeda Soomaaliya ay yihiin kuwo hufan, ku dhisan iskaashi, isla markaana aysan lahayn qorshe qarsoon oo ka dhan ah Itoobiya. Ciidamada Masar ayaa lagu sheegay in ujeedadoodu tahay iskaashi nabad ilaalin iyo taageero la dagaalanka kooxaha argagixisada sida al-Shabaab, oo aan wax khatar ah ku hayn Itoobiya.

Ka qaybgalka Masar ee hawlgallada ATMIS ayaa si rasmi ah waxaa u soo dhoweeyay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, taasoo tilmaantay in uu ka tarjumayo doorka sii kordhaya ee Masar ee xasilloonida iyo ammaanka Soomaaliya.

Golaha Nabadgelyada iyo Ammaanka Midowga Afrika ayaa horey u ansixiyay ka qaybgalka Masar, iyada oo sidoo kale la dhammeystiray tababarka ugu horreeyay ee ciidamada Masar ee loogu diyaariyay hawlgalka nabad ilaalinta.

Bishii Agoosto 2024, Masar iyo Soomaaliya waxay saxiixeen borotokool iskaashi milatari oo soconaya 2025–2029, iyadoo Masar sidoo kale u dirtay Muqdisho qalab milatari.

Dowladda Soomaaliya ayaa ku adkaysatay in ka qeybgalka Masar ee howlgalka AUSSOM uu yahay go’aankan madax-bannaan oo dhex maray labada dal, ayna Itoobiya waxba saamayn ku yeelan karin.

{DAAWO MUQAALKA} Dad badan oo ku dhintay dooni ku degtay Webi ku yaalla Nigeria

0

Khamiis 4, Sep 2025 {HMC} Dad badan oo ku dhintay dooni ku degtay Webi ku yaalla Nigeria

 

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUQAALKA} Soomaaliya oo dhinaca Nabada ka Sara-martay Ruushka.

0
Khamiis 4, Sep 2025 {HMC} Soomaaliya oo dhinaca Nabada ka Sara-martay Ruushka.

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUQAALKA} Wasiir Fartaag “” Kuwa diidan Xuska Nabiga waa kuwa aan mabda’ laheyn”

0
Khamiis 4, Sep 2025 {HMC}  Wasiir Fartaag “” Kuwa diidan Xuska Nabiga waa kuwa aan mabda’ laheyn”

 

 

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUQAALKA} Waa Imisaa tirada Soomaalida Magangalyada ka dalbaday Dalka Austria.?

0

Khamiis 4, Sep 2025 {HMC} Waa Imisaa tirada Soomaalida Magangalyada ka dalbaday Dalka Austria.?

 

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu waa weeynaa Soomaaliya iyo Caalamka 04-09-2025

0

Khamiis 4, Sep 2025 {HMC}  Wararkii ugu waa weeynaa Soomaaliya iyo Caalamka 04-09-2025

 

 HOOS KA DAAWO MUUQAALKA