Home Blog Page 621

Four AS militants surrender to security forces in Bakool region

Monday August 18, 2025 {HMC} Four Al-Shabaab militants surrendered to the Southwest State branch of Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) in Hudur, the capital of Bakool region, on Monday.

The defectors, who were members of the group’s so-called “brigades,” said they could no longer endure the harsh conditions of life in the bush under Al-Shabaab.

Security forces in Bakool have recently intensified operations under the campaign “Common Storm,” which has increased pressure on militants in the area and prompted defections to the government.
This marks the second group of four Al-Shabaab members to surrender to NISA in Southwest state in less than a week. On Saturday, four young men surrendered in Baidoa, citing similar reasons, including harsh conditions in the bush, ongoing clashes with Somali National Army forces, and sustained airstrikes.

Federal government officials said the defectors will be transferred to rehabilitation centers, where they will undergo reintegration programs before rejoining their communities and resuming their education.

Somalis from Tana River plot political future in landmark Nairobi meeting

Monday August 18, 2025 {HMC} A group of Somali professionals from Tana River County convened at a Nairobi hotel for a landmark meeting aimed at fostering unity within their community and laying groundwork for a new political direction.

The closed-door gathering brought together professionals from diverse sectors — including business, education, civil service, and political leadership — all united by a common vision: advancing the socio-political standing of the Somali community in Tana River County.

Following several hours of deliberations, the group addressed the media, outlining key resolutions reached during the meeting.

MaryanRoon Mohamed, one of the lead organisers, emphasised the importance of internal cohesion and a collective approach to political participation.

“Today, as a community of Somali professionals, we met in Nairobi to deliberate on ways of uniting the community and charting a political discourse,” said MaryanRoon.

“We believe this will mark a turning point toward greater unity and political maturity for our people in Tana River.”

Sala Ward MCA Mohamud Ali Barrow, who highlighted the urgency of forging a unified political identity, echoed her sentiments.

“This meeting was purely about unity and ways of bringing together the Somali community in Tana River County,” Barrow said.

“But we also agreed on the importance of working with other communities in the county to form a joint political agenda.”

In a significant move, the group announced plans to unveil a new political party in the coming days, signaling a more structured and inclusive approach to political engagement ahead of the 2027 General Election.

While the name and finer details of the new outfit remain under wraps, sources close to the organisers said the party will focus on good governance, inclusion, and empowering marginalised voices, especially women and youth.

By focusing on unity, inclusion, and development-oriented leadership, the professionals aim to realign local politics with broader national ideals.

The Nairobi meeting is expected to be the first in a series of countywide consultative forums. Similar engagements are planned in key towns across Tana River.

Political observers see the emerging movement as a potentially transformative force in the region, with the capacity to redefine alliances and shift the county’s leadership landscape.

Morocco and Kenya reach quarterfinals of Africa contest

Monday August 18, 2025 {HMC} Co-hosts Kenya held their nerve to beat Zambia 1-0 on Sunday and reach the African Nations Championship quarterfinals on their tournament debut.

Kenya finished top of Group A thanks to striker Ryan Ogam’s 75th-minute goal in Nairobi.

The home team already had one foot in the knock-out phase heading into the final round of group matches, knowing avoiding defeat would guarantee progress.

Morocco grabbed second place in the group and a last-eight berth courtesy of a 3-1 victory over the Democratic Republic of Congo in a winner-takes-all clash.

Berkane forward Oussama Lamlioui scored in the eighth minute to put Morocco, who were level on six points with their opponents before kick-off, into the lead.

The DRC responded through Jephte Kitambala when he fired home for his second goal of the tournament shortly before half-time.

Two-time champions Morocco retook the lead through a Mohamed Hrimat penalty with 20 minutes remaining, before Lamlioui put the game to bed in the 80th minute.

Kenya will face Madagascar in the last eight, while Morocco will play co-hosts Tanzania in Dar es Salaam on Friday.

Elsewhere, Japan winger Ritsu Doan scored twice on his debut as Eintracht Frankfurt thumped fifth-tier Engers 5-0 in the first round of the German Cup on Sunday.

Doan, who joined Frankfurt from Bundesliga rivals Freiburg in the summer, scored in each half.

The Japan international scored Frankfurt’s second in first-half stoppage time, collecting the ball on the run and scoring past the goalkeeper in one motion.

Doan got his second 54 minutes, cutting into the corner on his left foot to put Frankfurt 3-0 up.

Jean-Matteo Bahoya, Elye Wahi and Paxten Aaronson also got on the scoresheet for the five-time German Cup winners.

On Monday, five-time winners Borussia Dortmund will play at neighbors Essen.

Warka Duhurnimo ee Warbaahint Hiiraanweyn 18-08- 2025

Isniin  18August 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo :Shukri Baryare  / Roodo Xusen  

Farsamadii ::Ismail Abdiqadir

Xamse Abdi Bare oo la Xisaabtay Wasaaradaha Tiirka Hormarinta Dhaqaale

Isniin, 18 August 2025 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay hannaanka la xisaabtanka Golaha Wasiirrada ee ku aaddan waxyaabihii u qabsoomay wasaaradaha sanadkii la soo dhaafay, iyada oo laga duulayo howlaha horutabinta u leh xukuumadda DanQaran, si sare loogu qaado tayada nolosha iyo horumarka bulshada Soomaaliyeed.
Isla-xisaabtanka oo lagu bilaabay wasaaradaha ku mideysan Tiirka Horumarinta Dhaqaalaha, ayaa waxa ay soo bandhigeen guulaha ay xaqiijiyeen iyo qorsheyaashooda ku aaddan horumarinta dalka, iyada oo la raacayo yoolalka qorshaha isbeddelka Qaranka iyo ballanqaadyadii Waxqabad ee ay horey u wada galeen Ra’iisul Wasaaraha.
Wasaaradahan ayaa soo bandhigay waxqabadyo muhiim ah oo ay ka mid yihiin; Kobaca dakhliga gudaha iyo hirgelinta nidaam casri ah oo maaliyadeed, fududeynta ganacsiga iyo dhiirrigelinta warshadaha, qorsheynta maalgashiyo caalami ah, horumarinta wax-soosaarka beeraha iyo nidaamyada waraabka, ilaalinta iyo maareynta kheyraadka badda, dib-u-dhiska iyo casriyeynta kaabeyaasha gaadiidka hawada, dekadaha iyo waddooyinka, barnaamijyo shaqo abuur bulsho oo lagu garab istaagayo dhallinyarada iyo bulshada ku wooda nugul.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa Wasaaradaha waxa uu su’aallo ka weydiiyey qorshayaashooda Qaranka, si loo hubiyo in ay xaqiijiyeen barnaamijyadii iyo ballan-qaadkii ay horey u saxiixeen. Waxa uuna kula dardaarmay in ay sii xoojiyaan dadaalkooda iyo qorshayaasha u dagsan, laguna xisaabtamayo wasaarad walba shaqada ay hayso, si bulshada Soomaaliyeed loola wadaago horumarrada la gaaray.
Xukuumadda DanQaran, ayaa muddadii saddexda sano ahayd ee ay jirtay waxa ay xaqiijisay guulo wax-ku ool ah iyo yoolal muhiim u ah Qaranka, kuwaas oo horseeday kobac dhaqaale, horumar amni, dib-u-dhiska dalkeenna, adkaynta midnimada, iyo fududeynta adeegyada dowladda oo loo dhaweeyay shacabka, si loo gaaro horumar taabbo-gal ah.

Safiirka Jamuuriyada Djibouti u fadhiya Somalia oo Soo Gaaray Baladweyne

Isniin, 18 August 2025 {HMC} Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane Muuse Salaad wehliye oo aay wehliyaan gudoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyada Gobalka Hiiraan Xasan Ibraahim cabdulle, gudoomiyaha Degmada Beledweyne Mudane Cumar cismaan Calasoow, mayarka magaalada Beledweyne Marwo Nadar Tabaax maalin, ayaa kulan wadajir Ah la yeeshay wafdi uu hogaaminayay safiirka Jamuuriyada Djibouti u fadhiya Somalia Ambassador Maxamed Rashiid.
Kulanka oo looga hadlay qodobo muhiim ah ayaa Diiradda lagu saaray xaaladaha arimaha Bini’aadnimo ee ka jiro gobalka hiiraan Dadaalada Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta, amniga Gudaha iyo adkeeynta xasiloonida magaalooyinka Xurta ah si gaar ah kuwa aay ka howlgalaan Ciidamada reer jabuuti ee Hiil walaal, sida Beledweyn, Buulaburte iyo Jalalaqsi, iyo sidii door Xoogan aay uga qaadan lahaayeen howlagaladda ka dhanka ah khawaarijta iyo adkeeynta amniga.
Safiirka Jamuuriyada Djibouti ayaa Ballanqaaday in Dowladda Jabuuti iyo Shacabkeeduba ay garab taaganyihiin shacabka rer hiiraan taas oo xiliyo kala duwan oo adag aay garab u aheeyen walina u Ahaan doonaan si loo xoojiyo amniga iyo hormarinta bulshada dagaalka kula jiro kooxaha argagixiso.
Ugu dambeeyn gudoomiyaha gobalka hiiraan ayaa Kaga mahadceliyay Safiirka Dowlada Jabuuti Booqashadiisa shaqo ee uu ku soo gaaray Magaalada beledweyne ee xaruunta Gobalka Hiiraan ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle, asigoo kaga mahadceliyay Dowlada Jabuuti iyo Shacab keeda sida xiliyada adag aay garab’istaagida ugu mujiyeen shacabka reer Hiiraan .

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 18-08-2025

0

isniin 18 Aug 2025{HMC} Wararkii ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 18-08-2025

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Wasiirka Gaashaandhigga iyo Madax Kale oo Gaaray SH/Dhexe,

0

isniin 18 Aug 2025{HMC} Wasiirka Gaashaandhigga iyo Madax Kale oo Gaaray SH/Dhexe,

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Madaxweyne Cirro oo booqday magaalada Berbera oo Mareykanka saldhig Milatari ka sameysanayo

Isniin, 18 August 2025 {HMC}Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa tagay magaalada muhiimka ah ee Berbera, oo ay Mareykanka doonayaan in ay ka sameystaan dhawaan Saldhig Milateri, iyadoo uu Cirro fuliyey balan-qaadkisii xiligii ole-olaha ee magaaladan kuwajahnaa.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in ay dhinacyada Somaliland iyo Mareykanka, 2da bilood ee nagu soo wajahan dhameystiraan heshiisyadooda la xariira iskaashiga dhinaca Milateriga oo ay ku hoos-jiraan waxyaabaha ay Somaliland ku bedelanayso.

Aqalka Odayaasha Mareykanka xubno kamid ah Xisbiga Trump, Dawladdaha gobalka qaarkood, dad u dhaqdhaqaaqe Ole-olayayaasha ayaa codkooda banaanka usoo saaray si ay Trump ugu qanciyaan Aqoonsiga Somaliland, iyadoo ay taas ka carootay Villa Somalia & Shiinaha oo ka careysan xariirka Hargeysa la sameysay Taiwan.

 

Qaramada Midoobay oo walaac xooggan ka muujisay hoos u dhaca maalgelinta gargaarka bini’aadantinimo ee Soomaaliya,

Isniin, 18 August 2025 {HMC}Qaramada Midoobay ayaa walaac xooggan ka muujisay hoos u dhaca maalgelinta gargaarka bini’aadantinimo ee Soomaaliya. Warbixin cusub oo kasoo baxday QM ayaa lagu sheegay in Soomaaliya la gaarsiiyay kaliya 17% maalgelintii gbani’aadamnimo ee qorshaysnayd sanadkan.

Qaramada Midoobay waxay sheegtay in sanadkan Soomaaliya loo qoondeeyay in la helo 1.42 bilyan oo doolar si loogu gargaaro 4.6 milyan oo qof, balse illaa hadda waxaa la helay kaliya maalgelin aad uga yar taas oo qasab ku noqotay hay’adaha gargaarka inay hoos u dhigaan bartilmaameedkooda 72%. Taas macnaheedu waa in caawimaad lagu gaarsiin karo oo keliya 1.3 milyan oo qof iyadoo loo baahan yahay ugu yaraan 367 milyan oo doolar.

In ka badan 300,000 qof – intooda badan qoysas barakacayaal ah oo ku nool xeryo ciriiri ah iyo bulshooyin miyiga ku dhaqan – ayaa warbixinta lagu sheegay in ay waayeen helitaanka biyo nadiif ah iyo adeegyada fayadhowrka, kaddib markii adeegyo la bixinayay la dhimay ama gebi ahaanba la joojiyay.

Maalgelinta qaybta biyaha iyo fayadhowrka waxay hadda joogtaa wax ka yar 12% intii loo baahnaa, taasoo hay’adaha ku qasbaysa inay sameeyaan go’aamo aad u adag xilli baahiyaha degdegga ahi sii kordhayaan.

Intii u dhexeysay Janaayo ilaa Luulyo sanadkan, Soomaaliya waxay soo warisay 6,550 kiis oo daacuun iyo shuban biyo badan ah, oo ay ku jiraan sagaal dhimasho. In ka badan 1,000 kiis cusub ayaa la diiwaangeliyay bishii ugu dambeysay, iyadoo ku dhowaad kala bar kiisaska ugu dambeeyay ay ku dhaceen carruur ka yar shan sano.