Home Blog Page 693

Mucaaradka iyo Madaxweyne Xasan oo mar kale maanta kulmaya.

0

Axad, 20 Jully 2025 {HMC} Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa in mar kale uu dhageysto tabashada xubnaha Mucaaradka ee ku midoobay madasha Samatabixinta Soomaaliyeed.

Kulanka maanta ayaa lagu cillaamiyay wareegii labaad ee wada hadallada, kuwaasi oo qabsoomay 3 bishaan.

Madasha Mucaaradka oo uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore, Shariif Shiikh Axmed ayaa ka kooban, Ra’iisul wasaarayaashii hore iyo Madax kale.

Shirka maanta ayaa la filayaa in lagu sii wado doodaha la xiriira Dhammeystirka Dastuurka iyo Arrimaha Doorashooyinka dalka.

Lama oga wax yaabaha ka soo bixi kara shirkaan, iyadoo Madaxweyne Xasan Shiikh isku dayayo inuu xalliyo tabashada xubnaha Mucaaradka Dowladda.

Kulanka wuxuu ku soo aadaya xilli maamulada Puntland iyo Jubbaland ay diidan yihiin nidaamka wax ka badalka Dastuurka dalka iyo jiheynta Doorashooyinka.

Somaliland oo dalab ka dhan ah DF u dirtay Caalamka.

0

Axad, 20 Jully 2025 {HMC} Maamulka Somaliland ee fadhigiisu yahay magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa soo saaray war culus oo la xiriira markabkii hubka siday ee Jimcihii u gacan galay Puntland, waxayna dalab u dirtay beesha caalamka.

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Cabdiraxmaan Daahir Aadan oo war qoraal ah soo saaray ayaa sheegay in go’aankii ay Qaramada Midoobay xayiraadda hubka kaga qaaday Soomaaliya uu ahaa mid khaldan, isla markaana maanta ay taagan tahay saameyntiisa.

Cabdiraxmaan Daahir ayaa xusay in sidoo kale in go’aanka qaadista xayiraadda hubka uu sababay xasilooni darro wayn, uuna sii xoojiyay khatarta kooxaha xagjirka ah, sida uu hadalma u dhigay.

“Go’aanka Qaramada Midoobay kaga qaaday xayiraadda hubka waddanka fashilmay ee Soomaaliya wuxuu horseeday cawaaqib baaxad leh oo sababay xasillooni darro. Halkii uu gacan ka geysan lahaa nabadda iyo xasilloonida, wuxuu xoojiyay kooxaha xagjirka ah wuxuuna sii huriyay amni darrada ka jirta gobolka,” ayuu yidhi wasiirka arrimaha dibada Somaliland.

Sidoo kale wuxuu farriin culus u diray waddamada beesha caalamka, isaga oo ugu baaqay inay dib u eegaan go’aanka qaadista cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya, si looga fakiro amniga gobolka Geeska Afrika, loogana hortago wax kasta oo halis ku ah.

“Beesha caalamku waa inay si degdeg ah dib u eegis ugu sameeyaan tallaabadan, iyagoo tixgelinaya khataraha sii kordhaya ee ku wajahan Geeska Afrika,” ayuu sii raaciyay.

Somaliland ayaa u muuqato in durbo siyaasad ahaan iyo diblumaasiyad ahaan uga faa’iideysaneyso dhacdadan oo Jimcihii lasoo dhaafay ka dhacday xeebaha bari ee maamul-goboleedka Puntland, kadib markii markab wayn oo siday hub uu u gacan galay Puntland, kaas oo kusoo socday dhanka magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Markakabka oo lagu magacaabo Sea Word, lagana leeyahay Turkiga oo siday shixnad aad u badan oo hub ah iyo dabaabado dagaal, waxaana haatan la geeyay dekedda Boosaaso.

Si kastaba, Milkiyadda markabka oo la sheegay inay Turkey leedahay iyo halka uu ku socday ee Muqdisho, ayaa dhalisay su’aalo culus, gaar ahaan marka la eego iskaashiga xoogan ee dhinaca difaaca iyo dhaqaalaha ee ka dhexeeya Turkey iyo dowladda federaalka Soomaaliya. Tan iyo horraantii 2010-kii, Turkey waxa ay door muhiim ah ka ciyaartay dib u dhiska ciidamada amniga Soomaaliya iyo bixinta qalabka militari.

{DAAWO MUUQAALKA} FALAQEEN:Xog faahfaahin Halka uu ku suganyahay Marakabkii Ka Yimid Turkiga.

0

Sabti , 19 July 2025 {HMC } FALAQEEN:Xog faahfaahin Halka uu ku suganyahay Marakabkii Ka Yimid Turkiga.

HOOS KA DAAWO MUUQALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Dhacdooyinka caalamka 19 07 2025

0

Sabti , 19 July 2025 {HMC } Dhacdooyinka caalamka 19 07 2025

HOOS KA DAAWO MUUQALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka 19-07-2025

0

Sabti , 19 July 2025 {HMC } Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka 19-07-2025

HOOS KA DAAWO MUUQALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Allaha Unaxariistee Proff Ibraahin Cumar Mahdi oo Baladweyne Aas Logu Sameeyay Galabta.

0

Sabti , 19 July 2025 {HMC } Allaha Unaxariistee Proff Ibraahin Cumar Mahdi oo Baladweyne Aas Logu Sameeyay Galabta.

HOOS KA DAAWO MUUQALKA

Maxaa ka soo kordhay Markabkii Hubka siday ee Puntland qabtay.?..

Sabdi, 19 Jully 2025 {HMC} Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa goordhow war rasmi ah kasoo saartay Markabkii lagu qabtay xeebaha Puntland kaas oo ciidamada PL gacanta u galay kadib markii uu ku halaabay xeebta deegaanka Bareeda ee ka tirsan Raas-caseyr.

Afhayeenka madaxtooyada Ppuntland Jaamac Debarani oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku shaaciyey in Puntland wali baaritaan ku wado Markabkaas oo siday hub aan ilaa hadda si rasmi ah loo ogeyn meesha uu u waday walow dowladda Turkigu sheegtay in hubkaas iyo Gaadiidkaas ay leeyihiin ciidamo dhawaan laga keenay dalkaas oo Soomaaliya loo soo tababaray.

Jaamac Debarani waxaa uu shaaca ka qaaday iney warbaahinta la wadaagi doonaan baaritaanta kadib wixii xog dhameystiran ah.

Markabkan ayaana waxaa lagu magacaabaa Sea World wuxuuna galabta kusoo xirtay Dekeda Boosaaso ee gobolka Barri.

Turkigu waxa uu kamid yahay dowladaha dhinaca difaaca iyo saanada ciidan ka taageera Soomaaliya iyadoo ay xusid mudan tahay in dowladda Turkigu heshiis dhinaca masuuliyada amniga xeebaha Soomaaliya la gashay DF ayna sidoo kale Gudaha Soomaaliya ay ka joogaan ciidamo Turki ah qeybna ka ah howlgalada Turkigu ka sameeyo Soomaaliya.

Sidoo kale shirkad laga leeyahay wadanka Turkiga ayaa wada sahaminta shidaalka Soomaaliya kaas oo dhawaan soo gabagaboobey wajigii koowaad ee baarista Shidaalka.

{DHAGEYSO} Warka Habeeenimo ee Radio Hiiraanweyn 19 07 2025

Sabti , 19 July 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo :Abdiqani Osoble

Farsamadii ::Yasiin Ali Ahmed

Jubbaland provides free health services to communities in Lower Juba and Gedo.

Saturday 19 July 2025 {HMC} Four newly opened, fully staffed health centres in parts of Jubbaland state of Somalia are providing critical health care to communities in remote areas where they previously struggled to access treatment.

The centres in Jana-Abdalle, Bahdadhe, and Raskamboni in Lower Juba and Dollow in Gedo region are providing free outpatient services, vaccinations, maternal care, and general treatment to communities in these districts, as well as in other parts of the regions through mobile clinics.

A mobile clinic run to Badhadhe enabled Aisha Farah Muse, 60, to get back to herding her livestock after being off work due to a leg injury.

“It turns out it wasn’t a broken bone but a detached muscle. My knee moved out of place, shifting towards the ankle. The doctors fixed my leg, put the knee back in place, and applied a cast and bandage,” she said.

Aisha couldn’t afford to go to Kismayo for medical attention. She has 10 children to feed and since drought killed their 300 cows and 200 goats three years ago, she has struggled desperately to recover her livelihood.

“We have no money, we don’t have any income to tell you about now. We people are pastoralists, and livestock has no market. If we don’t find anything, we just sleep hungry at night,” she stated.

Maryan Abdi Budul, 45, took her children to the health centre opened in April in Jana Abdalle for free medical services including treatment and vaccinations for her five children.

Maryan was treated for malaria and a bladder infection. Her children got their first measles, polio and diphtheria vaccinations.

After a month of medication, she said she felt much better.

“I was told I had malaria and an infection. I was given a series of 10 injections and I took all the medicine prescribed,” she said. “I couldn’t control my urine and it was terrible losing that control.”

Being able to access free treatment and vaccines was important for Maryan. Travelling the 60 kilometres to Kismayo would have cost at least $100.

“We faced great difficulties getting treatment. You have to be hosted in a hotel or finding people who know you, relatives or your own children, to help you. Only after that can you go to a doctor. We are very relieved to have this centre,” she told Radio Ergo.

Maryan struggles with food insecurity, as her five-hectare farm has remained uncultivated since 2023 following severe flooding. She owes $400 to shops where a relative guarantees her credit as traders distrust her due to her lack of income.

The Jubbaland health ministry conducted needs assessments early last year, identifying areas like Jana Abdalle as suffering from poor roads and shortage or absence of medical facilities and resources.

The new five-room centre in Jana Abdalle employs nine staff including doctors and nurses.

The programme has been implemented by Jubbaland Ministry of Health, Vision Corps Initiative (VCI) and Core Group Partners Project, with funding from the Bill and Melinda Gates Foundation.

VCI officer Mohamed Ahmed Nur said the health centres operated 24 hours a day with trained nurses. They provided maternal health services, outpatient services, and administered all vaccinations on the ministry’s schedule.

Syria, Israel agree US-brokered ceasefire amid Suwayda clashes, envoy says.

Saturday 19 July 2025 {HMC} Syria and Israel have agreed to a ceasefire, US ambassador to Turkiye, Tom Barrack, has announced, drawing an uneasy truce between the neighbours after days of air strikes and sectarian bloodshed in Syria’s southwestern Suwayda region.

Barrack said in a post on X early on Saturday that the ceasefire between Syria and Israel was “supported” by Washington and “embraced” by Turkiye, Jordan and Syria’s neighbours.

In his post announcing the ceasefire, Barrack said the US called “upon Druze, Bedouins, and Sunnis to put down their weapons and together with other minorities build a new and united Syrian identity in peace and prosperity with its neighbors “.

There has been no comment yet from Syrian or Israeli officials.

An Israeli official, who declined to be named, told reporters on Friday that in light of the “ongoing instability in southwest Syria”, Israel had agreed to allow the “limited entry of the [Syrian] internal security forces into Suwayda district for the next 48 hours”.

On Wednesday, Israel launched heavy air strikes targeting Syria’s Ministry of Defence in the heart of Damascus, and also hit Syrian government forces in the country’s Suwayda region.

Israel claims it has launched attacks to protect Syria’s Druze minority in Suwayda, where ethnically charged clashes between Druze and Bedouin armed groups and government forces have reportedly left hundreds dead.

Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu has described the Druze, who number about one million in Syria – mostly concentrated in Suwayda – and 150,000 in Israel, as “brothers”.

A ceasefire agreement mediated by the US, Turkiye and Arab countries was reached between Druze leaders and the Syrian government on Wednesday. Israel, however, launched air strikes on Syria the same day, killing at least three people and wounding 34 others.

Following the Israeli attacks, Syrian interim President Ahmed al-Sharaa said in a televised speech early on Thursday that protecting the country’s Druze citizens and their rights was a priority, and though Syria would prefer to avoid a conflict with Israel, it was not afraid of war.

Al-Sharaa added that Syria would overcome attempts by Israel to tear the country apart through its aggression.

Heavy fighting again flared up between the Druze and Bedouin tribes in Suwayda on Friday, and Damascus has redeployed a dedicated force to restore calm in the Druze-majority governorate.

Source: Al Jazeera and news agencies