Home Blog Page 695

Somali forces target As militants in Lower Juba region

0

Saturday July 19 {HMC} Somali National Army, including its elite Danab Commandos, carried out a targeted operation in the Harboole area of the Lower Juba region, aimed at disrupting Al-Shabaab leadership and fighters.

In a press release issued Saturday, the Ministry of Defense said the operation resulted in deaths and injuries among senior Al-Shabaab figures and fighters. However, the ministry did not provide names of the militants killed or a specific death toll, noting that further details would be released at a later time.

The offensive is part of an intensified military campaign against the al-Qaida-linked group, which has maintained a presence in several parts of southern and central Somalia.
In recent weeks, Somali forces have ramped up operations in multiple regions, particularly in Jubbaland, Southwest, and Hirshabelle states, as the government seeks to reclaim territory and dismantle the group’s operational networks.

Al-Shabaab has waged a deadly insurgency in Somalia for more than a decade, frequently carrying out bombings and ambushes targeting both military and civilian populations.

Puntland intercepts foreign ship reportedly carrying weapons bound for Mogadishu

0

Saturday July 19 {HMC} Authorities in Somalia’s semi-autonomous Puntland region have intercepted a cargo ship allegedly transporting a large consignment of weapons and military vehicles, reportedly en route to Mogadishu.

The ship, described as being of foreign origin, was seized near the coastal area of Bareeda in the Gardafuu region. Local officials said the vessel is now under tight surveillance by the Puntland Maritime Police Force (PMPF) as investigations continue.

Security sources indicated the cargo includes heavy weaponry, armored vehicles, advanced firearms, and various types of ammunition and military equipment. While some reports suggest the ship was headed to the Somali capital, it remains unclear whether the cargo was intended for the Federal Government of Somalia. No official confirmation has been provided.
The Somali federal government recently signed a defense agreement with Turkey, enabling Turkish forces to help patrol and protect Somalia’s coastline. The Turkish parliament also approved the deployment of troops and military assets to support maritime defense.

However, officials have not linked the intercepted shipment to the Turkish-Somali defense deal, and no evidence has surfaced connecting the cargo to that agreement.

As of Friday, the Federal Government of Somalia had not issued a statement regarding the incident.

AS defector surrenders to Jubbaland security forces in Afmadow district

0

Saturday July 19 {HMC}  Jubbaland security officials have presented a former Al-Shabaab member who surrendered to authorities in the Afmadow district, citing deteriorating conditions within the militant group.

Hussein Abuukar Mohamed, also known as Hussein Burgaan, turned himself in voluntarily, saying he could no longer endure life under Al-Shabaab. In an interview with Jubbaland state media, Burgaan described harsh conditions, constant fear, and lack of support as key reasons for his defection.

“I could not bear the situation I was in,” he said. “There is no help, no care—everything is fear and constant pressure.”
Jubbaland security forces confirmed Burgaan’s surrender and said he would be subject to further investigation.

A spokesperson for the security forces said the defection reflects the growing shift in areas once dominated by the militant group. He emphasized that Jubbaland welcomes those who abandon Al-Shabaab and commit to reintegrating into society.

“Jubbaland forces remain committed to defeating Al-Shabaab and encouraging those who wish to return to normal life,” the spokesperson added.

Al-Shabaab, an al-Qaida-linked militant group, is designated a terrorist organization by the United Nations, the United States, and other international actors. The group continues to carry out attacks across Somalia and the wider Horn of Africa.

 

 

 

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn 19 07 2025

0

Isniin 19 July 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo :SHUKRI BARYARE & MUSTAF

Farsamadii ::Ismail abdiqadir

{DAAWO MUUQAALKA} Shirka Wasiirrada Gaashaandhigga dalalka Ciidanka heeganka Afrikada Bari oo ka furmay Mogadishu.

0

Sabti , 19 July 2025 {HMC } Shirka Wasiirrada Gaashaandhigga dalalka Ciidanka heeganka Afrikada Bari oo ka furmay Mogadishu.

 

 

HOOS KA DAAWO MUUQALKA

Suuriya iyo Israa’iil oo gaaray heshiis xabbad-joojin ah,

Sabdi, 19 Jully 2025 {HMC}Suuriya iyo Israa’iil ayaa ku heshiiyay xabbad-joojin uu dhexdhexaadiyay Mareykanku, sida uu sheegay Danjiraha Mareykanka u fadhiya Turkiga, Tom Barrack. Heshiiskan ayaa yimid kadib weeraro cirka ah oo ciidamada Israa’iil ay ka gaysteen guddaha Suuriya, iyaga oo sheegay in ay u hiilinayaan qabiil lagu magacaabo Duruus oo ay dowlada Suuriya is hayaan.

Danjire Barrack ayaa qoraal uu saaka hore ku baahiyay baraha bulshada ku sheegay in xabbad-joojinta uu Mareykanku taageersanyahay, islamarkaana ay “soo dhaweeyeen” waddamada Turkiga, Urdun iyo deriska kale ee Suuriya. Wuxuu ugu baaqay beelaha kala duwan ee ku nool Suuriya sida Duruus, Baduuga, Sunniga, iyo qowmiyadaha kale – in ay hubka dhigaan, oo ay si nabad ah uga shaqeeyaan dhismaha qaran mideeya shacabka Suuriya.

Weli wax war ah kama soo bixin dowladda Suuriya ama Israa’iil si rasmi ah, balse ilo xog-ogaal ah oo Israeli ah ayaa sheegay in Israa’iil ay aqbashay in ciidamada nabadgelyada gudaha ee Suuriya si ku-meelgaadh ah loogu oggolaado in ay galaan gobolka Suwayda muddo 48 saacadood ah, si loo dejiyo xaaladda.

Arbacadii lasoo dhaafay, Israa’iil waxay duqeymo xooggan ku beegsatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Suuriya ee magaalada Dimishiq, iyo sidoo kale saldhigyo ciidan oo ku yaalla Suwayda. Israa’iil waxay sheegtay in weeraradaasi ay u fuliyeen si ay u difaacaan bulshada laga tirada badan yahay ee Duruus, kuwaas oo ay sheegtay in lagu beegsaday dagaal beeleedyo u dhaxeeya kooxo hubaysan oo Duruus ah,  beelaha Baduug, iyo sidoo kale ciidamada dowladda.

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa bulshada Duruus ku tilmaamay “walaalo”, isagoo xusay in Israa’iil ay daryeelayso danahooda. Qiyaastii hal milyan oo ka mid ah beesha Duruus ayaa ku nool Suuriya, badankoodna waxay ku sugan yihiin Suwayda, halka ku dhowaad 150,000 oo kale ay ku nool yihiin Israa’iil.

Inkastoo heshiis xabbad-joojin ah ay Arbacadii gaadheen beesha Duruus iyo dowladda Suuriya, haddana Israa’iil ayaa isla maalintaas weerar kale qaaday oo sababay dhimashada ugu yaraan saddex qof iyo dhaawaca 34 kale. Madaxweynaha ku-meelgaadhka ah ee Suuriya, Axmed Al-Sharaa, ayaa Khamiistii hore hadal telefishinka laga sii daayay ku sheegay in ilaalinta xuquuqda iyo nolosha shacabka Duruus ay tahay mudnaanta koowaad ee dowladdiisa.

Wuxuu intaas ku daray in Suuriya ayna doonayn in ay dagaal la gasho Israa’iil, balse aysan cabsi ka qabin haddii la isku dayo in dalka la kala furo furo. Jimcihii shalay, dagaal kale oo culus ayaa mar kale ka qarxay Suwayda, gaar ahaan beelaha Duruus iyo Baduuga, taas oo keentay in dowladda Dimishiq ay ciidamo gaar ah u dirto gobolka si loo xakameeyo xaaladda.

Heshiiskan cusub ee la gaadhay ayaa la rajaynaya in uu noqdo mid loo dhan yahay, loogana faa’iideeyo xasiloonida gobolka iyo in la yareeyo daadinta dhiigga shacabka. Inkastoo ay jirto cabsi sii kordheysa, haddana beesha caalamku waxay ku boorinaysa dhammaan dhinacyada in ay ka shaqeeyaan nabad waarta.

Maxay Puntland ku diidan tahay shirka ka socda Magaalada Laascaanood,>

Sabdi, 19 Jully 2025 {HMC}Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa si kulul u cambaareeyay shirka ka socda magaalada Laascaanood ee lagu dhameystirayo SSC Khaatumo, isaga oo ku tilmaamay mid sharci-darro ah oo aan waxba ka quseyn Puntland.

Wasiirku wuxuu carrabka ku adkeeyay in la joogo waqtigii albaabada la isugu dhufan lahaa shirkaas.

newsinWasiir Caydiid ayaa ku adkaystay in deegaannada SSC ay ka mid yihiin Puntland, sidaas darteedna aysan Puntland aqbali doonin go’aan kasta oo kasoo baxa shirkaas.

Wasiirka ayaa sidoo kale ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay si dadban ugu soo duushay gobolka Sool, iyada oo wata qorshe siyaasadeed oo lagu burburinayo midnimada iyo jiritaanka Puntland.

Wuxuu tilmaamay in dowladda federaalku ay boorso ku wadato maamulka cusub ee laga dhisayo deegaannada Sool iyo Sanaag, taasoo uu sheegay in laga leeyahay dano siyaasadeed oo gaar ah.

“Shirka hadda socda ma ahan kii ay isimadu go’aamiyeen bishii Febraayo 2023. Shirkaas Laascaanood ka socda wuxuu ka yimid abaabul laga soo maleegay magaalada Muqdisho,” ayuu yiri Wasiir Caydiid.

Wuxuu intaas ku daray in shirkaasi yahay mid loogu talagalay in la kala fogeeyo Dhulbahante iyo Harti, isagoo ku tilmaamay magaalada Laascaanood “god waraabe” oo ay saldhig ka dhig ka dhigteen cid kaste oo duullaan ku ah jiritaanka Puntland.

{DAAWO MUUQAALKA} Taariikh Nololeedka Allaha u Naxariistee Proff Ibraahim oo ku Geeriyooday Magaalada Baladweyne

0

Sabti , 19 July 2025 {HMC }  Taariikh Nololeedka Allaha u Naxariistee Proff Ibraahim oo ku Geeriyooday Magaalada Baladweyne

HOOS KA DAAWO MUUQALKA

 

{DAAWO MUUQAALKA} DFS oo war kasoo saartay Howlgal Qorsheeysan oo laga Fuliyay Jubbada Hoose.

0

Sabti , 19 July 2025 {HMC }DFS oo war kasoo saartay Howlgal Qorsheeysan oo laga Fuliyay Jubbada Hoose.

HOOS KA DAAWO MUUQALKA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Puntland oo Soo Bandhigay Hubkii uu Siday Markabkii laga lahaa Turkiga

0

Sabti , 19 July 2025 {HMC } Puntland oo Soo Bandhigay Hubkii uu Siday Markabkii laga lahaa Turkiga

HOOS KA DAAWO MUUQALKA