Thursday -28-March-2024 {HMC} Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ka tacsiyeeyay shilkii ka dhacay Isgoyska Jubba, Asigoona Awaamiir culus dul dhigay Gawaarida waaweyn ee xamuulka qaada.
Home SOMALIA NEWS {DAAWO MUQAALKA} Awaamiir culus oo dul dhigay Gawaarida waaweyn ee xamuulka qaada...






