Home Blog Page 495

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga iyo Saraakiil Kale oo gaaray Jiida hore ee Dagaalka.

0

Sabti 27, Sep 2025 {HMC} Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay weheliyaan Taliyaha Sector-ka 1-aad ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM) iyo saraakiil kale oo ka tirsan Xoogga Dalka, ayaa kormeer ku tegay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.

Goobaha uu Taliyuhu gaaray ayaa waxaa ka mid ahaa deegaanno ku dhow degmada Awdheegle.

Taliyaha ayaa booqday dhammaan goobaha kala duwan ee ay ciidamada ka wadaan howlgalada, waxa uuna ku bogaadiyay guulaha ay gaareen iyo jabkii culus ee ay cadowga gaarsiiyeen.

Dhanka kale, Taliyaha ayaa geesiyada is garabsanaya faray inay soo afjaraan goobaha gabaadka ay ka dhiganayaan Al shabaab

Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa si dardar leh uga socda wajiga saddexaad ee howlgalka “Duufaanta Aamusan”, kaas oo jab culus lagu gaarsiiyay Al shabaab.

Madaxweyne Cabdifatax Al sisi “waa in aan Fasax ka helaa Israaiil Si aan gargaar u geeyo Qasa”.

0

Sabti 27, Sep 2025 {HMC} Madaxweynaha Masar Cabdifatax Al sisi, Si aan gargaar u geeyo Qasa, waa in aan Fasax ka helaa Israa|l

Madaxweynaha Dalka Masar, Cabdifatax Al sisi, ayaa markii u horreysay ka hadlay xaalada Magaalada qasa iyo dagaalka israiil ka wado dhulka falastiin.

Al sisi, oo ka hadlaayay gar gaar ay gaarsiiyaan dadka reer qasa ayaa yiri “si aan gargaar u geeyo Qasa, waa inan oggolaasho ka helaa Israaiil.

Dhinaca kale Madaxweyne Al sisi, ayaa waxa uu intaa raaciyay in uusan waligiis Dagaal ku qaadi doonin israaiil.

 

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku sugan Mareykanka ayaa booqday Xarunta Safaaradda Soomaaliya

0

Sabti 27, Sep 2025 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku jooga dalka Mareykanka ayaa booqday Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi.

Madaxweynaha ayaa kormeeray waaxyaha adeeg bixinta Safaaradda iyo xafiisyada mas’uuliyiinta, isaga oo dhageystay warbixin ku saabsan adeegyada loo qabto Muwaadiniinta Soomaaliyeed, isla markaana ku bogaadiyay Diblumaasiyiinta iyo Howlwadeennada Safaarada shaqada wanaagsan ee ay u hayaan dalkooda.

Madaxweynaha Colombia oo Sheegay in uu qoraayo Ciidamo ka dagaalamo Qasa, kana kor tago dulmiga Israiil.

0

Sabti 27, Sep 2025 {HMC} Madaxweynaha Dalka Colombia Gustavo Petro ayaa dunidda ka yaabiyay, markii isagoo ku sugan gudaha Mareykanka uu yiri; ” Waxaan qorayaa ciidamo, si ay uga dagaallamaan Qasa oo xasuuqa u joojiyaan, xataa aniga ayaa diyaar u ah inan Qasa ka dhex dagaallamo.”

Dhinaca kale Dowladda Mareykanka ayaa si deg deg ah ugu dhawaaqday in dal ku galka kala laabaneyso madaxweynaha Dalka Colombia.

Mareykanka ayaa sheegay in uu madaxweynaha Colombia Gustavo Petro kala noqon doono fiisaha dal-ku-galka kadib markii uu Jimcihii ku soo baxay waddooyinka New York ee dalka Mareykanka dibadbax lagu taageerayo Falastiin, wuxuuna ku booriyay askarta Mareykanka in ay diidaan amarka madaxweyne Donald Trump.

 

Cunaqabateynta dhaqaale iyo militari ee La saaray Dalka Iiran oo caawa dhaqangalaysa.

0

Sabti 27, Sep 2025 {HMC} Cunaqabatayn dhaqaale iyo mid milatari oo weyn oo Iiran lagaga qaaday sida waafaqsan heshiis caalami ah oo taariikhi ah oo ku saabsan barnaamijkeeda nukliyeerka 10 sano ka hor ayaa la filayaa in dib loogu soo rogo habeenka Sabtida ee caawa ah.

Arrintan ayaa timid ka dib markii Britain, Faransiiska iyo Jarmalka ay bishii hore qoraal u direen Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyagoo ku eedeeyay Iiraan inay ku guuldarreysatay inay ka soo baxdo ballanqaadkeedii.

Tani waxay kicisay hannaan la siinayo Iiraan 30 maalmood si ay u hesho xal diblomaasiyadeed si looga fogaado cunaqabataynta cusub.

Iiraan ayaa tallaabadan ku tilmaantay mid sharci darro ah, waxayna sheegtay in ay joojin doonto wada shaqayntii ay la lahayd hay’adda caalamiga ah ee ilaalinta hubka nukliyeerka ee IAEA, haddii dib loo soo celiyo cunaqabataynta.

Iiraan ayaa kordhisay dhaqdhaqaaqeeda nukliyeerka ee la mamnuucay ka dib markii Mareykanka uu ka baxay heshiiskii 2016-kii.

XIGASHO BBC

Muxuu yahay Warka ay ka soo saareen Difaaca Badda Ciidamada Itoobiya.?

0

Sabti 27, Sep 2025 {HMC}  Afhayeenka ciidamada difaaca, Sareeye Guuto Getnet Aadan, ayaa war-saxaafadeed ku sheegay sidaas isagoo soo qaaatay tusaalooyinka danaha qaranka ah oo ay ka mid yihiin: “xuquuqda isticmaalka biyaha” iyo “arrinta ku saabsan badda.”

Taliyaha waaxda shaqaalaha ciidamada, Lieutenant Jeneral Achalu Shallamee, ayaa sheegay in dallacaaddii dhawaan la siiyay saraakiil sare oo ciidamada ka mid ah ay ahayd mid laga fiirsaday oo lagu eegay howlaha iyo waajibaadka dheeraadka ah ee ay qaadayaan.

Labada jeneraal ayaa warbixintan siiyey Wakaaladda Wararka Itoobiya ee ENA.

Waxaa xusid mudan in toddobaadkii hore, lixdan iyo lix sarkaal la dallacsiiyay, taasoo uu dalacsiiyay ra’iisul wasaare Abiy Axmed.

Afar ka mid ah saraakiisha ciidamada ee dalacsiinta ka helay madaxweynah Tayaa loo dalacsiiyay darajada janeraalnimo. Kuwaas waxaa ka mid ah darajada jeneraalnimada ee buuxda loo dalacsiiyey Alemshet Degfe, oo ah lataliyaha taliyaha guud ee ciidamada, kaas oo horrey u haystay darakada iyo Lieutenant General iyo Desta Abche,madaxda qeybta guud ee difaaca Injineerinka.

Yimer Mekonnen, madaxa hoggaanka waxbarashada iyo tababarada difaaca, iyo Driba Mekonnen, mkdaxa Kormeerka difaaca, ayaa sidoo kale loo dalacsiiyay Jeneraalo buuxa.

Sarreeye Guuto Achelu, oo ah madaxa hogaanka shaqaalaha ee ciidanka xoogga Dalka, ayaa sheegay in dalacsiintan loo sameeyay si waafaqsan sharciga iyo nidaamka Ciidanka Difaaca.

Waxa uu taxay shuruudaha la tixgelinayo marka la bixinayo horumarinta darajada kuwaas oo ay ka mid yhiin “waxqabadka waajibka milatari,” “karti hoggaamineed,” “karti iyo anshaxa.”

Sarreeye Guud Achelu ayaa yiri, “Magacaabidu waa arrin ah in la aqbalo mas’uuliyadda iyo ka shaqeynta si ay u awoodaan in ay gutaan waajibaadka ka iman kara.”

Sidoo kale wuxuu sheegay in saraakiisha milatariga loo magacaabo jagooyin milatari “iyagoo la fahamsan yahay inay qaadaan waajibaad iyo howlo dheeraad ah.”

Agaasimaha xirirka dadweynaha ee ciidanka difaaca Itoobiya, Getnet Adane, oo Sabtidii loo dalacsiiyay darajada Sarreeye Guuto, ayaa sheegay in dalacsiintan ay xoojin doonto “diyaargarowga ciidanka” ayna “saamayn wanaagsan ku yeelan doonto hawlaha mustaqbalka.”

Wuxuu intaa ku daray in dalacaadan sidoo kale laga eegay dhinacyada “danaha Qaranka” iyo “xoojinta madaxbannaanida.”

Afhayeenku waxa uu xusay in waqtigan dowladda ay horyaalaan arrimo ay ka mid yihiin “danta qaranka” oo ay ku jiraan “xaquuqda helida biyo ” iyo “arrimo dekad”

Afhayeenka ciidamada difaacada Itoobiya Sarreeye Guuto Getnet, wuxuu sheegay in dowladda ay shacabku soo doorteen ay ka go’an tahay ka mira dhaliyaan danaha qaranka iyo in sidoo kale ciidanka la diyaariyaa ayuu intaas raaciye isagoo xusay in “Gaaska, warshadaha tamarta nukliyeerka, iyo samaynta warshadaha bacriminta”

Waxa uu sheegay in diyaar garowga horudhaca ah ee ay sameynayaan ciidanka ay la xiriirto “isbadal ku yimaada awoodda” oo ay abuuri karto hay’ad kale oo ku guda jirta fulinta ajandayaasheeda.

“Marka dowladda iyo shacabka Itoobiya ay arrintan soo bandhigaan, waxay leeyihiin, ‘Waxaan ku xallin doonaa si nabad ah.’ Laakiin sidoo kale waxaa jira dhibaato amni oo arrintan ku lug leh,” ayuu yiri, isagoo tilmaamaya in dhibaato amni ay ka dhalan karto geeddi-socodka.

“Haddii ay timaado ikhtiyaarka xoogga. Haddii Itoobiya arrintan kor u qaaddo, tani waa waxa dhici doona,’ markaas ciidamada waa inay diyaar ahaadaan,” ayuu intaas ku daray.

Waxa uu intaa ku daray in diyaar garowga ay sameynayaan ciidamada uu noqon doono mid la jaanqaadi kara hadafka iyo amarada dowladda.

War-saxaafadeedka afhayeenka wasaaarada difaaca uu sii daayey ayaa imaanaya xilli arrinta gaaritaanka badda ee dowladda Itoobiya ay labadii sano ee la soo dhaafay ay si joohto ah u soo hadal qaadaysay ay noqotay mid si weyn u muuqata.

Waxaa xusid mudan in ra’iisul wasaare Abiy Axmed uu khudbaddiisii usbuucii hore ee ku sheegay in Itoobiya aysan ahaan doonin “maxbuus juquraafi weligeed”.

Abiy, oo ku nuux-nuuxsaday in arrinta ku saabsan gelitaanka badda Itoobiya ay tahay “mid lama huraan ah”, waxa uu ku booriyay waddamada inay sida ugu dhaqsaha badan isu diyaariyaan wada xaajoodyada.

XIGASHO BBC

Koox dhalinyarada u tahriibisa in ay ka dagaallamaan Dalka Ukraine oo La qabtay.

0

Sabti 27, Sep 2025 {HMC} In ka badan 20 qof ayaa laga soo badbaadiyay gudaha Kenya kuwaas oo koox looga shakisan yahay inay dadka tahriibiyaan ay kusoo jiiteen shaqooyin ay ugu qaadayaan dalka Ruushka, balse la doonayay in loo diro si ay uga dagaallamaan Ukraine, sida ay booliisku sheegeen.

Waxay daba socotaa howlgal guri guri ah oo ay sirdoonku hoggaaminayeen oo laga sameeyay duleedka caasimadda Nairobi, halkaas oo ay askartu ku qabteen qalab shaqaaleysiin ah, waraaqo socdaal iyo waraaqo shaqo.

Mid ka mid ah tuhmanayaasha, oo lagu eedeeyay in uu xiriirinayey safarradii dhibbanayaasha ee Russia bilihii September iyo October, ayaa la xiray.

Waxaa la geeyey maxkamad, taasoo u oggolaatay in xabsiga lagu sii hayo muddo 10 maalmood ah, inta ay boolisku soo gabagabeynayaan baaritaannada.

XIGASHO BBC

Somalia: Marking International Access to Information Day While Silencing the Truth.

0

Saturday 27, Sep 2025 {HMC}  This year, Somalia marks the International Day for Universal Access to Information against a grim backdrop: the country still lacks an access-to-information law that guarantees citizens and the press the legal right to obtain government information.

While many nations around the world proudly celebrate measurable progress in transparency and accountability, Somalia’s media continues to face mounting threats, intimidation, and danger.

The absence of an access-to-information law has created a dangerous legal vacuum, one that allows security forces and state institutions to routinely obstruct independent journalists in their work of informing the public.

This vacuum has led to a climate where arrests, torture, and live gunfire against reporters are increasingly common.

Many journalists are forced into self-censorship, confined within their offices, unable to freely cover events on the ground.

As a result, Somali citizens are denied the right to reliable, timely, and accurate news about their own country.

“Somalia lacks an access-to-information law, which could guarantee journalists free access to inform the public. It is a right, not a privilege,” said SOMA Secretary General Mohamed Abdiwahab.

“We call on the Somali government to respect press freedom, enact an access-to-information law, and put an end to the daily harassment and abuse of journalists by its security forces,” he added.

On August 14, 2025, Somalia’s media community and public were shaken by the brutal mistreatment of journalist Abukar Keynan of Risaala TV in Mogadishu’s Hodan district.

Keynan was covering the forced eviction of nearly 1,000 families from the Horseed neighborhood when government troops targeted him and his cameraman.

“They beat me with the butt of a rifle, slapped and kicked me, stripped off my clothes, and blindfolded me,” Keynan recalled. “I was lying on the ground as live bullets were fired around me.”
While on the ground, soldiers lashed him with electric cables, compounding his injuries.

“My lips were swollen and bleeding. The wounds on my face speak for themselves. I endured torture and abuse that cannot be denied.”

After an hour in brutal custody, Keynan was released, but only after soldiers erased all his footage. No accountability followed.

His ordeal revealed not just physical abuse, but the impunity with which security forces act against journalists in Somalia.

In January 2025, Shukri Baryare, a reporter for Radio Hiiraan Weyne, narrowly escaped death when gunfire was twice directed at her while she was recording a feature near Beledweyne Hospital.

Though she was not physically injured, the psychological toll was severe.

Her program, which highlighted the daily struggles of street vendors, was silenced after the attacks. “I was directly targeted with live bullets while carrying out my professional duties,” Shukri said. “It left me traumatized and uncertain about my future in journalism.”

The fear forced her to cancel all outdoor reporting, silencing stories that gave voice to ordinary Somalis.

In March 2025, Aniso Sheikh Mohamed of Himilo Somali TV attempted to cover a women-led protest in Mogadishu. The demonstration, organized in response to the rape of a Somali girl in Kenya, was deliberately suppressed.

Security forces from both the police and intelligence services blocked Aniso, confiscated her camera, and detained her cameraman. When she tried to film on her phone, it too was seized. She was held for hours in a government vehicle, and upon release, all her recordings had been erased.

“I was the only journalist willing to amplify the voices of protesting women,” Aniso explained. “But I was silenced. Everything I had recorded was deleted.”

A Pattern of Suppression

The ordeals of Abukar Keynan, Shukri Baryare, and Aniso Sheikh Mohamed reflect the grim reality for Somali journalists: one was subjected to torture and visible injury, another was targeted with live ammunition, and a third was obstructed from broadcasting women’s voices, with her equipment forcibly taken.

These are not isolated incidents. They paint a broader picture of systematic suppression — a deliberate effort to silence the truth and deny Somali citizens access to critical information.

As the world celebrates the International Day for Universal Access to Information, Somalia stands as a glaring reminder of what happens when laws are absent, institutions fail, and impunity reigns.

For Somali journalists, pursuing the truth is not just a profession — it is an act of courage that comes with the constant threat of violence, harassment, and censorship by authorities, freelance militias, and terrorists.

The international community, human rights defenders, and advocates of press freedom must not look away. Silence emboldens repression. Somalia urgently needs a binding access-to-information law, accountability for attacks against the press, and genuine protection for journalists who risk their lives to serve the public.

Without these, the voices of Somali citizens will remain muted, and the truth will continue to be buried under fear and intimidation.

Diyaaradaha Dagaalka Ruushka oo Mar kale qal qal giliyay Hawada Dalka Denmark,

0

Sabti 27, Sep 2025 {HMC} Dalka Denmark, oo ka tirsan waqooyiga Yurub ayaa u muuqata inuu marayo tijaabada Ruushka , kaddib markii maanta mar kale ay ku dhawaaqeen Booliiska dalkaa in saldhigga ugu weyn ciidanka cirka Denmark ee Karup uu la kulmay dhaqdhaqaaq hawada ah , oo ka dhashay labo diyaaradood oo ah kuwa aan duuliyaha lahayn in la dul geeyay saldhigga, lamana soo ridin, taa oo ay booliiska ku macneeyeen sabab la xiriirta badqabka saldhigga.

Toddobaadkii hore garoonka diyaaradaha ugu weyn Denmark, ayaa u xirmay diyaaraddo aan duuliyaha lahayn oo la dul keenay, iyadoo hadda sirdoonka iyo laamaha kale ee amniga Denmark ay sheegeen inay ku jiraan feejignaan iyo diyaar garow xaalad kasta.

Turkish firm modernizes and runs Somalia’s gateway

satarday 25 Sep 2025 {HMC}Turkish conglomerate Albayrak is driving the modernization and daily operation of Mogadishu Port, Somalia’s main entry point for goods and its link to global trade.

Ahmet Sami Isler, chair of the Somalia Business Council at Türkiye’s Foreign Economic Relations Board (DEIK), told Anadolu that the group first arrived after President Recep Tayyip Erdogan’s landmark 2011 visit to the country.

He said the initial focus was humanitarian but soon shifted to building long-term infrastructure as drought worsened:
“We decided to do something permanent, not just to get through the day,” Isler said.

“We have been operating this port for about 11 years now with all kinds of investments, which we know have been of great importance to the state — we’re satisfied with Somalia and we hope Somalia is satisfied with us, too,” he added.

Isler described Mogadishu Port as Somalia’s commercial lifeline, noting that roughly 70% of goods entering the country come from Türkiye and that bilateral trade volume stands near $500 million.

Beyond the port, Albayrak rebuilt the war-damaged Digfer Hospital in 2012, turning it into the Mogadishu Somalia–Türkiye Recep Tayyip Erdogan Training and Research Hospital. It also built Türkiye’s largest embassy compound in Mogadishu in 2016 and undertook construction of the Somali Presidential Complex.

Isler acknowledged Somalia’s security challenges but urged Turkish entrepreneurs to explore the market:
“Everything in Somalia comes from outside — there are no factories here, no investment, no tourism,” he said. “We need businesspeople to bring these back — we’re calling on Turkish businesspeople and entrepreneurs to come to Somalia and see it for themselves.”

Umut Yurdakul, general manager of Mogadishu Port, told Anadolu that Somalia relies almost entirely on imported goods because local production is minimal. He said imports of Turkish products have declined recently due to shifting global logistics and geopolitical instability but Türkiye remains Somalia’s top supplier alongside India, China and Middle Eastern states.

“The construction of the port began in 1973 and continued gradually until
1983, but with the civil war that began in 1991, the construction ceased until 2006 — during that period, Somali people were isolated from all products and developments, so measures were then taken to develop trade and improve the standard of living,” he said.

Albayrak took over the port’s operation and modernization in late 2014 to raise it to international standards.
“In a sense, Somalia reopened to the world thanks to this port,” Yurdakul said.

He added that Somalia’s rail and road networks remain weak, leaving the port as the country’s primary entry point for goods. Somalia has more than 3,300 kilometers of coastline with scattered settlements and small local ports, but none match Mogadishu Port’s capacity.

Somaliland, an unrecognized region between Djibouti and Somalia, has a major port on the Gulf of Aden, Yurdakul noted, but it is still smaller than Mogadishu’s facility.

“Goods entering via here are distributed throughout the country and our port is also used as a collection center,” he said, adding that food, cement and iron for reconstruction all pass through the site.

“The port is the lifeline of the country,” Yurdakul said. 

source hiiraan online