{DAAWO MUQAALKA} Kulan Loga So Horjedo Dulaanka liyuu Booliska Oo Baladweyne Lagu Qabtay

0

Kulan Loga Hadlayay Dhibadata Ay Ciidamada Liyuu booliska ku hayaan dadka Xooladhaqatada Ee Gobolka hiiraan ayaa manta lagu qabtay magalada baladweyne,

Kulanka oo ay Ka soqeyb galeen qey baha bulshada sida dhalin yarada haweenka haweenka odayaal dhaqameedyo maamulka Dagmada baladweyne waxana loga hadlayay dhibaatooyika ay ku hayaan dadka kunool tuuloyinka ku teedsan xadka ay wadaagaan hiiraan iyo Dhulka ismaamulka itoopiya ,

SHARE