{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Xasan Shiikh & RW Abiy Ahmed oo War-Murtiyeed wadajir ah soo saaray

0
31

Khamiis September 29, 2022 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddo labo maalmood ah Booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka ee Itoobiya, kaddib martiqaad uu ka helay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA