{DAAWO MUQAALKA} Maxaa ka taqaanaa Qashinlihii Wacdaraha u dhigay Xulka kubadda Cagta Argentina

0
174

Talaado November 22 2022 {HMC} Guushii ay Xulka Qaranka Sacuudiga ka gaareen kulankii ay shalay 2-1 ku garaaceen Xulka Argentina oo ay isku arkeen Ciyaaraha Koobka Adduunka ayaa dunida oo dhan ku noqotay mid lama filaan ah.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA