{DAAWO MUQAALKA} Mid kamid ah Dhalinyarada ugu Caansan Baladweyne oo ka qeyb qaadanaayo Dagaalka Al Shabaab looga saarayo Gobolka Hiiraan

0
335

Jimco November 18 2022 {HMC} Cabdi xakiin Maxamuud Xasan oo loo yaqaano Afkii kana Mid ah Dhalinyarada ugu caansan Magaalada Baladweyne ayaa ku biiray Dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab ee ka socdo Gobolka Hiiraan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA