Jimco 31 March 2023 {HMC} Allaha u naxariistee Marxuumad Najax Cabdi Cawil oo Xalay uu Daad ku qaaday Doox ama waadi biyo xoogan wadan kaas oo ku yaalo Duleedka Magaalada.
Boqolaal dad weyne ah oo ka kala yimid Xaafadaha Magaalada Hargeysa ayaa qeyb galay Aaskeeda waxaana ay u duceeyeen Marxuumada iaygoona Tacsi u diray dhamaan qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday.