Mahad Salaad oo ka hadlay geerida Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir

0
55

Khamiis September 29, 2022 {HMC} Agaasimaha hayada NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Marxuum General Farxaan Qaroolle oo maanta qarax miino lagu dilay.