{DAAWO MUUQAALKA} Sida Madaxweynaha Hirshabeelle Loogu soo dhaweeyey Magaalada Baladweyne

0
119

Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Baladweyne . Wafdiga madaxweynaha waxaa qeeyb ka ahaa labada gole ee Hirshabelle iyo Xildhibaano Dowlada federaalka ku matala dowlad goboleedka Hirshabelle.

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa safar aan horey loo shaacin waxaa uu kusoo gaaray Magaalada Baladweyne, waxaana soo dhaweeyn kadib looso galbiyey Gudaha Magaalada.