Thursday, May 16, 2024
spot_imgspot_img

Dagaal khasaaro kala Duwan ka dhashay oo ka dhacay Gobolka Hiiraan.

Axad 14 April , 2024 {HMC} Faah faahina dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhexeeyay ciidamada degaanka Macaawisleey iyo Al-Shabaab oo maanta ka dhacay degaanka Beerayabaal oo hoostaga degmada Buuloburte ee gobolka Hiiraan.

Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa yimid, kadib markii ay ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ay weerar ku qaadeen goob ay ku sugnaayeen Al-Shabaab oo ku aadan agagaarka deegaanka Beerayabaal oo hoostaga degmada Buuloburte.

Wararka ayaa sheegaya in weerarka kadib uu xigay dagaal toos ah oo dhex-maray labada dhinac, waxaana mar dambe dagaalka ku biiray ciidamada Xoogga dalka oo ka amba baxay Buuloburte iyagoo garab siinaya ciidamada degaanka.

Dadka degaanka ayaa soo warinaya in dagaalka uu ahaa mid xoogan isla maraakaana uu jiro khasaara soo kala gaaray dhinacyada ku dagaalamay duleedka degamada Buuloburte walina ay maqlayaan rasaas goos goos ah.

Saraakiisha ciidamada difaaca degaanka Macaawisleey iyo kuwa dowalada Soomaaliya wali wax war ah kama soos aarin dagaalka manta ka dhacay degaanak Beerayabaal ee gobalka Hiiraan

{DAAWO MUUQAALKA} Muxuu Ahmiyad ugu lee yahay Soomaliya Shirka ka Furmaya Dalka Cumaan.

Khamiis-16-May-2024 {HMC} Muxuu Ahmiyad ugu lee yahay Soomaliya Shirka ka Furmaya Dalka Cumaan. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/vSIOBxVXV8A

{DAAWO MUUQAALKA} Kiiska saadkii ciidamada Danab ee la lunsaday oo lugaha la galay masuuliyin waaweyn

{DAAWO MUUQAALKA} Kiiska saadkii ciidamada Danab ee la lunsaday oo lugaha la galay masuuliyin waaweyn HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/UAj5Bb9riKY

WARARKA