Sunday, May 28, 2023
spot_imgspot_img
HomeMUQAALO{DAAWO MUQAALKA} Aamina Cabdullaahi Xirsi oo Maanta lagu Aasay Magalada...

{DAAWO MUQAALKA} Aamina Cabdullaahi Xirsi oo Maanta lagu Aasay Magalada Boorame

Isniin 20 March 2023 {HMC} Mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda Soomaaliland oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda warfaafinta Saleebaan Cali Koore ayaa ka qayb galay Aaska alle ha u naxariistee Marxuumad Aamina Cabdilaahi Xirsi oo maanta lagu Aasay magaalada Boorama.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

MUQAALO

WARARKII UGU DANBEEYAY