{DAAWO MUQAALKA} Maxaa kajiro In Macwisleyda Gobolka Hiiraan ay Dileen Sargaal Mareykanka ay duldhigeen Madaxiisa 3 Milyan oo Dollar

0
91

Khamiis September 29, 2022 {HMC} Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Deegaanka Ceel_Qooxle dagmada Moqokori ay ku Dileen Sarkaal lagu magacaabo qoor gaab kaas oo ay dowlada Mareynkanka Duldhigtay Madaxiisa lacag gaareyso 3 Milyan oo dallar.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA