{DAAWO SAWIRADA} Aas Qaran oo loo sameeyay Korneel Cismaan Jeelle iyo Madaxweynaha oo ka qeyb galay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa markii ay soo idlaatay salaadda janaasadu waxa uu si gaar ah ugu tacsiyeeyay qoyska marxuumka oo qaar ka mid ah ay ku kulmeen janaasada, isoogana Alle uga baryey samir iyo iimaan, marxuumkana Jannatul Firdows.
MUQAALO
WARKA DUHURNIMO
Wararkii Ugu Danbeeyay dagaalkii cuslaa ee maanta ka dhacay Mudug iyo...
Arbaco, October -4- 2023-{HMC} – Ciidamada xoogga dalka, daraawiishta Galmudug iyo xoogagga difaaca shacabka ee koofurta gobolka Mudug ku sugan ayaa dagaal culus oo...