Sunday, May 28, 2023
spot_imgspot_img
HomeWARARKA{DAAWO SAWIRADA} Ciidanka Booliska Puntland ee gobolka Bari ayaa gacanta ku soo...

{DAAWO SAWIRADA} Ciidanka Booliska Puntland ee gobolka Bari ayaa gacanta ku soo dhigay gaari waday lacago Euro madow ah iyo shaqsigii waday.

KHAMIIS 30 March 2023 {HMC} Ciidanka Booliska Puntland ee gobolka Bari ayaa gacanta ku soo dhigay gaari waday lacago Euro madow ah iyo shaqsigii waday.

Hawgal ay sameeyeen ciidanku ayey ku soo qabteen gaariga iyo lacago madow been-abuur ah,

Gaariga ayaa ka yimid magaalada Xaafuun ee gobolka Bari, isaga oo lagu qabtay xilli uu soo galayey magaalada Boosaaso.

MUQAALO

WARARKII UGU DANBEEYAY