{DAAWO MUQAALKA} Shacabka Deegaanka Soomaalida oo Xoolo Farabadan ugu Deeqay Ciidamadii Dagaalka La galay Al shabaab

0
64

Khamiis September 29, 2022 {HMC} Shacabka ku nool dhulka maamulka Deegaanka Soomaalida ayaa Xoolo aad u Farabadan ugu Deeqay Ciidamada Dalka itoobiya ee Dagaalka La galay Al shabaab iyo Kooxda TPLF.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA