Isniin 20 March 2023 {HMC} Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa duuleedka degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho kusoo bandhigay waxyaabaha maanka dooriya oo ay ciidamada gacanta kusoo dhigeen, islamarkaana fagaare ku gubay.
Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali ayaa sheegay in ciidanka Booliiska ay magaalada Muqdisho iyo deegaanada hoos yimaada ka wadaan Howlgalo ka dhan ah la dagaalanka Muqaadaraadka iyo Buracada hubaysan.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA