Tuesday, April 30, 2024
spot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Taliyaha Boliska Dagmada Hiliwaa oo Dil iyo dhac u geystay Ganacsade Reer Muqdisho ah ayaa la so taagay Maxkamada Ciidamada.

Jimco 5, April ,2024 {HMC} Taliyaha Booliska Dagmada Hiliwaa oo Dil iyo dhac u geystay Ganacsade Reer Muqdisho ah ayaa maanta la so taagay Maxkamada Ciidamada.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 30-4-2024

Talaado April 30, 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn. Warka waxaa soo jeedinayo ::shugri baryare...

{DAAWO MUQAALKA} Wafdi ka socda Soomaaliya oo Masar uga qeyb galay shirka sanadlaha ah ee Baarlamaanka Carabta.

Talaado-30-April -2024 {HMC} Wafdi ka socda Soomaaliya oo Masar uga qeyb galay shirka sanadlaha ah ee Baarlamaanka Carabta. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/0aoQxKevKJ8

WARARKA