Monday, April 29, 2024
spot_imgspot_img

Ruushka ayaa soo afjaray guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsanaa cunaqabteynta Kuuriyada Waqooyi

Jimco-29-March-2024 {HMC} Guddiga ayaa toddobaadkii hore sheegay in ay baarayaan in Ruushku jabiyay qeynuunka iyagoo hub ka soo iibsaday Kuuriyada Waqooyi sida gantaalada meelaha fog gaarah si ay ugu adeegsato Ukraine.

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cunaqabateyn saaray Pyongyang ilaa 2006-dii barnaamijkooda Nukliyerka

Codeyntii golaha ammaanka ee khamiistii, Ruushka ayaa diidamada fiito u adeegsaday si ay joojiyaan in dib loo cusbooneysiiyo cunaqabteynta iyadoo 13-ka kale ee golaha ay u codeeyeen marka laga reebo Shiinaha oo aad ugu dhow Pyongyang kaas oo ka aamusay.

Mareykanka, UK, Kuuriyada Koonfureed iyo isbahaysiga reer galbeedka ayaa dhaleeceeyay diidamada Ruushka.

Waa markii ugu horeysay Ruushka ay hor’istaagaan gudigan kaas oo sanad kasta Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ay cusbooneysiinayeen muddo 14 sano.

{DAAWO MUQAALKA} Beesha Biimaal oo hubkooda qaatay si ay isaga difaacaan Xooha AS.

Axad 28, April  2024 {HMC} Beesha Biimaal oo kamid ah beelaha dago Gobolka shabellaha hoose ayaa Caawa la so baxay hubkooda si ay iskaga...

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {28-04-2024}

Axad 28, April 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ;Abdiqani Osoble Farsamadii...

WARARKA