Sunday, May 5, 2024
spot_imgspot_img

Dowladda Sucuudiga oo war ka soo saaray maalinta ay Tahay ciidda

Isniin April 8, 2024 {HMC} Sacuudi Carabiya ayaa Sabtidii ugu baaqday Muslimiinta inay arkaan bisha marka taarikhdu tahay bisha Abriil 8-deeda xiliga fiidkii.

Maxkamadda sare ee Sacuudiga ayaa bayaan ay soo saartay ugu baaqday dadka deegaanka inay soo sheegaan aragtida dayaxa oo ay la socodsiiyaan maamullada ay kala leeyihiin.

Aragtida waxa lagu samayn karaa isha qaawan ama iyadoo la isticmaalayo binoculars, ka dib mar aaad aragto waa in la ogeysiiyaa maxkamada ama xarunta kuugu dhow.

Ramadaanka 2024 waxa uu bilaabmay March 11, wakhtigaas oo muslimiintu ka fogaadaan wax cunista iyo cabbitaanka qorrax ka soo baxa ilaa qorrax dhaca.

Diinta Islaamku waxay raacdaa jadwalka dayaxa oo ka kooban 12 bilood sanadkii 354 ama 355 maalmood.

Ramadaanku waxa uu ku beegan yahay bisha sagaalaad ee jadwalka taariikhda Islaamka, waxaana Ciidul Fidriga ay ku beegan tahay dhammaadka Ramadaan.

{DAAWO MUUQAALKA} Ninkii gubay xaaskiisa oo Maxkamadda ka sheegay hadal ka yaabiyay dadka

Axad 5, May 2024 {HMC}  Ninkii gubay xaaskiisa oo Maxkamadda ka sheegay hadal ka yaabiyay dadka HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/DJ91FQbnLiw

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 05-5-2024

Axad-05-may -2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn. Warka waxaa soo jeedinayo ::Shugri Baryare & Mustaf...

WARARKA