Friday, May 3, 2024
spot_imgspot_img

38 qof oo ku dhintay markab ku degey xeebaha dalka Djibouti

Arbaco 10, April ,2024 {HMC} Markab ay saarnaayeen muhaajiriin u dhalatay dalka Ethiopia ayaa ku degey Isniintii xeebaha dalka Djibouti, waxaana halkaas ku dhintay ugu yaraan 38 qof, sida ay baahisay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhinaca socdaalka ee loo soo gaabiyo IOM.

Hay’adda IOM ayaa sheegtay in la soo badbaadiyey 22 qof oo ka mida dadkii markabkaas saarnaa.

Markabkan ayaa ka baxay dalka Djibouti isaga oo u socday dalka Yemen, oo ah marinka ugu weyn ee ay sii maraan muhaajiriinta ka tegeya dalalka Geeska Afrika ee doonaya inay gaadhaan wadamada Khaliijka.

Marinkan ayaa ah mid aad u halis badan, oo muhajiriinta isticmaalayaa ay la kulmaan, in lacago badan laga qaado, la afduubo, xabsiyo la dhigo ama si khasaba loogu shaqaysto.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {03-05-2024}

Jimco 3, May 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ;Abdirahmaan Osmaan...

{DAAWO MUQAALKA} Gantaal Nooca Cruise-ka oo maanta ku soo dhacay Gobolka Sool ee Soomaaliya

Jimco-03-may -2024 {HMC} Gantaal Nooca Cruise-ka oo maanta ku soo dhacay Gobolka Sool ee Soomaaliya HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/IDUbKPEiZN4

WARARKA